site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

C/llaahi yuusuf inuu sida riyaha u kaadiyo ma runbaa

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): C/llaahi yuusuf inuu sida riyaha u kaadiyo ma runbaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 01:41 am
waxaan maqalnaa in nin dhan oo dad ay xukun u dhiibteen uu dhiman rabo ma idinla tahay in nin dhiman rabo uu wax hagaajin karo waliba aan musqul galin ee sida riyaha gees gees u kaadiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shanka-roon

Tuesday, October 31, 2000 - 03:30 am
Magac laawe, wax badanaad la socotaa ee maad noo soo ogaatid inuu odaygu kacsado iyo in kale, hadaad qof dumar ah tahay waa kuu dhib yar tahay "just hal booqosho" hadaad nin tahayna u dir qaraabadaada mid ka mida (dhadig) oo kugu caawiya cilmi baarista aad ku jirtid, runtii waa dadaalaysaa waana loo baahanyahay dad badan oo adoo kale ah oo muwaadiniin ah aadna ugu fakaraya hogaamiyayaasha xaaladahooda hoose, hadaad cilmi baaristaan ku guulaysatid isku day mid xoogaa ka faa'iido badan inaad dadka soo dhex dhigtid, waana rajaynayaa inaadan inta kaadida ka gudubtid aadan u gudbin saxarada iwm,marka magaclaawe good luck.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulbahante

Tuesday, October 31, 2000 - 04:06 am
ha wa run oo lama yaqan wax haya wuuna socda ban umalaynaya hadeer muxuu ku dambeyey.
dhulbahante

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL CALI GERI

Tuesday, October 31, 2000 - 10:36 am
Waar C/llaahi Yusuf Dhul-bahante kuma danbeyn oo Dhul-bahante godob bay u heystaan oo markey jaanis u helaan waa dilayaan hadana iyagaa wadanka xukuma ee waxii wax garadow la hadla oo u sheega inuu wadanka iskaga baxo hadii kale waxaa dili doona REER ISMAACIIL CALI GERI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guulwade.

Tuesday, October 31, 2000 - 10:52 am
..soowtaan hadda ka hor idiin sheegay cabdullaahi yuusuf in uu welwel ka haysto sidii uu aaqiro u tegi lahaa,waayo wuxuu reer tolkiis u sheegaa in aad loo daaweeyo xukunkana lagu hayo si uusan u dhiman..sababtoo ah wuxuu sheegtaa haddii uu dhinto wuxuu arkayaa aabbe siyaad iyo gen.caydiid oo labaduba ganbar- gaaban ugu fadhiya ama xarash u haya......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MST4

Tuesday, October 31, 2000 - 01:24 pm
Aniga waxaan ahay cadowga C/YUSUF laakiin waxanoo kale kumahadlikaro diinta islamkana waa xaaraan inaad xitaa walow ay runtahay sheegtid ceebaha qofka bani'aadamka ah ee aad wax ka ogtahay waayo? rabibaa kuu caroonaya. cadwnimada aan aniga shaqsiyan u qabana waxay tahay C/YUSUF waa xaasid oo qof walaalkiis ah waxba uma ogola,waayo? waad aragteen SIYAAD BARE xukun uma uusan ogolayn oo burcad buu ahaa hadana waad ujeedaan nabada somaliweyn buu kasoo hor jeedaa,dee hadaba wuxuu doonayo garanmahayo, aniguse waxaan u arkaa inuu naftiisa keliya wax ladoonayo, bal idinkuna ii sheega ninkaa khaatumada ah saad u aragtaan.ma nolashiisoo idil burcadnimo iyo xabsi buu kudhameysan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi harti

Tuesday, October 31, 2000 - 02:41 pm
Cabdillahi yuusuf waa geesi darood. C/qaasim iyo naagihiisa ay ka mid yihiin dhulbahante wuu ka miiqaan sarreeyaa waanu ka adagyahay. Hadday deyn waayaan naageska hawiyana wuu wasi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaabane

