site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Xisbiga SDV ooleh waa lagama maarmaan dowlada cusub

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Xisbiga SDV ooleh waa lagama maarmaan dowlada cusub
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohammed

Monday, October 30, 2000 - 11:59 pm
hadaanu nahay xisbiga barwaaqo soranka somaliyeed ee laga aas aasay magaalada stockholm 00-01-23
waxaan u aragnaa dawlada cusub ee somalia kadhlatay guul aad iyo aad uwayn waxaana ugu mahad celinaynaa dawlada cusub shaqooyinka aykawadaan wadanka oo aan ahayn mid aan sahal ahayn waxaa maanta wadankeena loogabaahanyahay
kalsooni aan siino dawlada cusub iyo wada shqayn
taas oo looga baahanyahay qof walba oo mawaadinb ah tusaale ahaan dib udhisida wadanka rayi siyaasadeed dhaqaalaha wadanka oo dib loo sonooleeyo xiriirka dunida aan lalahayn oo dibloosooceliyo shaqooyin la abuuro sidhalinyarada
qoryaha wadato loogu sooceliyo nolol maalmeedkooda iyo in aan spitaalada somaliyeed lafuro qayb qaas ah oo qaabilsan maskaxda waayo waxaajiro caruurbadan oo soo arkay waxyaabo aad uxun.hadaanu nahay xisbiga barwaaqo soranka somaliyeed waxaan usoo bandhigaynaa dowlada cusub wadashaqayn aad owayn hadii ay raali kayihiin oo ay yihiin dad waxgarad ah oo aan isticmaalin waxa layiraahdo madax baan soo ahaan jirnay ogaada waqtigii aad madax ahaydeen iyo maanta waxay kalayihiin labo magacayga waxaa layiraahdaa
mohammed
lokvmnynas@samhall.se

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.