site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Isaaqu maxay hadba qabiil kale isaga dhigayaan si ay isugu diraan qabiilooyinka kale

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Isaaqu maxay hadba qabiil kale isaga dhigayaan si ay isugu diraan qabiilooyinka kale
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL SOMALI

Thursday, November 02, 2000 - 09:32 am
waxaan u fiirsaday waxa dad ka isku dirayaa in ay yhiin Isaaq oo raba in ay burburiyaan dawlada cusub kolkaa kolkaa XAASID MAAYA AFLAX.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

realsomali2

Thursday, November 02, 2000 - 09:57 am
real somali waxaad tahay nin aad u aqli badan somalidana adigoo kale wuu ku yar yahay,saxiib waa runtaa oo isaaq fadhi uma yaal oo hadii koonfur hishiiso xer-yihiin qaxootiga ayay ku laa banayaan ama soomalinimo ayay ogolaanayaan waa run oo waxa wax isku dira halkaan waa iyaga qurunka qurnku dhalay ee ingiriiska garac yadiisa,futada ayaa cun cunaysa biyihii ingiriiska ayay u baahan tahay lakiin koonfur baa idin islaamin,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 11:05 am
Anigu caayi maayo laakiin waxaan leeyahy ka waantooba dadka aad isku diraysaan waa ceeb waxa kani ka shaqeeya Somalinimo ee iska daaya waxaan aad qasaysaan waxay dani idinku jirtaa Somali sharafteeda maxaa yeelay caalamku wuxuu idiin yaqaanaa Somaali ee idiin ma yaqaano waxa aad ismoodaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 11:39 am
TO;labdan nacas:

shaqo kale oo aan izaaq ahayn baad weydeen,maxaa laisugu kiindiri eed aad meesha ku haysaan,waxa kaliya oo aad meesha ku haysaan waa nacnac iyo dabaal nimo,somalidana xayawaaniintiinasi ma matali kartaan,hadaba izaaqu waa dad tashaday,cay aad ku soo qortaan internetkuna waxaba ka qaadimayso.ee shaqo kale yeesha doofaarayahow,dameeraha ayaa idin dhaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Peace

Friday, November 03, 2000 - 11:32 am
To: failed real Somalis,

Marka hore cay afkii ay ka soo baxdo ayay ku noqotaa!
marlabaad Issaqan aad hadal haysaan ma koonfur ayay joogaan?
Waxaa lagu maahmaahay, ninkii tiisa daryeela ayaa, midkalena ku dara!
Dadka Kenya ku nool iyo Reer koonfur waxaa isku mid, only waxay ku kala duwanyihiin, diinta.

Markaa Somaliland kaligeed aya taagantahay, taagnaana doontaana, markaa intaad meel aydan lahayn aad waqti badank ku luminaysaan, dalkiina nabad u raadsada.
Peace to all humanity

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CUPUTER

Friday, November 10, 2000 - 11:12 am
KOONFUREEY SOOMAALIDU WAXAY KU MAAH-MAAHDAA FARAS AADAN LAHAYN FUULIMAADKIISA FUTO QALAL AYAA LAGA QAADAA! MIDDA KALE MA ILAWDAY CASHARADII ANN U DHIGANAY KOONFUR 1988 ANAGOO JABHADA AH MAANTA OON DAWLAD AHYNA MAXAAD U MALAYN WAXAANSE FILAYAA
WAXAAD ILAWDEEN DURUUSTII HORE OO U BAAHAN IN DIB LOO CUSBOONAYSIIYO. ALLA HA U NAXARIISTEE C/LAAHI SULDAAN TIMACADE OO LAHADLAAYA AMXAARO AYAA YIDHI (HASHAAN GAADAWAYNAW LIBAAX UGA GABAN WAAYAY INAAN GORAYO CAWL UGA TAGAA WAA WAX SOO GO`AY) WAXAAN LEEYAHAY HASHAAN UGA GABAN WAAYAY AFWEYNE IYO KOONFUR OO DHAN INAAN MOORYAALAYAAL QUDH QUDHMUUN UGA TAGAA!
WAXAAN KU SOO KOOBAYA ERAYADII SALAAN CARABAY ISAGOO CALI DHUUX LA HADLAAYA
(HADAAD FICIL HINAASTAY ASEED HIILIN KARI WAYDAY MA AFKAAD KU CIIL BIXI CIDLAAD KA HANJABAYSAAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

911

Friday, November 10, 2000 - 05:53 pm
reer hargeysa iskadaaya dadkaad iskadhigeysaan qaarka idinkamidka ah ee shaqo kadhigtey iney dadka iskudiraan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hasan

Sunday, November 12, 2000 - 01:55 pm
isaaz cuqdad bay qabaan meel ma istaagi karaan inay labo reer oo walaalo ah isku diraan ma ogiye.qofka haduu cuqdad ama kooblaso qabo meel ma istaagi karo!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Regeedii

Monday, November 13, 2000 - 05:15 am
Walawayn ma Issaaq baa magiciisa meel dhiwaydeen
Hoyadiin futda madow ka wasa.
Kalabyahay kala usgaga badan leh.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.