site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

OGADENIA WAX KA WARAMAYA BERYAHAN waasee xaalka shacabkaas

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): OGADENIA WAX KA WARAMAYA BERYAHAN waasee xaalka shacabkaas
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI SHANTA

Wednesday, November 01, 2000 - 12:13 am
Walaalada somaliyeed ee hsarafta leh waxaan idinka codsanaynaa cidii wax wara ka haysa Somalida reer Ogaadeenya iyo xaaladooda guud ahaaneed inay noo soo gudbiso khaasatan heerka gumaysiga XABASHIDA inuu ka dabcay iyo inkale

Waad mahaaaadsan tihiin

Dhammaantiin nabad iyo barwaaqo ayaan idiin rajaynayaa iyo xoriyad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aflow

Wednesday, November 01, 2000 - 01:25 am
walaal wax mu kuu sheegaa iska sabra ama ithiopia iska dhiciya wax ka dhexeeyo ma jirto,maxaa yeelay Somali weyntii kale iyagaa isku mashquulsan ISAAQII WUXUU YIRI SIYAAD BARE AYAA NA BAABIIYAY EE WAAN GOOSANAY, DAAROODKII WUXUU YIRI HAWIYUHU XUKUNKA MAY NOO DHAAFAAN, HAWIYIHII WUXUU YIRI CIIL BAA NA HAYA MAXAA YEELAY ANAGOO SII JEEDNA AYAA DAAROOD DHABARKA NAGA QANIINAY iyo waxyaalo qabiil ku saabsan oo maalaa yacni ah oo lagu dhuminaayo danta guud.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliweyn

Wednesday, November 01, 2000 - 07:00 am
Umada Somaliyeed ee ku dhaqan gobolka somalida
ka maqan ee Soomali galbeed Waxaan aa minsanahay
in aay la midoobi doonaan walaalahooda somaliyeed
ee kale.
EVEN IF IT TAKES 100 we wil be unite 5 Somali
but dont give up go on your strugle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A\fanax

Wednesday, November 01, 2000 - 06:28 pm
maanta oo taariikhdu tahay 01-11-00 waxaan la hadlay diridhabo, waxayna ii sheegeen in dhulkii roob aad uga da'ay dadkuna aad ufiican yahay dhibaatada gumaysiga mooye.
waxaanse u sheegayaa dhamaan somalida moodaysa in ethiopia doonayso nabada soomaliya iyo in dowlad ka dhalato somalia marnaba haku fikirina
in itoobiya ku faraxdo dowlad ka dhalata soomaliya
balse waxay isku dayaysaa in dagaalku sii socdo 100 sano si ay gacanta ugu hayso ogadeenya ama dhulka sooalidu degto.
mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/LANDER

Wednesday, November 01, 2000 - 08:49 pm
MAXAA NAGA GALAY OGAADEENYA HADEY BA'AYSO IYO HADII KALE ANAGUBA HORAAN U BA'NAY AMEYBA NAGA ROON YIHIIN.WADH GAAGAABSO OO AAMUS YAAN GAADH LAGAA QABNE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliweyn

Thursday, November 02, 2000 - 01:12 am
To Somaliland IIDOOR
ku farxa jabka Somalida Koonfur Galbeed
inta aanan Hargeysa ka eheen
wuxu dimiir xumaa ma yahuud baa wax u gashey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 03:00 am
war qabaa,ilka cayda ka daaya,soomaalida aad isku direysaana daaya,afxumada joojiya, dhaqan xumidana dhaafa,Xabashidana ama ogalaada inad noqotaan(Amxaaro) ama iska celiya waxaan la hadlayaa Soomaali oo dhan gaar ahaan Ogaden ama S/Galbeed,ogaadana tiisaba daryelaa dadka kale wax taarta oo J.Somalia iyadaa is baabi,isay ee maxay idinka idiin tari.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mataan-cideed

Tuesday, November 07, 2000 - 12:27 am
Waxaa xaqiiqo ah in Soomaali meel ay joogtaba ay dhibaato qabto maanta. Waa waxay badeen mas'uuliyiinteedii xukunka u haysay, waana waayo adduun oo waa laga bixi. Waa hadaynnu isku tashanno. Ka baxa Axmaaro sidaas ayey rabtaa iyo calaacalka. Dunida oo dhami haddii ay hesho cid ay siday doonto ka helayso ma daayaan. Waxaanse idin xusuusin tehnologiyada waxaa looga faa'ideystaa wanaag iyo dhisme ee ka daaya cayda qabiilka ee aad u adeegsanaysaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 07, 2000 - 01:07 am
Itobiya way burburaysaa iyadaaba maanta 17 Jabhaddood ka dagaalamayaan,markaasay dooni inay dhibka iskaga tirto Somali lafaheedii u yaaban oo ku daashay isdil iyo dib u noqosho toban sano ah.Ogadenia way xoroobi Soomaali bayna dan u tahay
inay xorowdo,maxaayeeley dhuuntaa loo fadhiyaa Somali lafaheeda ugu dambeeyana waxa dhuuxi Xabashi,waliba inta ayna Xamar iyo Koonfur qabsan ayay Hargeysa iyo Berbera qabsan(siduu qorey nin Xabshi ah"Etioseaport" oo uu ka wado Berbera).Baydhabana annagaa degna ayaa laga sheegey General Oromo ah oo xukuma Ciidanka Xabshida ah ee Aagga Bali ee Xabashidu haysato.Kolka dad ninkii nabadgali ha u faano cid laakiin Somali maanta ma hadli karto kii aan raali ku ahayn Addoonsiga Xabshida.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.