site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

TAARIIKHDA MUUSE SUUDI YALAXOOW

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): TAARIIKHDA MUUSE SUUDI YALAXOOW
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CILMI

Thursday, November 02, 2000 - 09:37 am
Soomaliyeey waxyar intaan cayda iska deyno aan kala faa'iideysano.

Waxaan rabi lahaa inaan wax ka ogaado taariikhda Muuse Suudi yalaxow oo ayaantan danbe wararka Soomaliya ka imaada aad ugu jira.

Waxaan jeclaan lahaa inaan ogaado:
1- Da'aadiisa (Qiyaas)
2- Waa dowladda Soomaiya jirtey wucxuu ahaa
3- Dagaalka Skeeye siduu kusoo galay
4- Qaybta uu ka qaatay dagaalka sokeeye
5- Caruur xaasas maleeyahay?
6- Cilmigiisu intee gaarsiisayn yahay?
7- Qabiilka uu ama ka dhashay

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAR URIYE

Thursday, November 02, 2000 - 09:55 am
WAAR WAA DAMEERALEY
IN TAASAA KUGU FILANE MAXAAD A RABTAA?

SO WALAWEYN UUN MAAHA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CILMI

Thursday, November 02, 2000 - 10:03 am
Walaal Xaar: Suaashaydu adiga kuguma socon ee waxay ku socotaa dadka caqliga lh. mar danbana kuuma soo jawaabayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciyaal Fay Ali

Thursday, November 02, 2000 - 10:32 am
Hadaan kaaga waramo (YALAXOW) anigu waxaan ahey reer waqooyi laakiin waxaan ku korey MOGADISHO,waxaana dhigan jirey dugsiga hoose dhexe ee siyaad hussein ee ku yaaley degmada wada jir markii aan ka baxey waxaan bilaabey dugsiga sare ee wada jir waxaana ka qalin jebiyey 1984,ka dib waxaan aadey 2 sano oo ah NATIONAL SERVICE.ka dib markaan soo dhameystey waxaan aadey 2 years oo ACCOUNTANCE AH intaasi waa is barashadeenii hadaan u dhaadhaco aqoonta aan u leeyahay YALAXOW,Yallaxow waxuu saaxiib la ahaa nin la oran jirey AXMED HUU OO ABGAAL ahaa ninkii yaqaan baa yaqaanee waxuuna bakhaaro waa weyn oo alaabta dhismaha lagu gado ku lahaa mac-macaanka MADIINA ,YALAXOW markaa waxuu ahaa shaqaale u shaqeeya iskaashatada baabuurta ee gura dhagxaanta laga soo qodi jirey kaawa godey waxuuna ka ahaa ninka gawaarida xisaabiya inta biyaajo ee ay qaadeen waxuu kaloo lahaa baraako lagu gado jiingada duuga ah,markaa saaxiiboow anigu intaas ayaan ka aqaanaa SUUDI YALAXOW,,THANKS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MADOBE

Thursday, November 02, 2000 - 01:50 pm
WARAA CIYAAL FAACALI WACASLAA TAHAY WAAN GU GARTAY AHMAD HO WAXAA MADIINO KA BURIYAY MUUSE SUUDI TAAS HADAAN HALKAAS UKA BAXO.

I USED TO GO TO THE MIDDLE SCHOOL OF SIYAD BARRE AND WHEN I FINISHED I WENT TO WADAJIR HIGH SCHOOL AND OUR PRINCIBLES NAME WAS OMAR GULWADE. I LAUGHED WHEN I HEARD WHAT U SAID, BECAUSE THAT MEANS WE ACTUALLY LIVED IN THE SAME NEIGHBORHOOD!

AND I DO NOT NO THE BACKROUND OF THIS GUY. AND I KNOW HE CAN •••• SOME PEOPLE LIKE THE GUY WHO OPENED THIS TOPIC.

