site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Isaaq yuu raacaya ma ina cigaal mise cusmaan kaluun iyo in buuba?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Isaaq yuu raacaya ma ina cigaal mise cusmaan kaluun iyo in buuba?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 10:47 am
waxaan jeclahay in aan ogaado waxa ay dandeenu ku jirdo hadaynu nahay isaaq waxaan dadka aaminsan somaliland waxay ku dilmaman nimanka ka qaybgalay
shirki carta doog isbadbadal badan su'aasha (1) haday doogyihiin maynu u dooranay markii la'ahaa SNM iyo markii lasoo galay somaliland ee lagoostay gobolada woqooyi? (2) qofku mi'uusan xaq u lahayn in uu doordo masiirkiisa nololeed somaliweynse ma goormay ceebnoqoday soowdii SNM ahay ururka dhaqdhaqaaq somaliyeed?su'aalahani waa kuwii ku wajahnaa cusman iyo in buuba.

cigaal dadka dageersan shirka carta waxay ku dimamaan presdent cigaal in u jecelyahay xukunka
wuxuu ahaa dadki yara ee ugu jiray siyaasada reer isaaq 1960 markii goonfur lugu biiray wuxuu soo noqday isagoo waxba ahayn markii SNM dagaalka kula jirday siyaad bare isagu wuxuu noqday agaasime markii u siyaad dhacayna wuxuu ka qaybgalay shirkii jibuuti ee lagu doortay cali mahdi wuxuuna lahaa somaliland majirdo wuxuuna sexeexay in gobolada woqooyi ay yihiin qayb ka dirsan somalia markii u ku guulaystay in u kanoqdo madax somaliland wuxuu ku dhawaaqay somaliland in uu yahay ugu danbayn ma ina cigaal ba xun mise ina buuba iyo cusmaan kaluum mise waygala qabiil wanaagsanyihiin oo in cigaln waxaa soo saaray reerkii u kadhashay oo difaacay kuwan kalan reerkawdii baa kaseexday.......wiil isaaq habar yoonis reer caynaanshe oo ah reer burco .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 11:21 am
Saxiib anigu waxan ahay nin Garxajis ah , sidaa aniga ila tahay waxa wayee arrinta Somalialnd waxa ugu danbaysay markii Garaxajiis talada kagostay , marka wax Somaliand layidhadoo majiiro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rageedii

Tuesday, October 31, 2000 - 11:59 am
rageedii.............

walee maalitii oo garxajis ku dhawaaqay somaliland shirkii burco 1991 ayaay oogo dhawayed somaliland lakin maanta oo aay ku xaareen wadankii nimankaa habr awal ilka yarna daba orodo somaliland sharaf malaha,waar nimanyow suasha iswaydeeya maxaa TUUR,BUUBBA,KALUUN IYO INA WADAADIID intaas oo nin oo garxajis ah oo SNM aha maxaa muqdhisho geeyay maanta?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Labagusle

Tuesday, October 31, 2000 - 12:23 pm
Saaxiib waan isnaqaanaa habarAwal waligeed bay isaaq xukumijirtay hadana way xukumaysaa. SNM waxay kudagaalamaysay xoolahayagii garxajis waxba mahaysto hadii dantii aan lahayn noofuliyeen uma baahnin hada garxajisoow kunoolaada hargaysa iyo barbara idinka oo rayada hadii kale anagu dantayadii waan gaadhnaye utaga habargidir baa ubaahan cid ay kushaqaysato hana kufikira in aad waxkanoqonaysaan s/land. waad garanaysaan halkii uumaray kii idiin ku kibir badnaa tuur ina buubaa iyo kaluun iyo garxajis waxkama aha hargaysa gadabuursi baan kubadalaynaa hadaan taageero ubaahano hadii kale anagaa iskufilan barbara wayshaqaynaysaa ina cigaala waa madax waynahayaga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garxajis unity

