site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CIIDANKA QARANKA S\LAND HA WAARO.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): CIIDANKA QARANKA S\LAND HA WAARO.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARUURAHA

Tuesday, October 31, 2000 - 06:20 am
WAXAAN UKEENEY arintaa qaaliga ah ;waxaan idiin hayaa war sun iyo waabey idiku noqota dhamaan dadka necab S\LANd hadaba dhageysta ciidankii qaranka oo nidaamsan hubkiina udhanyey ayaanu xuduudaha cadawga dhignee waa inoo dagaal faqshey hadhaagay shaley anoo jabhadaa ku cunee ma maanta oon haysto 10.000 ciidan iyo waliba mujaahidiintii snm intta ka noolayaan idiin hakanaynaa waa hadii aad nasoo gardeysataan ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 07:34 am
Garxajiis will use the weapon aganist u. No garxajiis will die for Awal goverment.The game is over.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geesi

Tuesday, October 31, 2000 - 09:39 am
waryaa qabiilka isaaqa meel ha uga dhicin maxaa yeelay isaaqa dhabta ah somalinimada wuu ku adaghayay ee waxaan aad sheegeysid Somaliland nalaga tag Ithiopianyahow urka badan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciida gale boy

Tuesday, October 31, 2000 - 09:40 am
first of all the number is not 10,000 its
18,000 soldiers, and 14,000 paramilitary which
are ready for figth anytime.
secondly the guy who is saying garxajis is
weopon against awal he knows the reality but
waxa uu jeclaan lahaa in garxajis s/land diido
waxan filayaa in aad tahay dhulbahante ama gadabuursi oo aad taas miciin mooday waxba hakala
dhaweysan isaaak anoo garxajis ah kuma maqli
karo h/awal baa idin kibrisay waad ogtihiin
haddii powerka ay soo fuulaan raggii SNM dhawaan
badda laydinku guri doono haddaad edaab yeelan weydaan, isaaak waxa dhexmaray waa arrin ugaara
laakiin isaaak are one against their enemy
niyadaada ha gelin garxajis baad sasaban
kartaa oo aad beerlaxawsan kartaa, waabanad i aqoon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Tuesday, October 31, 2000 - 09:59 am
somaliland wax la yiraahdo ma jirto ee ha is daalinin donqonyahow ciidamadda aad sheegaysidna waa burcad waana loo talin doonaa waana arki doontaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadikarim xassan

Tuesday, October 31, 2000 - 10:06 am
Allaa,illeen isaaqu hadduu boqol askari yeesho wuxuu u maleynayaa in uu adduunkoo idil hal maalin ku soo qabankaro..war wiilashaan yaan la danbaajin,waxaadse ogaataa (haddii xoog-gaagu uu hal kiilo yahay mid uu shan-kiilo yahay ayuu kuu geeyaa)waxaad sheegayso ma ku aadaan ciidanka PUNTLAND magaalada garoowe u jooga...adeer cagaha dhulka dhiga...haddii kale mudane, moorgan is on the way.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Tuesday, October 31, 2000 - 10:07 am
TO DARUURAHA


Sxb maxaad ku jecleysatay dagaal miyaanad ogeyn
waxa dhimanayaainayaa inay yihiin walaalahaa
haddii dagaal dhaco miyaanad ahayn qof muslina,
haddii maanta dagaal dhaco ma jirto cid faa,iido
ku helaysaa marka laga reebo kuwa soomaaliya
cadawga ku ah ama neceb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUUFIYE

Tuesday, October 31, 2000 - 10:41 am
TO:CABDI KARIM XASSAN:

WAAN KAA YAABAY NACASNIMADA KU HAYSA,MAXAA GAROOWE JOOGA WAXOOGAA AAN RAASHIN HAYSAN,WALAAHI HADII AANU SOO DHAQAAJINO CIIDANKA SOMALILAND ISKA DAA GAROOWE WAXAY DHAAFAYAAN ILAA GAALKACAYO.MIDA KALE MOORGAN WAA KEE MA KIIBAA ISAGOO CIIDANKII 26AAD EE WADANKA UGU XOOGA BADANN WATA KACARARAY 2000 00 SNM AH,EE DAAFICI KARIWAAYAY HARGEISA IYO BURCO ISAGA OO WELIBA ADEEGSANAYA DAYUURADO AY WADAAN RAG SOUTHAFRICAN AHI.WAAR MOORGAN WUXUU GEESI KU AHAA CIIDANKII XOOGA DALKA SOOMAALIYEED.CAR WAA KAASE ISKADHAAF MEEL KALE BAL HA QABSADO KISMAANYADII XOOGA LAGASAARAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 11:35 am
Waryee Garxajis uu dhimanyaa dowllada tuugta ee habarwaal majiirtoo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 11:38 am
Ciidagleboy your ppl are slaves for habarwal ,and u defending them -----Nacas

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.