site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ali khaliif waa nin fiqishinni ah ee ma,aha dhulbahante sida loo haysto

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Ali khaliif waa nin fiqishinni ah ee ma,aha dhulbahante sida loo haysto
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asal yaqaan

Wednesday, November 01, 2000 - 09:09 am
ali khaliif waa nin dadka sida dhabta ah uyaqaan eey sheegeen innuu qoyskiise dhaqan ahaan uu dhulbahante la dhaqmay lakiin uu dhalasho ahaan fiqi shinni oo beesha habargidir ah uu dhashay. marka wixii aaminsan inuu daarood yahay way u malaynayaan mooyee waxa ay runtu tahay inuu fiqi shinni yahay mana aha dacaayad iyo siyaasad ee waa run,marka suaashu waa beesha habargidir xaq ma u leedahay inay qaadato president and primeminsterka?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin

Friday, November 03, 2000 - 04:23 pm
waad ciday sida xoolaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax101

Saturday, November 04, 2000 - 12:38 am
whatz fiqeyjinni?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAJIGA

Saturday, November 04, 2000 - 06:51 am
TO . ASALYAQAN SHEGTE
HORTAADI YADTAHAY MARKAAS AYAAN WAX KAA SHEEGAYAA.. ALI KHALIIF GALAYDH.. WAA NIN DHULBAHANTE GARAAD AH OO FAARAX GARAAD AH OO MAXAMED GARAD KASII AH WAA NIN BAHARARSAME AH OO REER XIRSI GARAAD AH SXB MARKAA KU SOO FADHIISO AAN KAA FUJIYEE ...
FIQISHININA WUXUU AHAN JIREY NIN WEYSADA U SIDA DHULBAHANTE OO LA JOOGA MARKAAS AYAA WAXA LASIIYEY GABADH U HOOS NOOLAYD BOQORTOOYADII DULBAHANTE SIDA AYUU ISNA DHULBAHANTE KU NOQDAY HADEER UUN BAAN MAQLA HABARGIDIR.....AYANA HADBAA WADA...... CAR ISA SHEEG ANAA KUU KALA DHIGDHIGIYEEEEEEEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad Shirshoore

Saturday, November 04, 2000 - 08:40 am
To.Xaaji

Inaadeer xaal baan kaa bixiyey oo aan Fiqishini siiyey oo aan ku bixiyey hadalka aad tidhi ee ahaa siday Dhulbahante ku noqdeen.Horta Dhulbahante sida dadka qaarkii lama noqdee waa loo dhashaa.Fishinina waxuu ahaa nin sheekh ah oo ku farcamey caro dhulbahante dalkana ay sidaa ku wada degeen iyagoo magacoodii weli haysta Dhulbahantena sidaa raali kaga ahaa.

Waxayse dhibaato dhacdey markii odoyaal reer Fiqishini ahi tageen Xamar oo yidhaahdeen marqudha hawiyaan nahay oo weliba H/gidir baan kasii nahey taasina waxay keentay in dadkii wada dhashey ee isku deegaanta ahaa in ay kala yara shekiyaan gaar ahaan markii Xamar laga qaxey oo reer Fiqishini uu Xamar ku wada hadheen Halkaana ku raacey H/gidir.Laakiin wax dhibaato ahi kama aaney dhicin deegaantii aan ku wada nooleyn ee Nugaal Sare.Waxaanse qosol u dhacey jabuuti markii shirku kasocdey in aan arkey oday layidhaahdo Bakeyle oo ah caaqil reer fiqishini inuu halkaa aad ugu dhibaatoodey in reer Fiqishini kursi ka helaan H/gidir dhexdeeda ooy hada la qayb noqdeen.Halkaana ay ku kursi waayeen markii danbene uu arji u qortey dadka la yidhaahdo isu taga ama Otherska.Iyana ay diideen
Dhulbahantena uu kusoo noqon kari waayey.

Odaygii sidii isagoo marba dhinac u ordayaan jabuuti kaga soo dhoofey.Maanta waxa Dhibaataysane waa reer Fiqishini oo xitaa dawladihii hore L/anod kursi ka heli jiray inay maanta cod la'aan dhacaan waa mid aad looga xumaado.Dhulbahante wayne diyaar buu u yahay inay dib u soo dhaweeyaan oo ay la qayb noqdaan laftodii Bahanugaaleed.Dhelinyarada aan muraadka gaarka ah lahyn ee reer Fiqishine ha muujeen firfircooni iyo wada shaqeyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Awow-loo-yahay

Saturday, November 04, 2000 - 10:45 am
To Xaajiga:
Dhulbahante waan ka soo jeedaa oo waan ku faani jiray laakiin maanta shaki baad igelisay. "Fiqishinni sidaasuu dhulbahante ku noqday baa tiri haddeer uun baan H/Gidir maqlay". Dhulbahante ma isu keenkeen baa mise ab iyo asal buu wadaagaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhulbahante

Saturday, November 04, 2000 - 01:59 pm
Mr wiil owowlooyahay
waxaan kuu shaeegayaa dhulbahante ma aha dad keen keen ah ma aha waa dad layaqan ab to owow layaqan mark waxaan ku sheegaya in uu dhulbahane yahay dad jira oo layaqan oo somali oo dhan ay taqaan mida kale fiqishini ma aha dhulbahante ee waa dad ladaga oo ay wada degaan sidaa ulasoco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real Fiqishini

Saturday, November 04, 2000 - 06:51 pm
waxaan usheegayaa in dhulbahante iyo fiqishini ay wadaagaan dhaqan iyo dhalasho taasna waxaa kuu cadeynaya kolkii dagaalkii sokeeye xamar ka dhacay oo ay dhulbahante badani ku dhinteen ee ay yimaadeen nugaal in aan wax dhibaato ah lagu sameynin Fiqishiniga taas oo dhamaanba ay la yaabeen hawiye kolkaa aniga oo ah fiqishini ayaa aaminsan oodi ab ka dhow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Sunday, November 05, 2000 - 01:55 pm
i agree whith realfiqishini.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUHODLE

