Wednesday, November 01, 2000 - 04:03 pm Dadka isaaqa sidii loo dulmay miyaad illowdeen? Sidii loo bililiqaystay xoolahoodiii ma illowdeen? Sidii anshaxumada ahayd ee loola dhaqmay gabdhahoodii miyaad ogeydeen. Waar dad ahlul beyt ah oo nabigii ku abtirsada sidaa miyaa loola dhaqmaa. Wallaahay inaydaan weligiin ka guulaysanayn nin dhiiggii Rasuulku(calayhi salaatu wa salaame)ku jiro.
Wednesday, November 01, 2000 - 04:07 pm Waxaa la yiri maleeshiyadii dowlada c/salaam uruurisay way is dirireen hubkiina way la yaaceen. Taasaa ka markhaati kici wixii ninkii iga horreeeyay dhahay.