HAHA

LOL!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CILMI

Thursday, November 02, 2000 - 04:30 pm
Fay Cali thanx bro. Madoobe, are u a faggot? What do you mean by he can •••• some ppl like me? Admittedly, you know that the guy fucks other guys which is Haram and you must be telling us because of your experience with the man. Did he rape you or one of your siblings?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Thursday, November 02, 2000 - 04:41 pm
any waxaan aqaan inuu wiil dheer oo la dhaho Abshir muuse oo dagan Seattle Wa. uu dhallay.. wiilkuusu waa nin odaya oo fiicana . Reer majeerteena ooy Aqoon dheer isu leeyihiin ay Faliy ahaan isula yimaadeen America.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

m/degaan

Friday, November 03, 2000 - 09:14 am
aan idin waramo ninka ina suudi aniga maaqaano taariiqdisii hore laakiin waxaa tii danbe markaan wax idinkaga taabto waxa ku kalifay inow dagaalamo habargidir oodoonaysay inay qabsato deekaan koofur galbeed ee muqdisho ayaa dadki dagaankadaganaa oou badan abgaal ookuhishiiyeen inay isdifaacaan waxaa madax looga dhigay ina suudi waana kuguulaysteen inay iska celiyaan dadka kusoogardarooday hadana waa ninka ugu awooda badan hogaamiyo kooxeedyada waxoona xirooyin kuleeyahay koofur galbeedmuqdidho iyo waqooyiga waana ninki badbaadiyay reer hilowle oobada lagu shubaayo meelna dajiyay weeradi loo gaystay muuse muudi iyo cismaan caato waxaa isku biirsaday nimamki lamacag baxay salbalaar oo isugu jiray soomaalibadan hadii aan wax yar kasheego habargidir.ogaadeen. abgaal.shiiqaal.murusade.eelaay.ooay kala hogaaminaayeen naman ay kamid yihiin gen ceydiid oosida laogyahay u dhintay dhaawac kasoogaaray dagaalkaas qanyare .axmad cumar jees.kuma sookoobi karo meeshaan filin toban sano socday wa ninki jilibka udhigay kaligiis hishiiskii qaahira ee sadex geesoodka ahaa ee ayku kuheshiiyeen inay qaybsadaan maamulka gabaoka banaadir cali madhi.xuseen caydiid.cismaan caato .meeshi udanbaysana waa la ogaa muusa muuse waa halyeey soomaaliyeed oo nadiif ah xaq udirir ah
waa nin hawiye ah waana abgaal oo wacbuudhan . daa uud sidaas iyo barasho wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

puntlander

Friday, November 03, 2000 - 09:37 am
oo hadde marka maa dameerkiisii maa iskaga laabto,illeen dalkii dowlad baa u dhalataye,mise mise sida loo bilaabo ayuu yaqaan ee sida loo dhammeeyo ma lahan,taasi waxay noo muujinaysaa in hawiye cawaan yaha yahay,he was dameer wade he should go back to dameerwade...he shoulnot expect any thing bigger than that.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shineemo Wadajir

Friday, November 03, 2000 - 10:19 am
Dear Cilmi,

Aad baan ugu faraxsanahey inaan aqriyo mowducan qimaha leh ee aad furtey hadana sida xushmada leh uga codsatey in leys ixtiraamo.

Hadi an wax kairaahdo Alxaaji Muuse Sudi dad badan oo horey usoo sharaxeyna eey yaqaanaan balse intaan aniga kaogahey.


Ugu horeyn waa nin dadiisu u dhaxeyso 40--50, Dheer quruxsan, ganacsade weyn lacag ku lahaa xaafada madiino oo guriga hopoyadiisna dhabarka inagu haysay, ilaah kasakoownma aniga oo DAAROOD ah waxa ibadbaadiyey reerkiisa ugu dnbeetina aan kacodsaney iney na mbabixiyaan oo aan isaga laabano caabudwaaq weyna nagu gacan siiyeen."Mahadsanidiin baan leeyahey",.

Waxabarashadiisa magaranayo, balse waxan aqaan Walaki Dr Ibrahim Sudi iyo Walaaki kale Dr Cumar sudi waa famil willal badan iyo labo gabdhood intoooda badan ganacsato, saraakill iyo aqoonyahano weeye.