Tuesday, October 31, 2000 - 12:38 pm
Cajiib Habarawal aya isku sheegay raganiimo. Waryee haddi aad rag thiin maxad uu so kaxaysateen gadbuursi,habarjecello iyo arab? Garxajis iska caliin mysanee iska amuusa.Aniga ayaa ku dawaqneey xorniimada Somaliland .Imiikana marka aan arganay qudhuunkiina ayaan Somaliand wax layiidhado Somaliwen ku daraayna.Addiga lagagama bahana in warkaga wax laga soo qadoo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin ku yaqaan

Tuesday, October 31, 2000 - 03:01 pm
nin habr awal oo •••.leh waligay maan maqal ii sxb magacaagu waa LABASIILE lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JR

Tuesday, October 31, 2000 - 04:31 pm
GARXAYIS WAA SOMALI DOON...HABERAWALNA WAA SOMALI DIID..NINKA UMBURYAAKA AH EE CIGAAL GODKA AYUU IDINKU RIDAYAA.. ISAGA AYAA IDIINKA DARAN SIYAAD BARE. WAA NIN QEERA MASUUL AH. RAACA BUUBA, IYO KALUUN IYAGA AYAA MEEL WANAAGSAN IDIN GAARSINAAYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/jeclo boy

Tuesday, October 31, 2000 - 05:05 pm
waar waxkaloo dhan iska dhaafa waxaad akhridaan
qofkan qoray qoraalkan ugu dambeeyay ee aniga
iga horreeya bal ufiirsada luqadiisa hadduu
ugu dhawyahay waa h/digir, waa yaab markii hore
dhulbahante iyo gadabuursi ayaa soo qaadanayay magac garxajis iyo awal si ay isugu diraan waxaa
iyana fagaarii soo galay oo garxajis shaadhkiisii
soo xidhay qolyihii habardigir,wallee dawlad
habardigireey aad utalisaan baan isaaqv raacin
qabiilkaad doontaan magaciisa soo qaata,
anigu ma filayo rag garxajis ah inay yihiin
dadka sidan uhadlaya waxaan ogahay inay yihiin dhulmahante iyo gadabuursi.
waxaan idiin sheegayaa anigoo ah nin h/jeclo ah
S/land waa wax aan laga noqonayn inta h/jeclo
nooshahay qof S/land wax yeeli kara ayaa iskayar
waxaanu go'aan kugaarnay in aanu difaaco S/land
we dont care who rules.....
if we are ruling or if others are ruling is the same,simply we can not hear faqash again.
s/land xataa haddii isaaqoo dhami diido difaaceeda waxaa ku filan H/jeclo iyo Arab oo ah
labada qolo ee ugu geesisan isaaak.
faqasheey waxaad isku dirtaan majirayso
nimankaas koonfur tagay ama wasiirada unoqday salaad boy waa rag sharaftoodii tuuray cid ay
metelaana majirto....bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DDARROOD/ISSAAQ-DHABE

Tuesday, October 31, 2000 - 05:58 pm
so tell me if you are talking about the DARROODD FAGSS THAT WE KILLL they were not human.
fuckinggg animals i recall one day when i saw a DARRODD BITTTCH TAKING IT UP THE ASSS this USC guy was doing her and he was fuckking her in the asss

his DicKk was so far up her aSsSs she started pisSsing

we were all watching it as she suckedd dickkK off the HAWWIYYE JUICE

THAT IS THE PRIDE OF THE USC ASSS HOLLLE DARROODDS GET USE TO IT SUCKKERS

WE ARE THE RULERS OF SOMALIA AND WE WILL BE FUCKKKING YOUR WOMEN TILL THE END MOTHER FUCCKKKERS

FOR GET ABOUT YOUR WOMAN WE WILL SCREWW YOUR MEN
SO GET READY AND BEND OVER FOR HAWWIYYE DICKKKKS

TO THE ISSAAQ WE ENJOYED YOUR SLUTTTY WOMEN IN 1988-89
THEY ARE THE WHORRRESS OF OUR NATION
AND IF YOU DON NOT SHUTTT UP WE WILL COME TO HARGEYSA AND FUCKKKK CIGAAL AND ALL YOUR MAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 06:13 pm
HAWIYE DABA MADOOBE ALLAH FOOL XUMA NIMANKO LOOOOOOOOOL DABA MADOOBE FOOQ AL DABA MADOOBE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 07:00 pm
nin caytamay dooda nooguma jidho because inan gumeed baa caytama ee nasab waa doodaa


sidaa ula socda dhamaantiin waxaadna ogaataan somali unity inayaan marnaba dood galin karin waxaana ku raacsanahay GARXEJIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 08:13 pm
Garxajis raggeedii dheh"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashir

