Anonymous | Wednesday, November 01, 2000 - 11:05 pm *Walaahi madaxa ha laga garaco garxajis mar labaad , way kibrenee. |
JR. | Monday, November 06, 2000 - 05:21 pm WAAN KA HUMAHAY ADIGOO ISAQA AH INAAD WALALAHAA GARXAJIS AFLA GAADEYSID. ANIGA OO AH OGAADEEN, GARXAJIS WAANU IS DILNAA WAANA ISDHALNAA, LABA DAASNA WAAD UGU TAGI GARXAJIS, LAKIIN CEYDA DAA. WAA DAD WANAAGSAN OO SOMALI DOON AH. |
Anonymous | Tuesday, November 07, 2000 - 01:00 am GARXAJIS MADAXA HALAGA GARAACO BAAD LEEDAHAY DOQONIIMADAAS IS KADAA GARXAJIS WAA QABIIL DHAN, QABIIL QABIIL MADAXA KAGARAACI KARA MAJIRO SOOMAALI WAAD ARAGTAA MAANTA WAANA KUU JAAHILNIMO EE HURDADAKA TOOS. ANIGOO SACADMUUSE AH IN QOF OGAADEEN AH UU KUU SHEEGAY WAA KUU DOQONIIMO ALAYLEH IS QARISAY DOQONIIMADAADII QABIIL NA HACAAYIN SHAQSI WAAD IS QAB SANKARTAAN LAAKIIN QABIILDHAN MAYA MAYA MAYA WAKEUP BROTHER OR SISTER AYADII QUR AANKA AH XASUUSO. |
GREAT-GARXAJIS | Tuesday, November 07, 2000 - 06:47 am salaan dhamaan kaa dib salaanta horta hadaad nin ama naag sharaf leh magac ayaad soo qaadan lahayed laakin qof xanoonsanaya ayaad iila eegtahay sxb garxajis waa omad dhan dagaalna cidee wax kaga qadii mayso watii ina cigaal iyo isaaq oo dhan maca gudebiirsina ku dar isa soo raaciin shilina kamay qaadin hada waa umaad dhan iyo qolo kali ah,hadaba anonymous isla xishood oo bal wax isku fal hadii kalana calool xuma ayaad laa dhiman doonta,macaa ogaadenkii ila konki habr-yoonis aay isdagaalayeen aya kula yaabay waar carar oo isaas neefyoow xolaha'ah. |
Anonymous | Tuesday, November 07, 2000 - 08:24 am Dr J iyo Garxajis labo qof maxaad iskaga dhigee hal qof inaad tahay waxaa la fahmey 1900dii marka saaxiib in dadka leysku miineeyo waa wax aaad u xun, ee iska daa maangaabyahow. |
NACAS DILE.. | Tuesday, November 07, 2000 - 09:16 am TO. MAGACLAAWE.. SXB GARXAJIS ALAA U HIILINAYA EE XAARKA MEEL LA AAD HADII ATAHAY KUWII AAN ........ |