Waa ninki ugu horeye ee Somaliya ka hirgaliya maxkamad Islaami ah ee wax xukmiso, kuna diley marki ugu horeysey labo nin oo ina adeerdii ah kadib marki ey dilaan nin walaakood(ISLAAM) dileen oo shiqal ahaa.
Generally siyaasada maanta meesha taalo oo ah qabiil sxb aqoon muhiimm mahan balse yaa reerka u wacan bey tahey Ufoorso geeridi caydiid ka dib waxa soo baxey wiilkiisa Why? because aabihi ayey u arkeen inuu reerka u fiican yahey.

Gabo gabo Muse Sudi He is man that his family loves him what he does unlike ALi mahdi who abondoned his family by attending Arta conference whitout any agreement with his fellow (Abgaal) leaders.

Dad dhalinyaro ah oo beejkan wax kuqorayna waan islasoo kornay Reer madino Guul siiba xaafada Suuqa korkiisa ah Laanta 3aad inkato ooaan usoo guurey agagaaarka Hassan hillac.

Waa Ciyaal shinemo oo idin leh respect.

Cilmi thx again for this topic.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciyaal Fay Cali

Friday, November 03, 2000 - 10:46 am
Waraa anigu ma ihi waceyle ee waxaan ahey DHULLOS Lakiin saaxiiboow waxaan ahaa ciyaal madiina waxaana deganaa mac macaanka madiina waana garanayaa Cumar guulwade waxaanu isku xaafad aheen dhaliyaro badan oo waceysle ah oo kala MAHAMED ALI JILIBEY,MAHAMED TUUGAAR OO DAA,UUDA markaa saaxiiboow hadaad ciyaal madiina aheed isu kay sheeg aan sheekaysanee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CILMI

Friday, November 03, 2000 - 10:50 am
Thank you very much walaalahayga Soomaaliyeed inta wanaaga usoo jawaabtay. Puntlander, waa ka xumahay lakin dadka caqliga leh ayaan meesha u furay.

Runtii hadaan kala faa'iideysano oo la is dhaafsado taariikh iyo figrado dadku way is baranayaan intana way isaga soo dhawaanayaan. Aad iyo aad ayaan idiinku mahadinayaa sababtoo ah maanta waxaan wax ka bartay taariikhda mid kamida hogaamiyaassha Soomaaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MADOOBE

Friday, November 03, 2000 - 01:51 pm
TO CIYAAL FAA CALI
Saaxiib waxaad rabto ahow aniga ma aaminsani qabiil laakin munaafaqnimada ayaan necbahay taas hadaan halkaas ugabaxo.
saaxiib waxaan taganaa suuqawan agtiisa waxaana socor ama banooni gu cayaari jiray degmada horteeda mataqaanaa dhabaray saciidmariil diide cirbo ibraahim qanduurey kooxdaydana waxay ka imaan jireen godka hadaad taqaanid.
waxaana joogaa USA.
to- shineemo wadajir
saxiib waad salaaman tahay salaan ka did.
ninyahow inaad noo kala faaniso WARLORD ma fiicna
CALI MUUSE BOOT waa walaalo hadana isgu siyaasad ma aha muuse yalaxow iyo xuseen boot waxay wadaan ITOOPIYA oo cadowga umadda soomaaliyeed ah.
calina wuu kasoo horjeeda marka farqikaas ayaa adhaxeeyo.
saxiib marka waa inaan iska daynaa ina adeersika oo runta aan usheegnaa ummadda soomaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamar-Jadid

Friday, November 03, 2000 - 02:08 pm
anigu intan ka aqaan waa inuu ka ganacsan jiray carakawada oo uu waagii hore isagu wadi jiray gari dibile ah, ka dib markuu siyasada so galay shaqaale ayuu samaystay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shilke

