site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ILAAHBAA KA DHIGAYE MA IYAGAA DOONI LAAHAA HAWIYE

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): ILAAHBAA KA DHIGAYE MA IYAGAA DOONI LAAHAA HAWIYE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED

Wednesday, November 01, 2000 - 09:12 pm
XILIYADII SOOMAALILAND AY KU BIIDHAY KOONFUDHA AYAA LABA NIN OO AHAA CIIDAMADII DOWLADA LOO SOO BEDELAY BURCA,MAALIN MAALMAHA KA MID AH AYAY SOO GALEEN HODHEEL KU YAALAY MAGAALADA OO AY DALBADEEN WAXAY CUNAAN INANTII HODHEELKA KA SHAQEEYNEYSAY AYAA U TIMI HOOYADEED MARKAASEY WEYDIISAY SUAASHAN AH HOOYO INAMADAN XAGEE BAY KA YIMAADEEN?ISLAANTII OO GARANEYSAY BAA TIRI WAA HAWIYE GABADHII BAA YAABTAY OO DHABANADA QABSATAY INTII AYSA U JAWAABIN INANTII AYAY ISLAANTII TIDHI ILAABAA KA DHIGAY HAWIYE MA IYAGAA DOONI LAHAA.HADABA SHEEKADAA WALAALAYAAL MA RUN BAA MISE WAA FICTION.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hawiye

Thursday, November 02, 2000 - 12:14 am
ka soo qaad iney run tahay waayo umad hadaadan aqoon waad layaabtaa, lakiin mar alla markii naagahiina barteen ragga hawiye mid la qabo mid aah laqabin waxey rabtaa iney nin hawiye wasto, funy is`t

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 12:19 am
to hawiye.... meelwalba aad joogtaan wasid baad ka hadashaan, waar xishood malaha miyaa dadku ma midgaan baa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajiib

Thursday, November 02, 2000 - 03:41 pm
ala sidey cuqdad uga qabaana magacaas oo maalin maalmaha ka mid ah ayaan wiil isku galaas ahayn mar kaasbaan arkay afkii booranaha isagoo ku hadlaaya saan ku iri walaalow ma hawiyaad tahayna?

wiilkii caradii uu iga caroodey wajigiisii iyo indhahiisii way guduuteen ..
taas anoo ogaa ayaan arkay maalin kale nin ciidamada boliiska qeyb ka heystey oo intii nin la soo xirey ciidankiisii ay dhaheen jeneraale ninkaan wax ayuu xadey markaasuu yiri ar hawiyuu u eg yahay ee xira godka shanaad ii geeya madaxana ka tuma ninkii markii la yiri hawiyuu u eg yahay wuu dagaalamay marka duulkaan cuqdad xun ayey ka qabaan magacooda kumana faraxsana dhalashada ay ka dhasheen.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAHOO

Thursday, November 02, 2000 - 03:48 pm
to hawiye ninkan ama naagtan la baxdey

walaalow aniguba waxaan ahay dadka aad tilmaameyso kow dheh dacasna kama dhigteen nin hawiye shurufkiisa iyo urkiisa saa maxaan ku falaayaa wax dameer lee wata oo aan qubeeskiina helin marka qalbigaaga u sheeg riyooyinkaadan in aysan jirin waad teeda kalena wixii la sheegaayey waxbaa ka jira sababtoo ah maxaad daf ula soo tiri naagahiina........ horaan u maqlay niman hawiye oo leh habarteen in ay daarood noqoto ayaan aduunka ugu jecel nahay sabatoo ah meel lee faracooda qur qurxoon hanaga soo galee ..marka wadaayow gabar gabr ahna iskaba daa kuma rabto anoo xaas ahna warkaygaba iska daaa sidaas u gub dreams kaaga... arintani waxay ku socotaa qofka la baxay HAWIYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 04:01 pm
AHMAD EDOOR QALTAAN BAAD AHAYD AWALBO
AMA DAAROOD XUMOO URAAYO
NOOLOW HAWIYE WAXAAS AYAAD JID CAD ISGA MARISAY
WUXUUSHDA WAXUUSHDU DHASSHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye

