site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Isaaqu ma Soomalibaa mise waa Yuhuud

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Isaaqu ma Soomalibaa mise waa Yuhuud
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil carab

Tuesday, October 31, 2000 - 06:00 am
Waxaan maqlay in berigii Isaaqu qudhmista galeen in niman odayaal ahi ay wadanka yuhuuda tageen qaxootina waydiisteen. Halkaana lagu diiday yuhuuduna ku tidhi dad aan Falaasha aheyn oo modow oo yuhuud ma ogin ee meeshaad ka timaadeen ku noqda.

Markay S land samenayeena waad maqasheen warqadii uu ina Cigaal u diray yuhuuda ee Carabtoo dhana ka cadheysisay halkaana ay xoolahii ay qaadan jireenba ku joojeen.

Si balaadhan mawduuca ha looga wada hadlo iyadoo aan la is aflagaadeyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BS Boy

Tuesday, October 31, 2000 - 06:21 am
Waxbadan baan arkey Soomaaloo is weydiinaysa waxa ka dhexeeya isaaqa iyo gaaladoo dhan.Anigu waxaan u arkaa inay yihiin dad Soomaali ah laakiin jecel inay gaalo wax noqdaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 07:30 am
I will give u a clue ::waa kuwii hoyda wasay:that is the clue so figure out the rest.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 01, 2000 - 12:50 pm
waxaad tahay nacas xun oo gacanku dhiiglae ah. maantna qaxooti ku ah maraykan, waxaan ku leeyahay najisyahay car kaalay somali-land!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IRIR

Wednesday, November 01, 2000 - 02:31 pm
Isaaq oo dhami waxay ku dhaarsan yihiin inay somali ka qabtaaan qurunka Daarood. C/Qaasim baa daarood soo raacay oo mudanayaal siiyay yadoo la jebiyay. Hawiye weyne ha ogadeen in Isaaq la garab taagan yahay taageero walaalnimo. Dagaalka wada Daarood waa jabay weligii waxba idinka qaadi maayo. Allahu akabar! Irir ha guulaysto. Daarood wasaq weeye Somali sharafteedii dilay oo halkay maanta taal dhigay idinkuna hawiyow hoostaad ku wadataaan. Isaaq haddaan nahay haddaan Somaliweyn raacno iyo haddaan goosanno marwalba cadoga daarood inaan somali ka qabanno ayaan u jirnaa. Isaaq, Hawiye, Dir oon guda biirsi ku jirin kulligood ha noolaadeen.Ciise ha noolaado waa rage.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil Bari

Monday, November 06, 2000 - 03:54 am
Waryaa qof ciil iyo cuqdadi ay ka buuxdo oo daciif ah baad tahaye maxaa afkaaga u geeyey qabiil weyn oo Soomaali ah inaad ku caydo oo aad iska horkeento dad Soomaaliyeed oo heshiiyey.

Ama Irir sheego ama Dir sheego dad kalsoonidii iyo asalkiiba ka lumay baad hada u egtihiine anigu waxaan kuu sheegayaa inaan Daaroodkan aad sheegaysaa weligii intuu shiray ku heshiin qolo ama dad Soomaliyeed aan yeelo. Laakiin Daarood waxuu ka mid ahaa ama nin Daaroodihi madax ka ahaa maamulkii u dambeeyey ee Soomaaliya.

Markaa waa caqli xumadaada inaad u dhigto in dad Daarood la yidhaahdaa wax gaar ah kuu geysteen hadii ay jireen dad iyagoo qolo ah soo duley waa isaaqa iyo majeerteenka iyo H/gidir oo ahaa xoogagii ugu waaweynaa ee qolo kula dagaalamey dawladii Soomaaliya.Wixii 10 kii sano ee lasoo dhaafey qolo lagu dilay ee qolo wixiisii lagu qaatey welina Soomaali doonayaa waa dadkaa aad ku aflagaadootey ee Daaroodka.

hadaba koley waano abuurbaa ka horeysaye kasoo noqo duliga iyo qashinka madax kaaga buuxoo sida Gedhxejiska Somaali la talo noqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Monday, November 06, 2000 - 09:31 am
Waa Yaab!!!!!!!!!!!!!!!

Horta waa idinka Isaaq ku dhadhabaya caydiise e,muxuu idinka haystaa ee aanu idinka siinaa. Isaaq dad iyo xoolaba wixii uu haystey waa idinkii qaatey dagaalkii. Fadlan ma noosheegi kartaan waxa idiinku hadhey. Waxaa cadaan ah in aad ka xun tihiin horumarka, xasiloonida iyo badhaadhaha ay dadkaasi ku nool yihiin,Illaaheyna agtiisa lagama jecla Makhruuqnimada iyo xaasidnimada.