Saturday, November 04, 2000 - 08:15 am
markii aannu magaciisa eegnay,markii aan qabiilkiisa fiirinay,markii aan u kuur gallay waxa runta ah ee uu yahay,markii aan la`tashannay wax garad badan oo abgaal ah iyo kuwo soomaaliyeed,waxaan go`aaminney in mudane muuse suudi loo dhiibo jago wanaagsan maadaaba uu ahaa ninkii qaxooti ahaanta u qaabiley badbaadiyeyna caato iyo reer hilowle oo fara baxsad ka ahaa dilkii iyo birayskii jenenkii asluubta baray daaroodka.hadaba shaqada ugu fiican ee muuse ka bixi karo waxay tahay, jagadan oo uu aad ugu farxi doono kana maqsuud noqonb doono waana;-maamulaha iyo tababaraha dameeraaleyda xaafadda madiina qaybta xoosh.jagadaan oo ah jago soomaali-weyn u dooratay muuse suudi oo la sheegay in uu suulka wax ku saxiixo qarnigan 20aad. wada shaqeeyn wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 04, 2000 - 08:55 am
TO SHIILKE
lo AH HAHAHHHHH HAHAAHH YOU ARE FANY MOTHER FUCKER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil-abgaal

Saturday, November 04, 2000 - 08:27 pm
shilke hooyadaa iyo iljeexii ku dhalay was galkacyo maad aadid xaa inta la fadhidaa,
jaahil inaad tahay qarniga lagu jiro xitaa ma taqaanid, aan ku baro waa 21st century.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shineemo Wadajir

Sunday, November 05, 2000 - 02:04 am
To madoobe,

Haddii aad intaas dhalinyaro taqaanid ana waad itaqaan saaxiib ee magacaaga sax hadana waxaan la joogaa Alqadiib, Jhon seego iyo kuwa kale oo badan waana asxaabteey like qadar weyne degmadan waxaa ku cayaari jirey nin aad u qadariyo ciyaartiis(TESTO) inkastoo eey kabadiyeen mar kooxdeyda CIyaalka Isbartiibada 1984 haddi aad xasuusato rigoore uu dhaliyey SWhiino oo hada London degen lugta alaha kagooyee.

Xaafadeena waxaa degenaa cayaaryahano waa weyn sych as Fanax, suulnuug, aweys biyo, Ibra iyo kuwa kalew oo qaali nagu ah.


Hadana waxaa aad ugu hambalyeynaa Muuse Suudi iyo Shaqadiisa uu xaafad ka hayo gul ayaan leyahaey sababtoo ah dulmi ayaan ku jiri laheyn maalin walbo Itoobiyana kuwaa maanta dad soomali oo soomali kale gumaysaneeso ayey kakacshen marka hadi aad gacan saaar uu lalleeyahey Muuse itoobiya so be ity, halka yaman jabhada carta ku soo gureeso hubka dalka ee walllaakeey taariqda yeysan kaa qaadin qabiil jacleesi ee waxaad ogaata xaqiiqda iyo dulmiga uu bulshadeebna ugeestey Cali mahdi, Immmaka, Ugaaska iyo kuwa laxariira waaxan leenahey Xaajiga iyobood kusocda halgankan waaana idin garab taaganehey haddii aan nahey Sommalida doorbideesa iney gaalo nagumeesato rather then Habargidir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Washafateyn

Sunday, November 05, 2000 - 02:08 am
Waryaa anaa reer madiino ah xaafad Hassan Hillaac inteed kadagneed ii soo sheeg Shineemo wadjir, anaa kabaxey iskool siyaad kadibna hamarsare Asxaabta reer madiino halidin maqlo guul guys.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUUX

Sunday, November 05, 2000 - 03:32 am
TO: SHILKE

WARYAA CAABADKA DAA MUUSE SUUDI WAA NIN RAG AH OO LABA XIINIIYOOD AH OO CAYDIID IYO INTUU DABADA KAWATAY XABAD DABADA KAGASHAY. WAANA OG TAHAY ILAA IYO HADA INUU ASGA YAHAY NINKA KALA MAAMULA XAMAR, XAATAA AY ILMO CAYDIID KUCDHIWAAYEEN IN AY AIRPORTKA FURAAN IYO DAKADA BA.
ANIGA NIN HAWIYE AH MA AHI WAXAAN AHAY NIN MAJEERTEEN AH. MUUSE SUUDINA WAXAAN U ARKAA IN UU YAHAY HOOGAAMIYAASHA HAWEYA NINKA UGUROON OO LAFAHMI KARO.