Friday, November 03, 2000 - 01:05 am
to yahoo

Horta ma taqaanaa magaca aad la baxday meeshuu ka soo jeedo aan ku saxee yahoo waa yahuud waana company ey leeyihiin marka sis magaca bedel

tan labaad faan ayaad heysaa naag waxay rabtaa wasmo waxaana expert ku nahay sidda naagaha loo qanciyo waayo we love sex

tan seddexaad sis markkasta waxaad ka soo carartaan ragiina only sex why?

for sure inaad inkireyso ood haddaba aad kus hawiye nuugoosid aan aaminsanahay marka good luck sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hadrawi

Friday, November 03, 2000 - 03:45 am
Kacaankii Siyad Barre habaadh ayuu qabay, dad aan shaqo isku lahayn ayuu madaxa isu gashay. Nin Somali ah ayaa gursaday gabar Hawiye ah, caruur ayay u dhashay, maalin ayay maqleen hooyadood oo qof kale oo dumar ah ku leh "walaal anaa Hawiye ah" markaasay gabdhii yarayd ku tiri hooyadeed " Hooyo Istaaqfurulah dheh"
Ninka la baxay Hawiye, jaahil ayaad tahay, yaa ku yidhi Yahoo waa yuhuud? hadaad mooday wax kasta oo Y & A & H ku jiraan inay Yuhuud u taagan tahay bal magacagana dib ugu noqo. tan ugu danbaysa ma wayday Credit aan wasmo ahayn. Ama qayli ama Quran akhri, Hawiye waa la yasaa, waana la yasi jiray, waxaana intaas sii dheer inayan isku kalsoonayn, waana gartood oo umadii ayay ka arkeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Friday, November 03, 2000 - 04:10 am
Hawiye is the most agly people the whole somalia people, they are mostly back, short, fat and most of all they have big teeth.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anti-rasist

Friday, November 03, 2000 - 04:38 am
Iska dhaafa miyaydan ka baqayn inaad iyagoo kale noqotaan oo uu ilaah idiin caroodo.waar dad lama yasee dadka ha yasinina ee joojiya waxaas aad akhrinaysaan yaan la idin la yaabine

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye

Sunday, November 05, 2000 - 06:17 am
To hadrawi

all I know is sex becouse I love sex, bro I know you sex is too hard for you becouse isaaq don`t like sex.


to Abdi

you are right I am ugly but If your sister saw me she want scrue me right now every where

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baladweyne

Sunday, November 05, 2000 - 06:24 am
Daroodka iyo Isaaqu waa raasiste ee somaliya halaga qabto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Direed

Sunday, November 05, 2000 - 09:38 am
waryaada ma abuurista ilaahay maad la yaabaysaan, war ilaah ka baqa duulkaan waa duul ilaah abuurtay, isagaa dunida keensaday asagaana xisaabsanaayo, intaas waxaan arkaa in daarood iyo isaaquba haysataan hawiye kana hadlaan xumaantooda, maad ka hadashaan inta ay wanaag leeyihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

war haye

Sunday, November 05, 2000 - 10:02 am
ninkan topicaa furay nin reer shiekh isaaq maaha waayu sidaa oo maa hadalnuu sxb ii orod oo cida aad tahay sheegu hawiye iyo isaaqna shaqa iskuma leh waligoodna dagaal iskumey eman ii sxb cidaada iska sheeguu kulay waxaad tahay daroodkii hawiye kenya geeyey oo aay xagaasna hablohoodi san waayntu ku fuushay allah nasiib daranaa

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAJI

Sunday, November 05, 2000 - 10:27 am
WAAR HAWIYE IYO ISAAQ WAA WALAALO WAXAANEY ISKU YIHIIN IRIR SAMAALE EE NINYAHOW DAROOD HABAQAN EE CIDAADA SHEEGO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 03:29 pm
SOOMAALIYEEY AMA HAWIYE AMA HA HAWIYEEYNINEE, WAX BARTA! GOORMAAD ADUUNKA WAX LA QEEYBSAN DOONTAAN?
THIS IS THE NEW MILLENIUM! WAXAA NAXDIN IYO MURUGO LEH SIDAAD WELI MUGDIGA UGU JIRTAAN!

QABIILKA HAWIYE WAA QABIIL SOOMALIYEED OO WEYN. WAA DAD ILBAXNIMO IYO TAARIIKH DHEER LEH. WAA DAD MURUQ MAAL AH MAANTANA IYAGAA SOOMALI UGU DAACADSAN SIDAAN ARKAY. WAA DAD RABA IN QOF KASTA UU NOOLAADO XOOGIISANA IYO XEELADIISA UU WAX KU KASBADO.