Tuesday, October 31, 2000 - 09:19 pm
Halkan ka akhriso arimaha somaliland.
Exclusive Interview with Italian Ambassadors to Ethiopia (Recoveri) &Somalia (Sciortino) on Sun. Oct, 22, 2000

Q. Dont you realize that the overwhelming majority of the Somaliland people strongly oppose reunification with Somalia and that this position cannot be changed even by Egal, unless he wanted to commit suicide politically?

A. We of course understand that this is not purely a political position. This is a position which has roots in the sentiments of the people and the problems that they have met during the Siyad Barre era. And it is exactly because of that historical background that we cannot resort to any kind of pressure. Instead we tell everybody please continue to be open [to all options] and in the meantime desist from taking hasty measures or decisions or making provocative statements. Besides, there can be no reunification unless reconciliation between people in the south and Somaliland has first been achieved. So that process of reconciliation is not a one which involves political authorities only. Only after this process of reconciliation has been done will re-unification can be eventually realized.


Q. The Arta conference was blamed for focusing on the proclamation of a government rather than seeking the realization of a genuine peace and reconciliation among the warring clans and factions.

A. This is what was done also in Somaliland. In 1991, a Somaliland government was declared but the reconciliation process went on for years with even some fighting in between. So the consideration was let us have structures first. So people in Somalia were already making strong demands for peace. That can take the process of reconciliation further. It was not of course perfect in terms of political accommodation and other things but the Arta process at least responded to these two basic demands; installing structures and initiating a process for peace. And that is exactly what we told Salad.


Q. How he responded?

A. Very well. He said he was open and ready to start dialogue with Somaliland immediately.

Q. Do you foresee the proposed talk, being conducted as between two countries or between President Egal and Salad or the Somaliland government and the Salad-led government installed after Arta?

A. You have two realities which are not easy to bring together. But we must find a way. We of course can not deny the existence of the two realities [Somaliland and the Salad government] and from what we have seen from our meeting with him yesterday, President Egal, despite the many things he said were wrong with Arta, didnt deny that Qassim Salad existed. This is different than before when the whole Arta process was being denied. The same thing is with Salad. And now at least everybody is OK and there is no mutual denial of each other, which shows something. So we are pushing for the evolution of an acceptable groundwork but we are not putting pressure. We also felt from Salad an eagerness of trying to find solutions so that people could start concentrating on basic development and improvement of their lives. And there is something for people here and there in getting their political problems solved.


Q. One of the main reasons why the conference held at Arta and the government formed there were shunned by many Somalis was that the whole exercise was dominated by the participation of a large number of people wanted for genocide crimes committed during dictator Barres era against innocent Somalis, particularly in Somaliland. Was this necessary?

A. This was in our opinion a question of finding the right modality for the selection of delegates or representatives to the parliament or government other than the one which was eventually chosen. Which was going back to the Somali traditional system, i.e., leaving the right to choose ones representative to the clan which is normally a sovereign entity. Attempts made to find another alternative modality failed. But you should remember that you are Somalis and for Somalis a clan killing another clan is not such a so serious business.


Q. Your response is apparently based on a notion held by some Europeans that Somalis are savages who care the least of who either commits a murder or gets murdered. But dont you think that every clan or community could have had the choice of sending people with clean records instead of individuals suspected of war-crimes?

A. Unfortunately the reality on the ground in Arta was that people were not giving due consideration to this question. I agree there were mistakes. But it is political dialogue which is meant to correct such mistakes.


Q. Though Italy contributes a lions share of the international assistance received by Somaliland and Somalia, yet our aid remains substantially below the level of the 80s when Barre was in power. Is there an intention to increase the volume of your aid in the future?

A. We will not of course go back to the level of aid as during Barre. But to increase the size of the cake we have to have peace, reconciliation, stability, conditions needed for the creation of an environment conducive to doing development. That is why [we] are too eager to see existing problems solved.