EE ILJEEXAY ANAGAA IS NAQAANEE KOLBA XAMAR SUUDI KAASOO SAARYEE GALKACYO IIGU IIMOW. SHILKA HAADANA HASOO ILAAWIN. ANAA DIINTAADA KUBARAAYEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 07:17 am
To shilke

waad qaladey xirfadda muuse suudi ma ahan Dameer wadid ee waa dibile wade sidda ay noo sheegeen ragga hore ee ka faalooday siddaa dardeed haddii larabo nabat soomali oo raagta nin walba ha loo dixgaliyo CVgiisa.

To majeerteen

sidoo kale wallaal ninka waa dibile ee u dir dibilaha. oofeeyaddana ha garab kalaan wallaalkood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

celiyoow

Tuesday, November 07, 2000 - 05:21 am
dareeraala waaye iyo dibilo oow wadi jiray waxba matarayso waa ninka haysta suuga aykudhaartaan beesha cayr eeloo yaqaan bunka iyo taranta satihi marxuun xersi caweeye eemaalinwalba dhax marsiiya blaksii iyo baar ubax marka ninka rage ah waa loo ogaladaa waxa ow yahay waana halyeey soomaaliyeed oo dulmi diid taariiqdana way xusi doontaa
waxaa tahay waa lagaa yahay
cil

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ff

Wednesday, November 08, 2000 - 03:00 am
suudi yalaxow yalaxow sudi war heedhe ma magac buu waayay hooyadii wase waar magaca ka badala magaca baa haleynayee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahalow

Tuesday, November 14, 2000 - 10:19 am
Assalaamucaleykum..
walalaheyga somaliyeed
iyo gaar ahaan cilmi..
saaxiibayaalow horta aniga reee maddino baan ahaa, ree cali xuseen, muusse intaan ka aqaan anigoo daacad ugahadlaya waxaan leeyahy wuxuu ahaan jiray sida la soo sheegayba ganacsade, oo garashle ah waliba, wuxuu leeyahay xaas weyn oo al dhoho SAHRO QALIIF, iyada iyo caruurteedana waxey ku noolyihiin PAKISTAN, waa shiiqaal iyada, waxaana dhalay oday boolis ah, suudi isaga backgrounkiisa waa nin cilmiga diinta ku fiicnaa, xitaa waxaan ilaahey ugu dhaarana inaan ka qeyb galay muxaadaro uu isagu qabanqaabiye ka ahaa, aniga aabahey bey saaxiib ahaayen, waa nin aad u dheer gar weyna leh, misana hal adag, wuxuu markii uu dhisay maxkamada isu bedelay hogaamiye kooxeed muhiim ah, waxaan hubaa inuusan siyaasad waxba ka garaneyn, hase yeeshee waxaa la taliyayaal u ah odayaal dhaqameedyo uu ugu horeeyo aabihiis SUUDI YALAXOW!
muuse waligiis wuxuu ku fekeri jiray inuu madaxbanaani siyaasadeed helo, sidey aniga ila tahayna wuxuu ku raadiyay sida hogaamiyayaal badan ey ku raa diyeen(DIL)..
muuse wuxaa la dhashay aqoonyahano waaweyn oo midkood u shaqeeyo UN-ta, laakin iyaga lama tashado, waxaan isku galaad ahaan jirnay gabar walaashiis ah oo iyadna joogta PAKISTAN,waa jirtaa in wiilkiisa weyn reero daris ahaan usoo wadeen, xaaskiisa weyn sahro waa qof reer magaal ah oo aan lajecleyn muuse waxa uu ku jiray, waxeyna bacadle ku leheyd suuqa weyn ee madiino.
intaas baan ka aqaan suudi..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali Ajanti

Tuesday, November 14, 2000 - 12:59 pm
Benloow baad tahey celiyoow wadxna maadan sheegin ee soo sheeg iskuulka aad dhigan jirtey anaa Siyaad kabaxey 84 bro if your ciyaal madiino sax magacaaga ceeb maahan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fuuqaaye