WAXAAN ANIGOO DAAROOD AH AAN KA XUMAHAY IN DAD BADAN OO QABIILKEEYGA KA TIRSANI EEY WELI FAHMI LA'YIHIIN WAXA DHIBAATADA IYO JABKA NOO HORSEEDAY INEEY TAHAY AF LAGAADO IYO QAB AAN MEEL JIRIN.
MAANTA XAMAR IYO KOOFUR BAA NOO LA OGOL YAHAY
INAAN KU LAABANO. HAWIYE WAXEEY DIYAAR U YIHIIN INEEY HILMAAMAAN WIXII DAGAAL IYO NACEEYB AHAA.
WAA INAAN FURSADAAS KA FAA'IIDEEYSANAA OON SI SIDII HORE KA DUWAN ULA MACAAMILTOONAA HAWIYE. HADII KALE QAXOOTI BAAN KU JIREYNAA ILEEN HAWIYE ISKA MA DHICIN KARNO OON WAANU JABNAY
DAAROOD JAB KABIRNA DEEYN WAA! DULI IYO DIB JIR BAA INOO DANBEEYAY.

INTEEY GOORI GOOR TAHAY AANU FURSADAN CUSUB KA FAA'IIDEEYSANO. WAAD ARAGTAANOO HAWIYE LACAG IYO XOOG WUU NAGA BADAN YAHAY.
HAWIYAHUNA WAXEEY KU MAAHMAAHAAN
GEEL BAAN LAHAAN (SHALAY )JIRAY DAMEERO BAAN LEEYAHAY (MAANTA )BAA DHAANTA!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Monday, November 06, 2000 - 02:16 am
To: anonymous

There is no one single true in you remarks and we know that and the whole world knows that as well. If Hawiye is realy the way you discribe them why they are killing and looting each for the last ten years???????????????????????????????????. You all are liars and evils.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hobyo

Monday, November 06, 2000 - 05:20 am
Ugu horrayn ninka labaxay Hawiye ee ka dhammaan waayay caar iyo sex waxaan ku dhihi lahaa intaad adigu Hawiye ceeb usoo jiiddaa ka badan intaad u tartay.
Akhyaarta kale waxaan ugu horrayn idiin sheegayaa anigu waxaan ahay Hawiye. waxaanan layaabay sidaad aad iskugu taxallujiseen inaad naga dhaadhisaan inaan haddaan nahay Hawiye aan nahay la yaso oo aad u qaab daran iwm.Hadalkaas ugama jawaabayo mid u dhigma,laakiin waxaan ku soo koobayaa oraahda oranaysa af xumo nabadna way kaa geysaa colaadna wax kaagama tarto.
Dhawr arrimood baan jeclahay inaan is tusaalayno haddaan soomaali nahay,waxaana ugu horreeya inaan ogaanno in qabyaaladdu tahay xarig laba af leh oo laba qofood dhinacyada ka kala hayso,haddii midkeen togo xariggii dhinaciisa kii kalana sidoo kale ayuu noqonayaa oo wuu togayaa kii kalana!
Haddaba saaxiibayaal si kastooy idinla tahay in qabiilkiinu fiicanyahay waxaa ila qumman inaadnan waqti iskaga qaadin inaad nagu qancisaan inaad naga fiicantihiin annaguna aan nahay dad liita,taasina halka wax ooy soo kordhin karto waa is nacayb!
Waxaan umalaynayaa inaadnan diidanayn inaan isku qasbannahay haddaan is jecelnahay iyo haddii kalaba haddaba soo maqumana inaan ka shaqeeyno wax xoojinaya wada noolaashaha iyo nabadgelyada bulshadeenna intaan ka shaqayn lahayn wax sii kala fogaynaya!Mase is waydiisay qof walboow yaa dani ugu jirtaa is nacaybka iyo kala fogaashaha?
Walaalayaal dabka dab kale laguma damiyee biyaa lagu damiyaa.Qof walbaa waxaa fiican inuu ku hadlo wax bulshadeenna dadnimadeedi usoo celinaya.
Nafteennu xaqbay noogu leedahay inaan wadankeenna sharaf ugu noolaanno,ilmaheennuna wax barasho u helaan.Taasaa dad badan maanta ka fakarayaan kuwaasoo ka kooban qabiil kasta,adinkuna fidnaad sii hurinaysaan.
Walaalayaal xumaanta wanaag baa ka fiican,ee miyaydnaan ogayn in la heshiin karo sharaf iyo is ixtiraam lagu wada noolaan karo.
Anigu mar dhawbaan Afrika kasoo galay waxaanan is lahaa dadka dibadda joogaa u maqan dalkii laakiin markaan arkay heerkaad calooshaa i wareegtay waanan niyad jabay Allaa igu og.
War daadoow Hawiye mawqifkiisu inta badan waa nabad iyo is tix gelin,ninka iga horreeyey mawqifkuu sheegay ee ah inay Hawiye diyaar u yihiin wada noolaasho waa xaqiiqo ee maxaad maaggan tihiin adinku?
Hawiye qabyaaladdiisu maaha mid originaal ah oo lafaha gaarsiisan ee waa mid fal celin ah.
Aan idin canaanto canaan walaaltinnimo,haddaad tihiin qabiil isku kalsoon maad i dhaqantaan sida dad isku kalsoon oo intaad bulshada cay iyo ku kala irdhaynaysaan iska xilsaartaan midnimada iyo wada jirka ummadda soomaaliyeed!
war halays cafiyo dalkeenna wanaag aan uhorseedno,haddii kale waxaa idinku rumoobaya maahmaahda aranaysa:Doqoni meel lagu diriray ogayd ee meel lagu heshiiyey ma ogayn!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye run ah

