site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Majeerteen ayaa ka denbeeyey in Abgaal & Habargidir is ku dagaalaan magaalada Muqdisho Qorshihii aan laheena waan gaarnay

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Majeerteen ayaa ka denbeeyey in Abgaal & Habargidir is ku dagaalaan magaalada Muqdisho Qorshihii aan laheena waan gaarnay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Majeerteen

Wednesday, November 01, 2000 - 12:16 pm
Haddii aan nahay somaliya qolada ugu siyaasada dheer arinta aan la heen waan ku guulaysanay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real_MJ

Wednesday, November 01, 2000 - 12:22 pm
Cawaan ku dhalay wase magaca dadka leh u dhaaf.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar maxamuud

Thursday, November 02, 2000 - 01:37 pm
to_ real MJ

walaal waa jirtaa arintaan hadii aanan sameen la heen xeelad looga hortago nimankaa HAWIYE waxay
inoo geesan lahaayeen dhib wayn marka inta ay dhibka noola imaan ayaan ka hortagnay oo XOOGOODA isku jibinay

M akuula tahay hadii ay xukunka ku hishiin lahaayeen in galaas biyo laga cabi lahaa
DAAROOD & RAXANWAYN hanooga mahad celiyaan arinta aan u qabanay

CALI MAHDI siyaasadeen ayuu ku shaqeenayey markii ay is afgarteena CEYDIID waan oga boodnay fariinka oo ""PUNTLAND" a sameesanay maanta quwad ma hayaan oo quwadooda waa bur-burtay sidaa ayaa nin walbana wax ku helay

lakiin intaas ku dhaafi mayno weli waa si kala fur-fureenaa ilaa xukunka gacanteen ku soo noqdo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.