Takale Caydu qaran wax kama qaado, ee cadhadiina ku dhinta. Dhul ka badan ka Isaaq haysto iyo dad ka badan ayey Soomaaliyi leedahay ee dadaala oo ku dayda walaalihiin oops!!!!!!!!! mise iyagu waa yuhuud!!!!!!!!! yuhuudaba Rabaa abuuray waana kuwa carab dulaystey......... Wal cibaadu bilaah Rabbow Isaaq yuhuud ha ka yeelin.

In aad nabedgalyo heshaan oo uu Madaxweynihiina cusubi ka baxo huteelka oo uu muqdisho bilaabo xukunkeeda sanadka cusub ayaan idiin rajeyneynaa.


WAXA HORE LOO YIDHI CUNTO AAN CUSBO LAHAYNI WAA BILAA DHADHAN ........... SIDAAS OO KALE WEEYE SOOMAALI UU ISAAQ KAMAQANYAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Monday, November 06, 2000 - 09:53 am
Bismilaahi Raxmaani Raxiim. War Soomaalaay waxaa wanaagsan qofka xun inaan kuligeen gacanta wada qabano. Nin walba wuxuu gubtaa marka qabiilkiisa oo kaliya wax laga sheego. Laakiin sida haboon waa inaan ladirirnaa ruuxaas haba noqdee nala qabiil. Anigoo daarood ah ninkaan wax xun ayuu ku hadlay ninka ugu horeeya ee caayana ha noqdo kay isku qoloda yihiin. Ogaadana dadku inaysan isku aragti iyo fikrad midna ahayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaabsan

Monday, November 06, 2000 - 11:17 am
Idiley warunta inadeer bal maxa laga siiya Isaaq.

They r jealous walaal, Subxaan Allah may Allah cure them all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Monday, November 06, 2000 - 11:35 am
wiil carab
walaal iidoor waa qabiil dhan oo nin xun iyo nin fiicanba kujiro, madhihi karo iidoor oo dhan waa gaalo raac ama yuhuud raac oo taas danbi ayaad kugaleysaa cidkasto nin xun bay leedahay iidoor haba badsadeen niman koodu inay gaalada xush meeyaan oo marki dhib anaga dhexdeena ah (soomaali) dhaco gaalada ay uqeylistaan iyagoon wax xishood ah muujin. illaah ha'laga cabsado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xabiib..

Monday, November 06, 2000 - 11:45 am
All of you fell into this idiot's trap..
What I don't understand is why are you bothering to respond to his nonesense....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 11:47 am
Obviously, these people are JELOUS! Not only are Isaaq people the richest, most sophisticated people in Somalia, but they are also the SMARTEST!. Look at all the doctors, proffesors, and businessmen of Somalia. Why do you think Siad Barre(AF-BALAAR or WEYNE)wanted to destroy us? Because he knows his people aint NOTHING but fucked up shitheads who have NO knowledge whatsoever. Apparently, that's why he couldn't run the country. I doubt that he even finished middle school. So, Isaaq people, no need to get mad here. It's so obvious why these people envy US.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shariif

Monday, November 06, 2000 - 05:01 pm
Waan ku raacsanahay BS iyo Jibriil bari in nimanka Isaaq lagu xanto inay gaalada jecelyihiin weliba waxaa u dheer waa niman hanyar oo aan weligood haweysan inay talada ummadda soomaaliyeed marnaba hoggaaamiyaan meel walbana waxay la taaganyihiin waa nala laayey waa nalagu joogsadey waa naloo gabyey,midna kulama yaabo horta waa nimanyar oo ingiriiskii gumaystey ayaa ka dhaadhiciyey waanu idin ilaalinaynaa markaa waxaad mooddaa mar walba in ay gaalii ingiriis u warramayaan, bal kaalay arag sida naloo laayey, soomaaliland baanu nahay, yaa na ilaalinaya,cidla' ayaan u baxaynaa oo waannu go'aynaa. waxaan ku leeyahay Calisamatar ayaa kalsooni dhaama oo weliba ka hanweyn.Maxaa ka hortaagan inay Soomaali oo dhan hoggaamiyaan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 07, 2000 - 01:41 am
ILAAHOW DADKAN KASHAAFI SOOMAALIYEED
CUDUR ISAAQ LAYIDHAA BAA HAYA

MARKA HORE WAAD BUGTAAN EE ILAAHAY CAAFIMAAD WAYDIISTA TAN DHAQTAR HADIILA IDIIN DOONILAHAA MAJIRO DHAQTAR DAWEEYAAYE HORTA IN AAD ISAAQA KU SHEEGTAAN YUHUUD AMA GAALADA KALE WAXAY IDIIN TAHAY A)DABIWAYN 2)ISAAQ NACAYB 3)JAAHILNIMO.
WARYAADHAHEEN ISAAQA CADOW TINIMADA SIDAN UWAYN EE AAD UQABTAAN GOORMAY SIDAN IDIIN GASHAY CARUURTIINA YARYARINA WAXAY YIDHAAHDAAN ISAAQU WAA GAALO.