Monday, November 06, 2000 - 07:51 am
Hawiyen dhegaysa o maqla waxa mesha ka hadlayaa waa uun DAAROOD inta naagahoodii jareer ku wastay xaryaha qaxootiga ee Kenya shalayto BBC sheegaysay in gabdhoodii lagu dayriyay ilma jareertu ka dhashay.......

waxa sidaas u galayna wa hawiye.

lool.....lol.........lool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yahoo

Monday, November 06, 2000 - 06:47 pm
lol
ala cilmi daranaayeey
lol lol lol lol
qosol baan la raftey war waa ninkaagan or naagtaadan la baxdey haaweeye maxaad tirina yahoo waa magac yahuud aa???????
lol
lol
ma garaadkaagii iyo cilmigaagii baa intaas ku siiyayna ileen wixii la sheegaayey waxbaa ka jira oo awalba dameer lee ahayd xirfadaada saa kiinii ugu weynaa ayaaba bbc ka yiri ee teeda kalena ha ii soo jawaabin adigoon soo baranin yahoo iyo waxay tahay jaahilyahow jaahilku dhaley ...
mida aad leedahayna wasmo leen aqaanaa ileen wixii lagaa sheegi jirey afkaadaa iskugu marqaati furtey sababtoo ah hawiyaha waa wax markoodii horeba xaaraan ku dhashey ayaan maqli jiree ileen qofyahow waa run xaaraan aa la idinku dhaley waa adiga waxaas aan aqaan ku faanayee barasho horteed ha i nicin.
teeda kalena ma ku riyoonooysaa nimankiinaa ka soo tagtaan calaashaan.........lol
ala yaa ii qosla war anigoo arkaaya igaar cideeda ah maxaan ku falaa futo madoobe adoo ah jagadii dameer wadistana ali khaleef uu kuu soo wado wixii laguugu dhiibi lahaa.
igaar shaarkiisa carfaayaan heli karnaa maxaa igu wata koo moxog iyo maankaal iiga sheekeeya iyo guurow.........
maxaanse kaaga cabsanaayaa waa adiga leh waad igu inkireysaa ma horaan isu naqaaney cajiib futo madoobe sanku neefle eh leeba tahee.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye

Monday, November 06, 2000 - 11:37 pm
To yahoo

Markale aan ku saxo waan ku aqaanaahe marba haddaad ka hadashay sex staff like (maankaal moxog iyo guurow) haddaadan abgaal wasin maxaa ku baray intaas.