Monday, November 20, 2000 - 07:29 am
Waa idin salaamay gaar ahaan Cilmi waxaan u malaynaa hada waan ognahay waxa muuse uu yahay laakin waxaan ku daraa aniga inuusan asiga kaligiis operationkiisa iyo shaqada uu wado kaligiisa uu fund garayn waxaa jiro niman badan oo Muuse cali basar iyo yuusuf macalin ee qaraabo asiga yihiin inay garab taaganyihiin eyna wax walba u qabtaan mida kale caruurtiisa iyo xaaskiisa wey ka tageen Pakistan oo hada waxay joogaan MN,USA,caruurtiisa pakistan joogtay waxaa ugu weynaa wiil 17 jir ah oo la yiraa ibraahim(naaneestiisu waa Biibaaye)anigaa aqaan oo pakistan aan isla degeneen,Muusana waan arkay oo pakistan aan ku arkay 1998 markuu yimid....ninka laakin aniga khaas ahaan ilama indha fiicnayn...Saas iyo nabad galiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Buulo-Xubay

Tuesday, November 21, 2000 - 03:26 am
LOl, Muuse ilaa X-wadaaad, waxaan u haystay X-dameeralay ama X-darawal Dibele. Thanks Sahalow, waxaadse hilmantay inaad noo sheegtid waxa ay shaqdiisu ahayd markii Somalia Dawladu ka jirtay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shinermo wadaJIR

Tuesday, November 21, 2000 - 01:32 pm
lol buuloxuubeey, shaqadiidu hore waxey asheey hooyaadaa inuu suuqa madiino kuwaso ey adoo kale ah waa layaaqaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hadrawi

Wednesday, November 22, 2000 - 03:37 am
TO: Shaneemo wadajir, waxaan mooday in halkaan lagu sheegay inuu xaas leeyahay, hadase waxaa ii cadaatay inuu ku jiray qolooyinkii uu Siyaad Barre guska ka caburiyay, waana suuro gal inuu shaqooyin badan isku hayay, meesha kuma jirin inaad Hooyooyinka caydid, hooyooyinkana aad u fagtid, hadii kale waxaa lays waydiin karaa in maadaama aad adigu garanaysid Mr. Sudi in hooyadaana garanayso, taasi waxay keeni kartaa in topica debateka laga baxo. Mr. Sudi wali layskuma raacin backgroundkiisa, dadka sheeganaya inay u dhawyihiin sidaada oo kale ma garanaysid miyaa shaqadiisii hore, markii laga reebo wuxuu wasi jiray (akhyarta kale ka rali ahaada).Waxaan marka kasta is waydiiyaa" waayo ay reer Koofurku markii taariikh laga hadlo ay wasmo uga hadlaan?"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geedi_Shambow

Wednesday, November 22, 2000 - 01:13 pm
Hadraawi sababtu waxey tahey nimanka reer waqooyiga ah ayaa qaadka aad ucuno saas awgeed ayaan gabdha ilkaha case sida walaashaada iyo tii kudhasheyba saaxiib saas awgeed ayey reer koofurta wasmo u jecelyihiin whilst we got lot job to do
sucker hadraawi,
]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Buulo-Xubay

Wednesday, November 22, 2000 - 06:41 pm
Awalba waxaa khaladka iska lahaa ninkii bilaabay taariikhda nin Dameer wadi jiray, maxaase laga sugi karaa inay result researchku noqoto, maadaama ay dameeralaydii barteen inay netka ku ciyaan sidii dameerkii. Anigu nina hooyadiis & walashiis wax ka sheegi mayo lakiin ilma Gargaarte (Mahamud & Mohamed) la socda inay Soamlidu xaq u leedahay inay idin yasaan, waayo kuwiina wax qora oo netka isticmaala ayaaba saan u hadlayee, kuwiina wali dameerkii saaran maxaa laga sugu karaa?. Ha noolaato Iskaashatada Dameeralaydu! lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kii kuwasi jiray

Thursday, November 23, 2000 - 06:18 am
buulo xuubay dhiladi kudhashay iyo sharmuutadi kukeentay was iyo walaaashaaaadi siilka saca lahayd