Q. Another both provocative and misleading Salad statement has been the allegation that Somaliland was fully represented in the Arta conference. Have you raised during your meeting with Salad the negative consequences that such pronouncements could have for his credibility?

A. No, we didnt because we do not want to deeply enter into internal Somali politics. We are supposed not to establish the rules for if we could have established them; the rules would have been different.

Q. What if your mediation deems considered necessary?

A. If in the future the need for mediation to resolve irreconcilable questions arises, then we will have to see.


Q. It is often said that within the EU, Italy is the only power mandated to set European policies if any towards Somali affairs. What is your response?

A. Certainly it is not [true]. But let us say that within the EU, there is a lot of frustration with the Somali cirisis because it has been going on for a long time. So everybody seems to be fed up with Somalia and not ready to hear or talk about Somali problems. The only ones who felt and otherwise consistently paid attention to Somali affairs are the Italians because of our moral obligation.


Q. What about your British partners in the EU?

A. They are different, and we dont know why Britain doesnt care about Somaliland.


--------------------------------------------------------------------------------

The Republican, a weekly English language publication based in Hargeisa,
Somaliland. Chief Editor: Yusuf Abdi Gabobe. Issue 134, Oct. 28,
2000. Telephone: 253-22-3326, Fax: 253-210006

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 11:51 pm
Cigaal Somaliland ayuu matalayaa. Ismaaciil buubaa iyo kalluunse bariiskooday xamar ka bislaysanayaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

puntland

Wednesday, November 01, 2000 - 12:20 am
Isaq guskeygey raacaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 01, 2000 - 07:08 am
buubba iyo kaluun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habar-jeclo

Wednesday, November 01, 2000 - 09:12 am
waxaa meesha ku jira dad ceeb u soo jiidaya magaca isaq,war maxaad u caynaysaan dadkaa walaalihiiuna ee aan marnaba idin cayin ee wanaagiinna jecel meelkasta oo ay joogaan,weligey maa aanan arkin nin hawiye ah iiba habar-gidirta oo isaaq haysata ama caynaya sidii walaalo ayeey inoo soo dhaweeyaan ee xad gudubka ka daaya dadka...
middeeda kale mar dhow waxaad arkaysaan in ummaddeennan isaq meesha ay wada jecelyihiin ee qalbigoodu uu u jeedo iyagoo raacay..hadaba ha noqon midkii cidlo looga tagey....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real S.N.M.

Wednesday, November 01, 2000 - 09:17 am
bashiir.
waxaan aad soo qortay waa maqaal sidii uu doono u jarjartay cigaal oo markasta jecel in loo qoro hadalka macaan oo qura..nin aan war sugini waran ma sugo.....cigaal must go....otherwise we make him to leave...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 03, 2000 - 08:42 am
Nimanka aad sheegayso, warayso goorma ayaa dalka Somaliland ugu dambeysay. Cag soo may dhigin muddo dheer. Taasi ayaa kuu cadaynaysa, in aanay dadka waxba ka ogeyn. Meeshii dareyd ee ay ku maqnaayeen, uun bay ku maqan yihiin. Bes Cusmaan iyo Buubaaaaaaaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UMA DULQAATE NACAS

Friday, November 03, 2000 - 09:23 am
TO DHAMAAN
WAXA LAYIDHI FINDHICILKU MAXAARAANBA MISE WA XALAAL , SHEEGSHEEGIISA AYAA XUNBA , HORTA WAXAAAN LAYAABA HABARJECLO .....WARYAADHA SOW NAGARAN ,MAYSAAN WAXAAANANAY RAGII IDIN XUKUMI JIREY WALIGAYO HADII AAN GARXAJISJIRINA MAYDINJIRTEEN OO WAA IDINKI LAHAA WAR HANALOO RAAACO DHULBAHANTE OO LAFARA ....
HABARJECLOOY ADIGU AAMUS RAGBAA ISHAYEE...
WAXA AAN RAGAKALE USHEEGAYA ISAAQ WAXA HAYSTA INA CIGAAL QOL AYAY UGU XIDHANYIHIIN LAAKIIN CIIDAGALE IYO HABARYOONISMAOGOLA ISAGA WAXA AY DOONAYAAN INAY DADKOODA XUKUMAAN ILAYNAWELBA WAXA XUKUMIJIREY REERKA MUUE CARE ISNA WAA SOO NOQON..

