site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa mid uusugayo qofwalba oo Soomaaliyeed

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Waa mid uusugayo qofwalba oo Soomaaliyeed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaamil Geedi

Thursday, November 02, 2000 - 09:42 pm
Waxaan maanta aan iswaydiin laheen inqof walba oo soomaali ah uu rajeeynayo in dalkiisii hooyo kadhalato nabalgalyo iyo raaxo iyo barwaaqo iyo horumar, ayadoo loo sii kala baahi badanyahay aritaas. waxaa maanta laodhankaraa dadka kunool gudaha dalka soomaaliyeed maanta in ay yihiin dad indhahooda kuarkay dhibaatadii maantana diyaar uah inay helaan noolal wanaagsan iyo raaxo. Waxaa isweeydiin leh inteena dibada usoocaratay markuu dagaalkii dhacay hadana kunool dibada balkawarama in intaan dalkii kunoqono aan waxkadhisno maxaa yeelay dalkii waxbaa iskabadalay mase wali waxaad leedihiin waxaabaa noo dhiman? waa dood furan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 09:46 pm
Kaamil Geedi hadaad ciyaartaas keentay miyaa adiga iyo intiina kunool Australia noobilaaba anagana waan idin kuxigeeynaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abuukareey

Thursday, November 02, 2000 - 10:16 pm
warmaxaad ulayaabi kaamil soomaali badan oo kunool
Australia ayaa dalkii kunoqotay inta inkaarta qabta waa inta kunool yurub iyo mareekanka

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.