Anonymous | Wednesday, November 01, 2000 - 09:21 pm Cidkaleba uma baahni mar haddii walaalkay Talyaani diyaar u yahay inuu i caawiyo oo uu raashin iyo hubkii qatarta ahaa isiiyo diyaar u yahay. Nooloow waligaa nooloow walaalkay Talyaaniyoow. |
Yaahuu | Wednesday, November 01, 2000 - 09:34 pm Aryaa Anonymous Where did you get "Walaalkey Talyaaniga" Aryaa ma abgaal baa tahay waa taa dhihi jirteen abgaal cimaan iyo talyaani cismaan waa walaalo so bro if that Kufar is your brother, you are alone, don't put the Somali name in there, cause skunk person like you have no clue what so ever. Somalis are better that that!!!!! |
Anonymous | Thursday, November 02, 2000 - 03:47 am Shalay hubkaan isku difaacaayay yaa isiiyay iyo baastadaas cunaysay markay rabtay inay snm dhulka qabsato, talyaani ma ahaynoo. Walaalkeen Talyaani weligiis ha jiroo ha joogo. isagaa hadda isaaqa nala soo qabqabanaaya. |
Anonymous | Thursday, November 02, 2000 - 09:38 pm baastada ilaahbaa nasiiyey ee taa ogow. Kaalay adiga ma talyaani ayaa ku qaba? |