ARAB IYO HABAR JECLO WAA DHAWAAN SOO BAXA LAAKIIN HOREBA ANAGA UNIDHI WAXA AAD TIHIIN DGIIRANE ISAAQ WAANUNA KU SHAQAYSANAYNE KELIYA HADEERA DHAMAATAY ARINTII LAGA LAHAA......

SOO BARAO GARXAJISLAND ...... ISAGAA XUKUMA REER ISAAQXUKUMINA JIREY ........IYAGU MEESHA AY RAACAAN AYA LARAACI...... SOMALILAND ANAGAA KEENAY ANAGAANA KA NOQONAY ILAYN SOMALILAND MAAHA ISAAQ KELIYEE REERRIHII KALEBA DIIDE SXB .......

GARXAJISLAND ISAGAA KULEH WELIGAA WIIL HABARJECLO AAMUS HADII KALE WAAD GARAN BURCOOOOOOOO........

UMA DULQAATE NACAS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burco

Friday, November 03, 2000 - 12:33 pm
nacaskaagan garxajis sheegtay miyaanu ahayn
c/raxmaan tuur muuse carreha aad sheegaysid oo
garbaduub looga misaafiriyay s/land,
h/jeclo agteeda ma istaagikartid doqonyahaw
dagaal kasti oo gasheena waatii idin eryan jirtay
edaab yeelu burcana marti baad kutihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaabsan

Friday, November 03, 2000 - 01:41 pm
nabigiina ku saliya and fear allah and remember one day u will day and asked by Allah why u heat my pple.

Somaliyeey is daaya, dadkan reer Sheekh Isaxaaqna is ka daaya Illahay ba watee.

Reer Sheesh Isaxaaqawna isdaaya wa ogtihiin wixi dadkiina so maray cadawga hay so jabinina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suuban

Saturday, November 04, 2000 - 02:07 am
Dear Yabsan,

Waan ka xumahay in aad ka xumaatay isdhaafsiga hadalka dadka shaqo la'aan tu hayso. Hase ahaatee waxa aan kuu sheegayaa 100% dadka qoray fariimahan inaanay ahayn dad ah dadka ay sheeganayaan, caqligooduna uu seeyay in la rumaysanayo. Aankuu waramee dadka qoray fariimahan u fiirso codka ay wax ku qorayaan!! badi waa "Daarood iyo Gudibuursi" kuwaasna waxa ay isu dayayaan isku dirka Isaaq waayo faaiido ayaa ugu jirta burburka qabiilkaas oo waxa ay ogyihiin haddii ay isku duubniyi ka timaad in ay marayaan gabigoodaba sidii ay u burbiriyeen "Af-wayne" iyo Dawladii qaranka. Markaa saaxiib ha ka gurin. Midkala waxa ay tahay, Qabiilkani waaka kaliya ee leh dad dumuqiraadiyad ku socda oo ninwalba codkiisa uu latagay meeshee uu doono, ahayna dad ku wada nool "koob ama Makhsin" , Qaar waxa ay raaceen Soomaali wayn oo fikrada ay aaminsan yihiin ayay daacadka yihiin, Qaarna waxa ayraaceen S/Land oo waxkastaba ha rumays-naadaane waxa y hogaanka u hayaan bulshada inka midi waxa ay rumaysan tahat.

