site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Isaaq ma wuxuu rabaa somaliland mise somaliweyn maxase garxajis uga qayb galay?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Isaaq ma wuxuu rabaa somaliland mise somaliweyn maxase garxajis uga qayb galay?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 03, 2000 - 10:29 am
waxaan ahay nin reer sheikh isaaq waxaanan kahay garxajis waliba habar yonis waliba carabala ah
waxaan rabaa isaaq in aan ogaado wuxuu doonayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUN-LOOW

Sunday, November 05, 2000 - 08:18 pm
ANIGA WAXAY ILA TAHAY ISAAQ WAXAA WALIGII XUKUMI JIRAY GAR-XAJIS OO AH RAG WAXNA GUDA WAXNA GALA,SIDAA DARTEED AYAA MANTA HABAR AWAL OO CALOOLA WAA WAYN DOONAYAAN INAY ISAAQ U TALIYAAN OO WAXAY DOONAYAAN INAY GAR-XAJIS OO AH CIIDAGALE IYO HABAR YOONIS KALA GOOGOOYAAN OO AH LABO NIN OO WALAALO AH MARKA DIDAA DARTEED HADII GAR-XAJIS ISAAAQ XUKUMO MARLABAAD SOMALILAND WAY HAGAANI HADII KALE WAXAY NOQON MEEL IN CIGAAL KU XAARO,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.