site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DAWLADDA .KMG. iyo GOBOL CUSUB.... IN SOMALILAND

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): DAWLADDA .KMG. iyo GOBOL CUSUB.... IN SOMALILAND
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NABAD DIID

Thursday, November 02, 2000 - 01:54 am
Ujeedada shirkii carta ayaa ahayd in
Ismail Omer Gelle
ka dhameysto Gobol la yiraahdo SALAL
oo ka go'a Gobolka AWDAL.
Somaliland maxay arintaas ka damacsanytahay
Reer Awdal ayagana mowqifkoodu muxuu
yahay.
arintaasi waa run waxayna ka mid aheyd
sobabihii GADABURSIGU> uu shirka uga
baxay, isaga oo Ismail uu
daneynayo ceelasha patroolka
ah ee ee ka shaqeynaysay shirkadii CHEVRON
iyada oo SU-CONTRACT ku siisaay
shirkadii aan u shaqayn jirey ee
BOWDAN DRILLING ee dooxada loo yaqaan
CEEL-GAAL
halka labada cel ee kale ay ku yaalaan
BADDA dhexdeeda duleedka ZEILA IYO lughaya
iyo ceelka sedexaad oo ku yaal
Geerisa halkii 1878 FAmily GUULEED
oo ahaa EX-PRESIDENT djibouti uu usoo
qaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUJAAHID

Thursday, November 02, 2000 - 03:23 am
GADABUURSI IYO CIISE WAXBA MA KALA LAHA

HADDII GOBOL CUSUB LA DHISANA, ANAGA FAA'IIDO WEYN AYAA NOOGU JIRTA OO AH INAAN KA GO'ONO SOMALILAND, WAXNA LA QAYBSANNO WALAALAHAYAGA CIISE IYO SOMALIWEYN.

SIDA XAQIIQDA AHNA, GOBOLKA CUSUB WAXA MAAMULI DOONA DADKII U BADNAADA UNA AQOON BATA. WAANA GADSABUURSI.

ISMAACIIL CUMAR GELLE, MAAMULI MAAYO, SOONA FARA GALIN MAAYO.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.