site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaan ka yeelnaa BBC S. Service iyo UN INF. Service, waraar aan dhab ahayn ayay dadwaynahay Somaliyeed y sheegaan!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Maxaan ka yeelnaa BBC S. Service iyo UN INF. Service, waraar aan dhab ahayn ayay dadwaynahay Somaliyeed y sheegaan!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Friday, November 03, 2000 - 07:44 am
Sidaad u ogtihiinba BBC Somali Service iyo UN Information service oo looyaqaan IRIN, waxay isku reer yihiin Mr Hassan Salad, markaa wax aan isaga ahayn war wanaagsan kama sheegaan, Somalina sidaad ogtihiinba waxay u kala baxday 4 gobol, Markaa maxay inala tahay in aan ka yeelo, dadkan Mr Hassan dabo dhilifka u ah?, magacii somali weyna wax ku haysta?
Mr hasan iyo reerkoodu miyay ka tacliin badan yihiin Somaliweyn?
Please adigoo ilaalinaya asluubta iyo wanaaga, waxay kula tahay ka dhiibo.
God please help all somalians in this difficulty crisis! AAAMMIIIIN!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 03, 2000 - 11:13 am
imanyahow, waxay reerkaa Mr Hassan' famaily soo gasheen xamar Lacag ah photo copy oo lagu soo daabacay Canada, su'aashu waxay tahay goormay lacagtii somaliweny ay noqotay in familykastaaba soo copy kareeyo, oo dadka aad u shaqeeya ee jooga dalkii xanuunku u qabtaa? Lacagta Somaliwenyna qofkastaaba photo copybi miyaa loo ogolyahay in uu ka samaysto!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.