site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Somaliland oo Itoobiya ku wareejisay deakadii Berbara

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Somaliland oo Itoobiya ku wareejisay deakadii Berbara
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil Bari

Thursday, November 02, 2000 - 08:16 am
Sida aad ku aregteen wargeysyada Soomaalida iyo aduunkaba ninkii ina Cigaal markuu maqley dawlad Soomaaliyeed baa dhalatey buu intuu orday Xabashi u tegay una ogolaadey inay waxwalba kala soo degaan dekada Berbara maamulkeedana wax ku yeeshaan isagana qandaraas ku siiyaan inuu keeno baabuurta xamuulka halkaa kasii qaadeysa waxaa kaloo uu wediistey in ay ka difaacaan dawlada soomaaliya laga dhisay.

Waxaa kale oo iyana weli dacwadeedii socotaa haamihii shidaalka ee Berbara oo iyana laaluush kaga qaatey shirkad faransiis ah layidhaahdi Total uuna u saxiixay inay haystaan 50 sano halkaasna uu kaga qaadey shirkadihii Somaaliyeed ee ilaa intii wadanku burburay haamaha marna dayactirayey marna ku shaqaysanayey.

Markaa dadkan wax yaabaha aan jirin iyo aflagaadada meeshan kaga hadlow la kalaya wax lataaban karo madasha.

Warkana iyadoo aan la dheyelsan si daacadnimo ku jirto haloo qaato hana looga faaloodo.

Jibriil Bari
waad mahadsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oodweine

Thursday, November 02, 2000 - 09:11 am
Horumar weyn ayuu usoo hooyay cigal S/land dadkeeda. Ethiopia (our neighbour) is highly populated and landlocked. This move is the first step to utilize the naturally strategic port of Berbera to the benefit of our impoverished nation. Transit trade and other commerce between the two peoples will enrich us. Don't be pessimistic about this move. I think this wo'nt be good news to Djiboutians who won't be able to compete with S/landers when it comes to trade. I don't agree with Egals contract with Mobil.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.