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Buulo-Xubay

Thursday, November 23, 2000 - 06:50 am
LOL, KKJ, ma waxaad ka xanaaqday ilma Gargaate, mase inaad gun tahay?, taas Ilaahay kala xisaabtan. By the way Suudi ma kula qabaa fikrada Gaynimada "GAY".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shineemo wadajir

Thursday, November 23, 2000 - 01:25 pm
Duqa Murusade maa iska dhadid kuwi xamar ilmaha laga ilaalin jirey mise wax kale adiga abgaal iyo walaashood abaay gureey aa u dhaxeysaan ee shib iska dheh, buulo xuubey dameerihi lahaa ayaa jooga weligoodna wey joogi ddonnaan ee hurdaad kakac ceel buur aa kusugeyso buuladana iskahalmaan karaha suudi ayaa waardiya ka ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dina

Sunday, November 26, 2000 - 07:59 am
иди на ху&#1081:O!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 30, 2000 - 01:54 am
Ducaale waa ku aqanaa waxaad ka mid eheyd kuwii shaleemo ducaale agteeda taagnaan jiray oo gabdhaha boorsooyinka ka dafi jiray hadana afar qooble waa awood beelay oo waxuu noqday nothing marka wlaaloow haddii ay kugu adag tahay in aad deyniilo ku soo booqato cidaada ciidamo weydiiso ninka raga ah oo dinka qaxiyeye buulo xuubeey iyo agagaarkeeda adiga iyo adeeradaa sida xaashi dhabareey iyo axmed sheeq haddii kale u ogoloow muuse suudi libintiisa Bye banfirdhiye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 30, 2000 - 01:56 am
Ducaale waa ku aqanaa waxaad ka mid eheyd kuwii shaleemo ducaale agteeda taagnaan jiray oo gabdhaha boorsooyinka ka dafi jiray hadana afar qooble waa awood beelay oo waxuu noqday nothing marka wlaaloow haddii ay kugu adag tahay in aad deyniilo ku soo booqato cidaada ciidamo weydiiso ninka raga ah oo dinka qaxiyeye buulo xuubeey iyo agagaarkeeda adiga iyo adeeradaa sida xaashi dhabareey iyo axmed sheeq haddii kale u ogoloow muuse suudi libintiisa Bye banfirdhiye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 30, 2000 - 02:42 am
Fuuqaaye ma waxaad la timid muuse suudi ayaan 1998 pakistaan yimid waa beenta wuxuu pakistan yimid 1997 mideeda kale xageed ku aragtay muuse suudi oo yusuf macali iyo muuse cali basar wax siihahayaan waa aqanaa afar qooble adoo kale ah mideeda maxaad ka wadaa ishiisa ma fiicneyn ma waxaad rabtay inuu qalqaalo kuu laabo waad af xun tahay ee ku ekoow meelaha Unka ee aad subax walbo aado adigoo tuusanayso oo leh i qada ee mareykan i geeya aniga agtaada ayaan joogaa waana ku ogahay waxa aad sameyso oo dhan ee ka daa dacaayada iyo beenta Halyeeyga ina Suudi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aniga

Wednesday, December 06, 2000 - 05:48 am
Odey c//le he is simply GEEEEEEEESSSSSSI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciyaal Mac-macaan

Thursday, December 07, 2000 - 11:26 am
Aryaa waxaan doonaa wax ciyaal mac-macaana ee meesha ma ku jiraan ciyaal buulo xuubey waxey ahaayeen jeega dheerayaal intay suuqa mac-macaanka yimaadaan ayey dukaamada xadi jireen markaa xaan idin kala hadlaa doofaaraa idin dhashee ,suuqaan ku bakooradeyn jirey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdulaahi cade

Sunday, December 24, 2000 - 09:56 am
Muuse simply is Hero we have seen what he did TO ARTA Goverment while they intend to control Balcad but, they paid the price.

Muuse Guul everyday

kaan aqooninow hada baro
Thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr Who

Saturday, December 30, 2000 - 01:27 am
Muuse Suudi Who is he? is the one who have the relation with Ethiopia uh. We dont need Etiopia But we need Muuse incase Habargir

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.