Monday, November 06, 2000 - 06:51 am
YOU PEOPLE YOU HAVE TO KNOW ONE HTING "THERE IS NO SPACE FOR YOU BETWEEN FIQISHINI AND DHULBAHANTE" BECAUSE THEY ARE IN ONE. WHY DON'T YOU GET A LIVE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xuddun

Monday, November 06, 2000 - 07:41 am
Cali khaliif oo kali ahi ma aha Fiqishini ee garaad jaamac ayaa ahaa iyo intii ka farcantay...
sidaa daraadeed rag badan oo dhulbahante isu haysto ayaa H/gidir ah..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garxajis

Monday, November 06, 2000 - 08:54 am
To real Fiqi Shinni:

Dhulbahante alla ha tuso inay oodi ab ka dhawday. Laba indhood baa ilaahay siiyay Isaaq uun bay sidaa ugu eegayan oo cadaawadi uga buuxdaa. Intaa waxa ii raaca markii Xammar lagu gumaaday Isaaq bay ku soo wada moodeen. Anigu gaarigii aan la socday waxaan soo qarinay 6 dhulba hanta ah iyo 2 guda birsay ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaajiga

Monday, November 06, 2000 - 09:21 am
to dhaman..
wiil garxajis walaal hadii coladi meelka dhacdo oo reer la radsado wuxuu ku bixi karo uun buu raadsan.. taa ogow sxb..
wiil awoow looyahay sxb dhulbahante wa reer qaada wax badan markaa isaq ayaan naladegan oo na sheegta marmarka qaarkood..marka reerku wa boqortooyo boqortooyana wax badanleh..
wiilfiqishini walaal waxa ad tahay wiil ila dega oo isheegan jirey laakiin hadeer orod oo aad habargidir wax ha ku siise..
ninka yiri g.jamac baa ah fiqishini waa wax lagu qoslo ah ah ah ah ah ah sxb soo baro dadka g.,jamac waxa loo yaqaan ab iyo isir...
anigu waxa an leeyahay wixii tariikha ka hadla laakin wixii ah waa idhi anigu kuma jiro sxb..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL SOMALI

Monday, November 06, 2000 - 10:02 am
•••• ISAAQ, DAAROOD, HAWIYE AND ANY ATHER TRIBES
I DONT LIKE ANY TRIBES I AM REAL SOMALI MAN SO, PEOPLE TAKING ABOUT EVERY TIME CLAN PLEASE GET A LIFE SOMALIYEEY TOOSOO ISLU TIIRSADSA HADBA TIINA TAAGDARANEY TAAGEERA WALIGIIN SOMALI FOR LIFE

Abdi Salah

Monday, November 06, 2000 - 11:09 am
Caadaysta inaad sheegsheegtaan waxyaabaha aynu isku sii jeclaanayno oo ka fogaado waxa inakala qaybinaya sida qabiilka. Isku daya inaad noqotaan soomaali oo ka fogaada inaad reer soomaali ka mid ah aad soomaali iska xigsiisid. Ku tala gala inaad meelaha aad joogtaan wax ka qabsataan oo aad soomaali caalamka ku dartaan, iska ilaaliya inaad soomaali ceeb usoo jiidid oo ay taasi keento in ubadkaagu sheegan kari waayo magaca aad wasakhaysay. U guntada inaad soomaali-muslin ah ahaataan, taasna aad saaxiib iyo cadawba ku yeelataan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Sunday, November 12, 2000 - 02:29 pm
TO:xudun

Nacas xun baad tahay markaad Garaad Jaamac(alaha u naxariistee)aad afkaaga uraya la galayso ,una malayn mayo inaad guntiyo xunta aad sheeganayso aad tahay ee cidaad tahay sheego lax yahay ciilku ka batay.garaad jaamac waa nin bahararsame oo bihidoor ah reer garaac cali ka sii ah, 18 garaad oo dhaxaltooyo ahana ka tirsada dhulbahate ayana dhashay gabadh reer sugulaha habaryoonis ta .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shariifka

Monday, November 13, 2000 - 03:53 pm
Guntu waxay jeceshahay in dadkoo dhan gun wada noqdo,gabadha xumaataana waxay jeceshahay in gabdhahoo xumaadaan, Cali Khaliif cidda uu yahay waa la yaqaan aabbihii Khaliif Galaydhna taariikhdiisa waa la yaqaan.Intaa waxaan kuugu darayaa in nimanka fiqishinni weligoodba ay Dhulbahante wada degganaayeen Nugaal inay Hawiye yihiinna waa la yiqiin jilibada ugu badan ee dhulbahantana iyagaa dhalay oo waxaa la yidhaadaa Bahawiye.Xataa miyaad illowdey ninkii sayidku sahanku u diray ee darwiishka ahaa ee uu lahaa 'maandhow hawiye maanan diran maanta ka horowe'

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wasakh

Friday, November 17, 2000 - 09:17 am
comments to xuddun
garac garac dhalay,dhal abeeso,ina hooyo xun,xudun haddaad qabiil suubis ku tahay malaa qofkasta allow suubis ka dhig baad ku jirtaa?waa sidii shariif sheegay.
nacas kastaaba halkanuu ka niic leeyaa,bal haddaad wax isku hayso maqaayadda imoow,wallee waxaanan ku shaabuugaynayn,,laba reer tolkaa ah intay ii kaa qabtaanna waxaanan zubbi saan kuugu wado aadan hunqaacayn.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.