site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wixii hore u soo daashaday bay dagashanaysaaye

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Wixii hore u soo daashaday bay dagashanaysaaye
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadaad

Thursday, November 02, 2000 - 06:20 pm
marka aan akhriyo qoraalada bogan qaarkamida waxaan aad ula yaabaa wali dadka ku faana qabiilka oo aan ognahay waxa ay qabyaaladu u gaysatay dhamaan dadka somaliyedba..qof isagu jaahil ah waxa uu rabo ha ku hadlo laakiin dadka cilmiga sheeganaya waa ku ceeb inay qabyaalad shaqo ka dhigtaan..dugsi malaha qabyaaldi waxay dumiso mooyaane//runtii qabyaaldu waa nooc gaalnimada ka mid ah ee sidii dadkeena aan uga xorayn lahayn aan u howlgalno...qofkii raba in uu ka dhargo foolxumada qabyaalada ha akhriyo gabagan timacade ee aan halqabsiga ka dhigtay...ilaahay ha u naxariito...qofkii raba in uu wax kudarasado qoraalkan waa u furan tahay hadii aan la is aflagaadaynayn..waad mahadsantihiin..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.