Tuesday, October 31, 2000 - 10:14 pm
TO: Wiil cali geri.
Naagyahay ma waxaad mooday xilligii Rufyaanimadu inuu soo noqday oo ma waxaad is tiri Ina Salaad boy baa Durbadiiba jaajuusyo idinka dhigaya waligiin dad inaad jaajuustaan ma ahan dad waxyeelo kale ma u gaysan. Tan kale Dhulbahantuhu ma naag dhilo ah baa iyadaa habeenba nin la seexdaa Doraad ina Cigaal, Shalay Kornayl cabdullahi yuusuf, maanta ina salaad booy. cayda aad cabdullahi yuusuf caayeysidna waa la iska garan karaa waayo naagtu hadday ninkeeda ka baxsato oo mid kale raacdo waa inay ka sheekaysaa Guskiisa, xiniinyihiisa iyo dhamaan cawradiisa. hadda sida muuqata dhulbahantaha kolayba mooryaantaa u saraysee bal bari baan idin arkaynaa idinkoo ina salaad booy guskiisa ka sheekayna awalbaad hore uga sheekayseen kan ina cigaal e wali waxaan ku qoslayaa ninka yiri dhulbahantuhu waa camel la kiraysto hadba qolaana wadata. Isaaq, majeerteen iyo kama dambaystii habargidir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARAADS

Wednesday, November 01, 2000 - 09:45 am
WARYAAHEE,WIIL CALI GERI...
OO HADDII AAD TIRI CUMMAR MAXAMUUD NIN SHEELO QABA AYAA HOGAAMIYA, OO AY DOOR BIDEEN; MAXAY KUU XAGXAGAN-NAYAAN?.... CUMMAR MAXAMUUD WAXAY LA MIDYIHIIN HABARTII INDHAHA LA`AYD EE MAR LA`TUSAY BAKEYLAHA ..WAX KASTA OO LA`SHEEGO BAKAYLE INTUU KALA EGYAHAY AYEY TIRAAHDAA IYAGIINA WAXAY AF KA DHIGTEEN ..AABBE CABDULLAAHI BAYNU DOONAHAYNAA BOOWE.... WAAR NIN WORLD STAGE KU HABBOON LA KAALAYA... KA BAXAY..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MJ

Wednesday, November 01, 2000 - 01:30 pm
Dadkiinan shaqada ka dhigtay qabiilooyin la caayo
iyo dad walaalo ah oo laysku diro Caqli yeesha majeerteen iyo dhulbahante waa walaalo afxumo iyo dagaaala kama dhexeeyo ee shaqo kale raadsada.

Yar yar kiinan Isaaq gabdhaha soo gubiya ala maanta qaadku fiicanaayeey naa roodaay uunsiga ku tuur soo dhowoowoo hooooo hooooo xaaaa xaaaa soo kuwaa durbaba ku dhaafey wuu kula soo yar raagey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Waaxid

Thursday, November 02, 2000 - 03:32 am
Asalaamu calaykum

Waxa fiican inaan idin kala qabto, maxaa yeelay ma filayo in ninkaa aad sheegaysaan dad badani iga badiyo maxaa yeelay makala fogin.

Marka horta isagu wuxuu yahay Soomaali oo dhan wa ogtahay oo xumaantiisa labo iskuma khilaafin( waxaan ka hadlayaa wax garad). Isaguna waa qof oo qabiil dhan ma aha.Laakiin ninkii caaya taageerayaashiisa oo runta sheega sida diin nacaybka, cadow jeclida IWM.Ma filayo inuu been sheegay
Odaygu wuxuu isku darsadey labo khisladood(waxyaalood) oo xun-xun:
Diin Neceb iyo
Cadow jacayl Waa meesha carabtu ka tiraahdo " a suu'ul kiil wal khashaf" oo loo adeegsado qofkii labo astaamood oo xun xun isku darsada, waxayna ka wadaan sidii qof timir xun oo bolol ah kaa gada hada miisaanka kugu khiyaama!

Marka qabiilka inay si wax ka yihiin shaki ma leh oo anaa ka dhashey laakiin wali dad badan oo fiican baa jira.
Waan ka baxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad Shirshoore

Thursday, November 02, 2000 - 06:22 am
Waryaa waa ninka su'aashan meesha keenay ee Isaaq ninka raga ahi siduu doonuu u kaaji karaaye ee maad ka hadashid adeerkaagan ina Cigaal ee futadidiisa la waashey ee gaaladu Hargeysa ku fuulaan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.