Markaa Saaxiib Allah ha na garan siiyo Dariiqa Toosan, Dadkeenana dhamaan nabad haku Hogaamiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NACAS UMA DULQAATE

Saturday, November 04, 2000 - 03:32 am
TO..BURCO..
AND SUUBAN....
AND YAABSANE
SADEXDIINA MIDBA HALBAN IDHONAYAA...
BURCA SXB WAXA MAANTA KU QARIIBA BURCA WAAD OGTAHAY HABARYOONIS ILAA HUUSH IYO DHULBAHANTE IYOCIISE OROMO AYAAD BURCO KEENTEN WADNA SAARI WEYDEY..AH AH AH C/RAXMAAN ANIGU HARGEYSA AYAANJOOGAY MARKII UU YIMI WALAAHAY MARKII UU DANTIISA KA DHAMAYSTAY AYUU BAXAY MARKUU BAXAY YUU KA MADAXWEYNAHA LAGU SHEEGAYAA KA DABA QAYLIYEY.. SAA HORTA ULA SOCO WALAAHAY HARGEYSA AYAAN XAADIR KU AHAA MARKAA...
HABARYOONIS IYO HABARJECLANA LAKALA AQOON OG.. WARYAA MARKA MARTIDADA AHOW INTA AAN MELKUU RAADINAYOOOOOOOO..
YABSANE ADI KU GARTAY WAXA TAHAY HABARJECLO ISKA DHIGAYA WADAAD WALEE KUMA AAMINOOOOO

SUUBANWALAAL WAA RUN TAA OO DAD AAN AHAYN BAA KU SOO QORA LAAKIIN ANIGU WAXA AAN AHAY NIN HABARYOONISA OO CAYNAANSHE XIRSI AH LAGAMA DABA HADLOOOOOOOOOOOOOO
MARKAA WAXAA KA HOREEYEY AFLAGADO HABARJECLO OO LOO MAARA LA;YAHAY WALEE INA CIGAAL WAA TEGI ANA WA GUUMAYSAN........SUUBAEEY KA GARO MAGACO IN AAN AHY DURIYADA REER SHIIKH ISXAAQ LAAKIIN HABARJECLO IYO KUA LASOO URURIYEY MAAAHA DURIYADA

QABRIGII SHIIKHNA ANA HAYA MUUSE ISMAACIIL..AHAHAHAHHAHAHAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DDB

Sunday, November 05, 2000 - 03:56 am
sheekada xun suuqa kala baxa dhamaantiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burco sis

Sunday, November 05, 2000 - 07:18 pm
To:Yaabsan iyo Suuban

Sidaad ula yaabteen ayaan ana ula yaabay waxa
meesha lagu soo qoray.Horta waxaad ogaataan in
nin reer sh.isaxaaq ihi furin doodan ee ay yihiin
dulbahante daba dhilif iyo gadabuursi kaba shaagle
oo ka soo hor jeeda hore umarka somaliland, oo doonaya
in duriyadu halkan isku caydo waayo wax kale oo ay
qabtaan ayey garan la'yihiin.Hadaba waxaan leenahay
magaca doontaan soo qaata oo kola iska dhiga H/Y,H/J,
H/WL waxba ma samayn kartaan waanu tashaney, Somalilandna
waa dawlad calan gooniya leh oo dib aan u soo noqonayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/jeclo boy

Sunday, November 05, 2000 - 09:56 pm
To;All Garxajis.
Udul Q Nacas

Waxaan kuu sheegayaa in ay Garxajis xoolo ay yihiin,ayna xaqiiqda ka fogyihiin,hana nagu kalifinina in aan talaabo militry idinka qaadno sidii aan hore idinku sameenay,aad gaajo iyo tuugsi kula dhexmayresan jirteen suuqyada Yarooweiyo Hargaysa.Haddana waxaad u shaqaysaa Ali Galaydh oo dabadiisa leeftaan,haddii aad mid leefaysaan tan tolkiin leefa sida Sinlaanyo iyo Cigaal.Waxaan tihiin wada daba dhilif sun ah oo maangaab wada ah.Talo duriyada dhinac ka raac ama gumaad u diyaar garaw..

H/JECLO maxay garxajis ciida cunsiiyeen,garxajis aqliga alla kaa qaad ilowshiyo dhawaaa...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mudulood

Sunday, November 05, 2000 - 11:18 pm
Waar ma iswaydiiseen Habargidir yay raacaysaa ma ina caydiid misse ina Salaad boy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaabsan

Monday, November 06, 2000 - 11:49 am
Nacas uma dulgate

Ninkakan xirsi cisman,maxad i amini wayday h/j wadao malahan karan ee malahona inad tahay NIN CAYNASHE XIRSI AH?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.