abdikarim hassan | Wednesday, November 01, 2000 - 11:14 am waxaan had iyo jeer arkaa niman soomaaliyeed oo ceynaya dumarka soomaalida sida ninka la baxay wiil majeerteen, anigu waxaan qabaa in faraha laga qaado dumarka soomaaliyeed. yaa waayee qofka jecel in la caayo hooyadiis, xaaskiisa, gabartiisa,walaashii. ogowna marka aad ceynayso haweenka soomaaliyeed in hooyadanaa ku jirto. hooyadaa waa hooyadey, hooyadeyna waa hooyadaa. |
QOSLAAYE | Wednesday, November 01, 2000 - 11:19 am Abdi-kariim: I couldn't say it better myself Go tell them BRo |
Asli | Wednesday, November 01, 2000 - 11:46 am Mahadsanid Abdikariim, Ogaada Wiil majeerteen waa moryaan magac bililaqeeystay. |
JAMAC | Friday, November 03, 2000 - 06:40 am TO ABDIKARIIN AND ASLI SHARMUTAYAHAY SIILKA WAYN SEED GU OGAADAY INUU BILILIQAYSTAY? |
Asli | Friday, November 03, 2000 - 07:06 am Jamac, adiga iyo kan magac bilillaqeeystay waxaan ogahay inaad moryaan tihiin sida aad uu caytameeyso. Ragga Daaroodka ah iyo kuwa Isaaq ah ba aad baay oga xiishoodaan aflagaadaadda dumarka. |
H.J.YUSUF | Friday, November 03, 2000 - 08:12 am TO DHAMAAN: ASALAAMU CALAYKUM: WALAALLAYAAL WAAD MAHADSANTIHIIN MARKA HORE WAXA AAN AAD UGU QANCAY MAWDUUCAN WAAYO WA IN LAGA HADLO XAQIIQDA. MARKA ANIGU WAXA AAN LEEYAHAY MA FIICNA IN LA CAAYO HAWEENKA SOMALIYEED, QABIILKASTA HALA HAADEENE, WAXAAANA FIICAN IN LAGA XISHUUDO MAXASTA OO AAN LOOLA HADLIN SIDA RAGA. WAAYO DUMARKU WAA MEEL WALBA JOOGAYAAL MANA AHA IN LOO AANEEYO QABIIL. WAYO QABIIL WALBA WA GUURSAN KARAA, SIDA DARTEED YAAN LOO QUUDHIN CAY , OO HA LA ILAALIYO DHIB AYAY INOO SOO MAREENE , TAKALE MAISTAAHILAAN CAY MAXAAYEELAY , WAYINOO DHEXEEN WAY INA DHALEEN ,WAY INALA DHASHEEN ,WAYNU DHALAY.....MARKA INTA QUDHIYA KU IXTIRAAMA OO HALAGA ILAALIYO CAYDA DHIBTA AYINA KU QABAANAYAA KABADAN INTAASE HALAGA ILAALIYO CAYDA AYAAN LEEYAHAY ANIGU....... WAAD MAHADSANTIHIIN .... H.JAMA.YUSUF |