ANIGA INAN AANU SAAXIIB AHAYN AYAA IGU TIDHI GAALO AYAA TIHIIN WAXAANU AHAYN KALAASKA LIXAAD SANADKII 1989KII TOBANJIRNA WAANU AHAYN MARKAA WAA CUQDAD IDINKA BUUXDA YAR IYO WAYN ALE HA IDINKA SHAAFIYO AADBAAD UBUGTAAN WAANA XAARAAN QOF MUSLIN AH KU TIDHAA WAA GAAL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 07, 2000 - 02:04 am
WAR HADAAN ISAAQ AHAY MAXAA LAIGA SIIYAA DADKAN?
WAXAAN LAGUU OGALAYN DADNIMADAADA IYO DHUL KAAYAR EEBUURALAYDA WAR MAANA DAYSAAN ANAGU MAIDINRABNO
IDIN NACNAYEE MAANOODAYSAAN MAGACAYAGA WAAN KA XUMAHAY HADII AYDAAN KU SOO DHUUMAN KARAYN ISAAQ ISAAQ WAA QABIIL KA KALIYA EEN LASHEEGAN JINIWALIBA.

MADHACAYSO IN AYDUN MUSQULIHIINA DIB U FUR FURATAAN

ISAAQ IDIN MARABO
ISAAQ AMAAN SIIYA
IDIN DOONIMAAYO

MAXAAD ISAAQ UUN UHAYSAAN HAKUSOOBIIRO SOOMAALI DAD AAN KU DOONAYN LA ISKUMO DHADHAJIYO EE WAA LA ISAGA HADHAA HADA TOBAN SANO AYAA LAGA JOOGAA INTAY IDINLEEYIHIIN MAIDIN RABNO ALAA WAXAA LOOGABARTAY HARGAYSAYAR, BURCAYAR IYO DACALADOO WAYNAA SOOMALIDII KALE AFKAY KAWAYNAYSAY WAXAAN WAQOOYI AHAYN NA UMA DHADHAMAYSO WAR BISMILAAH YIDHAAHDA OO QOOBADAHAA ILAAH IDIN BADAY BISMILAYSTA.

INTA AY DHULKA IYO CIR KU IS KU JIRO NAGA EEGA HADAANU NAHAY DADKAN AAD CAAYAYSAAN EEHADANA AAD UYEEDHANAYSAAN MEEL NADHIGA OO AMAAN NASIIYA DIINTAYADANA NOODAAYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISAAQISAAQ

Tuesday, November 07, 2000 - 11:40 am
Murti iyo Isaaq waa cilmiga; Maaxda soo roga'e
Waa qaran murtaax iyo kalgacal;Maanka loo sudhaye'
Macaan iyo ninkii jaar-wanaag; Kula muraaqooda'
Marti waw tixgeliyaan dharaar; Mudha colaadeede'
Ninkii maagis ula soo gabada; Muhubsigii ceeba'
Ee maata-doox iyo ku koray; Maadha dacalkeeda'
Muslinnimo ninkii duhur cad hilay; Ubad maashaystay..
Madfac iyo rasaas waw huraan;Miigga dirireede'
Maantana hillaaddiyo tusmada;Mudan warkoodiiye'
Waa taa macaash iyo xarrago; Mooska loo baxaye'
Maandeeq irmaankeed ninkii; Madhax ka doonaaya'
Muqdishiyo Bu'aaliyo Qandala; Maatada huguntay'
Taageero waw marinkaraan; Midigta guudkeede'
Mukhriqnimadu Soomaaliyeey; Muusannow malahe'
Intaad magac Isaaq xaasidnimo;Ugu mihiibayso'
Maatada hallowdiyo dhashaa;Wadhan maqaarayda'
Ee wada mandheertiyo ku nool;Meydka dacalkiisa'
Maskab dhaama kaa gaa ninkii; Magaclahaa toosye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISAAQ

Wednesday, November 08, 2000 - 07:37 am
"MawdXaasid"