Tan kale runta haddiidin waayo shaati carfaayo wax ma waso waxna ma qanciyo ee waxaa wax wasa CAAR waxna qanciya.

waana mahadsan tahay some how sidaad runta u sheegtay ood u tiri waxaan heystaa shaar carfaayo laakiin aadan heysan CAAR no problem as somalian sister hadaad CAAR wellcome to me haddii aad rabtid sheeko go to him(kus-yare) good luck to you sis

To Hobyo
bro adi hadaad africa ka timid marka leave me alone waayo tan waa xigmadda yurub aan ka helnay Demogratic

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lover abgaal

Tuesday, November 07, 2000 - 12:04 am
to yahoo

I can give you my E-mail adress because you are talking about sex staf you know what I mean sis I am Abgaal boy good lover boy you know what I mean sis Don`t worry welcome any time sis you know what I mean sis, if you talk moxog mankaal and guurow thinks like that sis I will give you full respect, you good time and good kick allways
many kiss sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yahoo

Tuesday, November 07, 2000 - 10:44 am
ala maxaa maalinba maalinta ka danbeysa jaahilnimadada ii kordheysa maxaad tiri yaa ku barey aa waxaa i barey wax hada la is warsado ma aha sababtoo ah waad og tahay in aad slave ii ahaayeen oo aan yasi jirey ilaa hadana yaso once again aad ayaad ugu mahadsan tahay in aad ogaato oo aad qirato sidaan kuu yaso.....

shaati uraayana nin uma aqaaan iyo weliba waxaa marqaati fur ii aha sida ragnimo dhiman u tahay adoo haweenka la jaq jaq leh taas oo ahh calaamadaha lagu garto slave marka uu la goor goortamaayo managerkiisa oo uu leeyahay lacagta hala ii kordhiyo..........


waan ku faraxsanahay in aad ogaaato oo aad qirato sidaan kuu yaso ....


shaati carfaayo no moxog iyo maankaal etc... eee marka marba shaati ha ii soo gashan aniga waa calaamadihii lagu yaqaaney tuugsigaada waa adigan isu soo bixiyey love abgaaaale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye

Wednesday, November 08, 2000 - 12:43 am
TO YAHOO

runta ma diidaayo ee runta hadiidin ok

ka soo qaad inaan SLAVE kuu ahay no problem as long as get paid fine

lakiin naagahiina like you aan slave u aheyn marka uu ninkiina shaqadda jiro waxaad nagu qasbi jirteen inaan idiin raaxeyno idiin qubeyno saliid dhabarka idiin marino dhabarka idinka qanqaniino
barida idinka qanqanjaruufano markaaasna SLAVE nooguma wacdaane ruuney runta waa lama huraan ee sheeg magacyadda aad noogu wacdaan markaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yahoo

Wednesday, November 08, 2000 - 03:39 pm
to hawiye:

saaxiib jooji beenta iyo faa taa dhigta aad heyso kow dheh ta kale waa wax aad iyo aad looga matago waxa aad sheeganayso iyo sidaad u hadlayso ileen lama huraan waa coos jiilaal adigu waxaad is lahayd is difaac laakiin more aad ii soo jawaabto waa more aan dadweynaha ku sii baro waxaad tahay iyo sida guro gurada leh oo hawiyuhu haweenka ula tirsadaan waxbaaba ii dhinaa laakiin maxay tahay weligey ma arag nin nin isku tilmaamayo oo leh qanjaruufoH qaniinshoh qabeesoh ar soomaaliyeey maxay ahaydna langueges kaan.......
war heedhe meel aad joogtaanba ileen waa run waxay dadka sheegaan waxaaba idinka maqan habka loo hadlo oo weliba ragga iyo dumarka loola hadlo saa waxaa taihiin nnimankan leh 10 sano ka hor wax uma tagin
ee shmun nin haaadaa....
ha ku riyoonin in aad riyana igu arkaysid ama aad igu arki jirteyba dhabna iskaba daa eee
naag daaroodna wey iskala kaa weyn tahay .........
kuumana rabto.......marka sheekooyinka qayaaliga ah waa laga roon yahay xooggaaa iyo beentaba.
saa waxaaadba tiri yahoo waa magac yahuud marka qof garaadkiisa iyo cilmigiiisuba sidaas yihiin muxuu run sheegaa amaba wax u baran karaa been ayuuba hada ku jiraa ee saa xaggee isaga yimaadeen yaahoo iyo yahuud cajaa ib badanaa garaad kaaguba waa intaas marka wax kale oo aan kasii wada hadalno ma jiro mana u baahni hadalkaada ee hadaad taqaan sida wax lo qoro ha ii soo jawaabin jaaw....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.