site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dadka Isaaqu ma shakhsaa mise waa shacab

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Dadka Isaaqu ma shakhsaa mise waa shacab
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar Majeerteen

Tuesday, October 31, 2000 - 05:32 am
Ka dib markaan Dhinacyo badan ka eegay waxaan ogaadey in isaaq yahay shacab laakiin gidigood ay leeyihiin shakhsiyad qudha.

Hadii mid wax yidhaahdo sidii lo' caraabo ah ayey is wada dabo galaan.markaa waa yaabe maxaa iskuwada afka iyo dabeecada ka wada dhigay iyagu ma hal qofbaa.

Idinkoo aan caytamin sidaad wax uga ogtihiin arinta ha looga hadlo.

Waad mahadsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rageedii

Tuesday, October 31, 2000 - 05:34 am
hooyadaa waaydee hooyadaa faqash fooq al faqash walawaayen futa xum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil Bari

Tuesday, October 31, 2000 - 05:42 am
Waa bilaabatey buurweynina wexeedii laso noqotay ma caydiinii baad hore ka bilowday adigoon u hubsan waxa su'aashu ay tahayba. iidoor salfudud baa tahaye ninka ama habarta si fiican oo sareexadi ku jirto ha loogu jawaabo.Dhaqankana hala dhowro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr Dulqaad

Tuesday, October 31, 2000 - 03:43 pm
To habar majeerteen :raalli ahow mid ciyaala suuqaa ku helay. Wallaahay aad baan ugu qushuucay cilmibaristan aad samaysay. From now on I'm going to explain to you why isaqs speak in same language and tune even when they've difference between themselves. So be patient and contact me.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BS Man

Thursday, November 02, 2000 - 03:47 am
Ninka su'aashan soo qoray waa nin wax badan og horta aniguba taas waan arkoo hadii wax laga doodayo midka ugu horeeya ee isaaq ahi waxa uu yidhaahdo ayaa intooda kalena ku raacaan markaa waa runtaaye waa maxay kalsooni daradan dadkan haysataa iyo cabsidan gaarka u ah ee ay kala qabaan.Iyagu ma jabhadbaa weligood miyaanay maskaxdooduba xoroobeyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 01:13 pm
Qabiilkii waan iska dhaafnay, Isaqdanbe ma jiro, waxaase jira Somaliland, ilbaxnimo ayaa lagaadhay, qofkasta oo u dhashay Somaliland waa in uu noloshiisa iyo reerkeesa ka taliyaa si uu cilmi ugu raadiyo iyo diinba, Kana kudbaa qabiil iyo isqabsi. Somaliland people way ogaadiin in ay waqti lumis tahay in aan ka hadalo waxay somalida southka dagan ay ka hadlaan.

Waxaan oranlahaa dadka Southkana in ay nagu daydaan oo iska raafaan qabiilada iyo colaada faraha badan.

Ilaahay ayaa sheegay oo yiri, hadii aad naxariis iyo wanaag iga rabto, marka hore adiga naftaada ku beer wanaag iyo naxariis.!

Thanks
Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xuseen

Friday, November 10, 2000 - 12:44 pm
to:h/m
sxb marka aad leedahay markaan dhinacyo fara badan ka eegay, ma noo sheegi karaa wax tusaale ah oo aad ku gaartay go'aankan waayo anigu ma arko haddii 2ba qof ay wax isku haystaan in mid 3xaad uu ka cadhoonayo?. Midda kale ma waxaad ku hadlaysaa af qabiil marka aad la baxday magacan aad sidato?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamar

Friday, November 10, 2000 - 04:41 pm
qofka aan isku kalsoonayn ayaa qabiilka had iyo goor isticmaala kolkaa Isaaqa kalsooni darro ayaa haysa ay aaminsan yihiin in aysan lahayn caqli ay Somalida kale wax kula qaybsadaan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.