site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Golaha Wasiiradda ee Soomaaliyeed ma aqbali doonaa Baarlamaanka ?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Golaha Wasiiradda ee Soomaaliyeed ma aqbali doonaa Baarlamaanka ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badgal

Thursday, November 02, 2000 - 02:27 pm
Arbacada, 08 Nov 00 ayaa ugu danbeeysa waqtigii uu haystey Md. Galeyr in uu ku soo dhameeystiro Golahiisa Wasiirada iyo barnaamijkoodaba.
Waa sida Axdi Qarameedka cusub ugu qoron.

Baarlamaanka, uu Deerow Isaaq "Speaker"-ka ka yahay, waxaa ka muuqata baryahaan danbe,in ey jecleysan sida wax u socdaan oo C/Qaasim iyo Galeyr hawshooda horey u wataan.

Aniga, waxeey ila tahay in "Parliament"iga uu diidi doono aqbalaada Golaha Wasiirada oo ka kooban 70.

ciao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, November 03, 2000 - 07:53 pm
,,,,,Hayaay tanni mid hirgashay ama hirgali ama hirgalli doonta iilama eka,,,,Badgaloow Walaale kuwii iyaga ahaa wallee inay ku ceebeesanyihiin uunbaa inoo cad,,,,


,,,,Dowlad inaynu yeelanaa ila wanaagsanaan lahaydaa,,,se kuwani kuwa wax soo sidaa iilama eka......,,,,


,,,,,Garmash Garmash,,,Badgal walaale Stationkii welli Qabshalax,,,meeshii kale Akhyaarkaa,,,,email soo jug dheh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badgal

Saturday, November 04, 2000 - 08:21 pm
NeefowKaniini,
waa ku mahadsantahay fikradaada bro, is-maqal danbe ...

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.