site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Haweenka Somaliyeed ma la iloway oo wasiirada loogu dari waayay sariirta aad ka dareemi doontan ragiyow

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Haweenka Somaliyeed ma la iloway oo wasiirada loogu dari waayay sariirta aad ka dareemi doontan ragiyow
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hasno

Thursday, November 02, 2000 - 09:25 am
To:DKM iyo Ragga Somaliyeed
-----------------------

Waxaa wax laga xishooda ah in maanta oo niyada
noo dhisantay niyad jab la inaku riday oo
Dowladii aan intaas ku taameynay la inooka
waayay hal wasiir, waxba ha sabab haka dhiganin
qabilka aan soo magacaabin kuli waxay ku yimaaden waanu ogeyn.

dhammaan haween somaliyeed waxaan codsanayaa
mudaaharaad ku qaadaan raga oo sariirta ku ciqaabtan,ilaa ay ogaadaan arinkaas waa in aan
wadnaa,walayaal xuquuqdeyni raga aa duudsiyay
iyagaa hoogana badeen.
ragow waa inoo dagaalka sdariirta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farax

Thursday, November 02, 2000 - 10:10 am
naa naga aamuus oo hanugu dirin naagaha oooooos

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xiirey

Thursday, November 02, 2000 - 10:36 am
To: Hasno
Abaayo waa runtaa, laakin ma waadan ogayn haweenka waxaa la,siiyay 1 wasiir, iyo 3 wasiiro ku xigeen waa laga yaabaa in ay saluugaan, laakin maanta wadankii waxaa ka jira qabiil not a Qaran, marka walaalayaal suga marka aan Qaran noqono.
Tan kale waa idiin qirsanahay in aad qayb wayn ka qaadateen heshiiskii ummada Soomaaliyeed...
F.G. please sariirta hanagu ciqaabina qaas ahaan ragaynaa qurbaha jooga wax aan ka qabo karno aaba iska yar, ee Hasnoooy Gabdhaha hanagu dirin..

Welove you sisters U R the best!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hasno

Thursday, November 02, 2000 - 01:04 pm
To: Xiirey
------


Walaal xirey waxaan taaganahay khatiyaan ragga
Somaaliyeed ma xishoodaan oo ma qimeyaan
walaahi waan xishooda marki dumarka ajnabiga
aan wada sheekeysaneyno sida xaaladeyna
tahay aan oga hay wayahaan waxaan dhihi hadda
dowlad noolatay oo A/qaasim aad baan ugu
hanweynaa asiga Galeydh iyo Madaxweynaha Djibouti Mudane I/Omar,waa naxdin weyn durbadiiba
ay rag uun meel walba laka siyo waa dhageystay
wareysigi Galeydh uu yiri qabiilka aan magacaabin
maxaa qabiil ah Ismail Omar Gelle wuxuu naga
Dhigay Dumarka Somaliyeed sidaas baan golaha
ku galnay ee ma qabiilbaa na soo xulay.
Hadda Adiga waxaad ileedahay Hal wasiir ayaa
la siyay Maxaad been ka faleysa yaa xiirey
wasiir ku xigeen gartay ee wasiir ma jiro tan
iyo xiligii aan qaadanayay xoriyada war isku
xishooda oo naga daaya been iyo midab takoornimada olalaha wuu bilowday ilaa aad wax garataan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

run sheeg

Thursday, November 02, 2000 - 04:25 pm
salaan kaa dib waxaay sheegtay hasno waa arin dhab ah haweenka soomaliyeed sii oo han waayen ayey oo gaa qaayeb qateen shrkii carta hadana korsii kaliya lagamasiin waayu tolow!!???

tasu waxaay ina tosaaysa rag soomalida oo wale kaa ilbixi laa yasida haweenka

after all wadankii raga soomaliyeed aya domiyeey dumarkuna wax wanaag iyo nabad duun aan ahayen maa laha

laakiin hasno koleey anigu nin single ah (duub)ayaan ahaay oo dagaalkaa sariita waan kaa badbadayaa lol ee raga kale u sheeg

nabadeey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.