Murti iyo Isaaq waa cilmiga; Maaxda soo roga'e
Waa qaran murtaax iyo kalgacal;Maanka loo sudhaye'
Macaan iyo ninkii jaar-wanaag; Kula muraaqooda'
Marti waw tixgeliyaan dharaar; Mudha colaadeede'
Ninkii maagis ula soo gabada; Muhubsigii ceeba'
Ee maata-doox iyo ku koray; Maadha dacalkeeda'
Muslinnimo ninkii duhur cad hilay; Ubad maashaystay..
Madfac iyo rasaas waw huraan;Miigga dirireede'
Maantana hillaaddiyo tusmada;Mudan warkoodiiye'
Waa taa macaash iyo xarrago; Mooska loo baxaye'
Maandeeq irmaankeed ninkii; Madhax ka doonaaya'
Muqdishiyo Bu'aaliyo Qandala; Maatadaa huguntay'
Taageero waw marinkaraan; Midigta guudkeede'
Mukhriqnimadu Soomaaliyeey; Muusannow malahe'
Intaad magac Isaaq xaasidnimo;Ugu mihiibayso'
Maatada hallowdiyo dhashaa;Wadhan maqaarayda'
Ee wada mandheertiyo ku nool;Meydka dacalkiisa'
Maskab dhaama kaa gee ninkii; Magaclahaa toosye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 08, 2000 - 08:08 am
ari boowe aa yuhuud.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Wednesday, November 08, 2000 - 10:28 am
Afkaaga caano lagu qabey yaa waar ma Bucaawi baa indhaha aad wax ugama arkee, jidhkaygaase dareemaya in aad adigii tahay. Axyaa wadani soomaliland!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daarood

Friday, November 10, 2000 - 04:26 am
Dadka Isaaqu dad Soomaaliyeed weeye.Cidnana cay iyo aflagaado kama mudna.
Soomaliyina ma kala maarmayso.Meel ay kala aadaysaa iska yar.
Hadii aad qof xun oo meeshan wax ku qoraya aragtaana hais odhanina Soomaali amba Daarood nacayb ayuu idiin hayaa.Qofka xumaanta qorayaa waa qof xun oo aan garaad lahayn.
Waxba kuma kala duwanin.Isku mid baynu nahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHULOOS

Tuesday, November 14, 2000 - 09:48 am
WAR HOOY ABTIYADAY HA LA II DAAYO HADII KALE WAX BAA KA DHICI DOONA HALKAAS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hadrawi

Wednesday, November 15, 2000 - 02:35 pm
Jaahil weyn ayaa su'al bilabay dadkii iyagoo aan su'asha dhuuxin ayay jawaab bilabeen.
Jahil: horta kala baro waxa ay kala yihiin Diin iyo Race, hadaad oran lahay Ma Muslinba mase waa Yuhuud? waa lagula doodi kari lahaa, hadase Yuhuda oo Diin ah ayaad u haysataa Race, waxaa jira Yuhuud Carab ah, waxa jira Yuhud Ruush ah.. etc. Intaas waxaa iska leh Jahilka weyn.
Tan labaad Somaliland waa tashatay ee maxaa laga rabaa? Hadaad aaminsatahay inay iyadu kuu bahantahay hadaba kuuma bahna, hana u malayn dad kasta oo isku diin iyo luqad ah inay khasab tahay inay isku wadan noqdaan iyadana si kale laguma qancin kao in School aad lagugula taliyo mahane (tusale ahaan khaliijka carabta).
Ninka aaminsan inaan Hawiye irir la nahay isaguna wuxuu u bahan yahay inuu dib ula sheekaysto dadkii joogay markii magacu baxay. Waxaana aaminsanahay in Hawiyaha aanaan isku umad iyo sinji ahayn, waxaa u dadliil ah dhaqanka, luqada iyo muuqaalka. Aduunkana waxaan ugu neceb nahay qofkii na yiradhahda Hawiyad wax wadaagtaan, waayo waa been, intas waxaa dheer waa dad aan isku kalsoonayn oo Somalida oo dhami yasto. Ninkii doonaya waa caytami karaa, laakiin marka cayda dhamaysid is waydii in wax kuu kordheen, mase wali inaad inan gumeed tahay. hadaad wali inan gumeed tahay "keep yelling" hadaad gob isu badashayna mar labaadka soo qor wax rag lala hodh tagi karo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HUSSIEN

Tuesday, March 20, 2001 - 12:56 am
YA KUGU SHEEKEEYEY SOMALI MA KALA MARANTO .HORT WAXAAN KU WAYDIYEY SOMALINIMADA AAD SHEEGAYSO MA JIRTA ??????? SOMALI MA JIRTO ISKA ILOW TAAS. EE DAANTADA RAC. NIN WAALBA MEESHADA KU EKOW

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.