site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Internet Poll: Qabiilkee Soomaalida ugu qabyaalad isticmaal badan. Fadlan magac kaliya dhiib adigoon aflagaado iyo faan midna ku darin

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Internet Poll: Qabiilkee Soomaalida ugu qabyaalad isticmaal badan. Fadlan magac kaliya dhiib adigoon aflagaado iyo faan midna ku darin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SomalinternetPoll

Friday, November 03, 2000 - 12:27 pm
Waxaan raadineynaa inaan ogaano Soomalida gudaheeda cida loo maleynayo iney qabyaalada ku badan tahay, marka fadlan sheeg magaca qabiilka Soomaali ugu qabyaalad isticmaalka badan adoon aflagaado iyo faan midna ku darin waayo taasi nama quseyso.

Somali Internet Poll

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Friday, November 03, 2000 - 12:35 pm
Majeerrteen aa number 1 ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamaal

Friday, November 03, 2000 - 12:36 pm
Isaaq reer waqooyi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed

Friday, November 03, 2000 - 12:39 pm
qaarkamida isaaq halkan soobooqda waxamarba qolo iska dhigaya waaiyaga, ilaahey ha hanuuniyo dadkaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jacfar

Friday, November 03, 2000 - 12:52 pm
#1 waa isaaq
#2 waa harti
#3 waa hawiye ( inkastoo #1 ee galaan maantada la joogo, waa dad dabeecadoodu wanaagsantahay laakin waxay bala ku dhigeen beenta ayay rumaystaan)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JNM

Friday, November 03, 2000 - 01:22 pm
Habbergidir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabiildiid

Friday, November 03, 2000 - 01:52 pm
SOMALINET ayaa NO.1 qabiilka ugu xun oo ugu qabyaalada badan soomaaliya. waa juhalo,waxayna kaalmeeyaan jaahiliinta qabiilku xididadooda uu qulqulayo. tana waxaa kuu cadaynaya SURVEY-gan cusub ee hada ay samaynayaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hadrawi

Friday, November 03, 2000 - 02:30 pm
Qabiil diid waxad tahay ninki ugu jahilsanaa intaan qof 2000ka arkayay ama maqlayay, sababtu waa:
1) Waxaad rumaysatay qofka ku yiri Somalinet poll, o ay suuro gal tahay inu adiga yahay oo damacsanaa inad Somalinet wax ka shegtid lakiin an aqoon sidii aad wax u sheegi lahayd. hada soo ma ogid inan aniguna adiga iska ka dhigi karo oo oran karo waxan ahay Qabiil-diid.
2) Hadaad si fiican magaca u akhrin lahayd oo xogaa yar netka wax kaaga baxsan yihiin waa fahmi lahayd, bal mar kale fiiri (somalinternet).
3) Waxaad u baahan tahay inaad kala fahantid farqiga u dhexeeya Forumka @ soamlinet iyo Somalinet, Somalinet u malayn mayo inay waqti u hayso ay ku akhrido Forumka. Aniga Somalinet wax iga galay ma jiraan (personal) hadana wax yalo badan ayan ka fa'idaystay;sida a) Islamseek @ Somalinet oo an mar mar wax ka firsho ku sabsan diinta. B) Saxiibo badan ayaan ku bartay Somalinet. C) Waxaan u arka inay shaqo fiican Soamlida u qabteen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duulaan

Saturday, November 04, 2000 - 05:23 am
1)Daarood
2)Isaaq
3)Hawiye
Balse waxaa hada record cusub dhigi raba Raxanweyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Saturday, November 04, 2000 - 06:42 am
sxb kulli isma dhaamaan somalidu waa dameer
iyo dhegtiis ma jiro qabiil qabiil ka roon
isma dhaantiyo dhasheed reer qabiil caabud.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

juri juri

Saturday, November 04, 2000 - 07:32 am
soomaalida qabiilka fuudka iyo maraqa ka cabtaahi waxay kala yihiin:-
1-isaq
2-isaq
3-dhul bahante, oo aan si garabeeshin ah ku soo xulay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL SPM

Saturday, November 04, 2000 - 07:36 am
waxaad ku ciyaaraysaan rag beertiis,beertaan waxaa iska leh kana macaasha( only the one and the one qabil, whose name is) MAJEERTEEN.
hadaba haloo firaaqeyosi ay keligood ugu galgashaaniin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dakaafar

Saturday, November 04, 2000 - 07:46 am
Waar waxan idiin weydiyeey idinkuu ma waxad ledihiin ninka wax qora qabilku yaheey ayeeynu garan karna????? Cajib! Isaaq ayaad melkastaa ka cabadeeysan , dadkaan halkan wax ka shegeey qabil gooni ah ayaad tihiin , waxad tihin qabilka la magac baxeey Jahil.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shamso

Thursday, November 16, 2000 - 04:47 pm
waad salaamantihiin dhamaantiin, salaan kadib su'aashad dad weynaha weydiisay oo ahayd qabiilkee uku qabyaalad badan: Oo answerkeeda tahay sida tan,,,,,,,,,,,,,>>>>> 1) Isaaq
2) Isaaq
3) Isaaq


isaaq ayaa uku qabyaalad badan sida ra'yigayka ah
nabeedeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tiger

Thursday, November 16, 2000 - 06:28 pm
Hawiye, saa wadan dhan buu cuqdad qabiil awgeed u baa'biiyey. Why did they destroy the infrastructure of public institutions, national archives, muncipalities,banks factories, minsitries, ports etc.etc.etc. Hawiye destroyed all that, because they were blind to Somalinimo and only had a "mangaab" vision of their qabiil.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Friday, November 17, 2000 - 09:20 am
aniga soomaalida qurbahaan kubartey, xaqiiqduna waasidan
1) isaaq, I visited my Isaaq friend family. His old parents want discuss with me qabyaalad. they only meet and talk each other
2) majeerteen. they are always trying to conince you that majeerteen is the best.
3) habargedir they always want tell you what good job they done for somali intrest, the others are wrong.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladane

Friday, November 17, 2000 - 03:30 pm
soomaalida oo dhan waa qabyaaliyiin marka laga reebo inta diinta sida fiican u fahantay.marka anaiga aragtidayda lama oran kara hal qabiil ayaa ugu qabyaalad badan soomaalidoo dhan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garxajis

Saturday, November 18, 2000 - 08:59 am
salaan,

Shamso # waa Isaaq 2 waa isaaq 3 waa isaaw. Abaayo ma mid tolka ah ayaa kugu laaday waadigin ciil gaylamaye...lol bagay bagaha..lol ala jeceliyaa duriyada..was oo ka tag rageedi..longgggggggggggggggggggggggggggggg life somaliland..SNM

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Makaahiil

Monday, November 27, 2000 - 03:23 am
Dhulbahante

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saahid

Tuesday, December 05, 2000 - 05:42 am
Dhulbahante.

Waana dadka oo Soomali ugu badawsan.
Naagohooda xataa wax yar lama hadli kartid.Waa reer baadiye asal ah.Intaa waa is daba ordayaa.
Ama gabar bey ilaalinayaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 09, 2000 - 03:47 pm
SAAHID ••••, YOU FUCKK YOU MOTHER FUCKERR, HOW COULD YOU INSULT THE ROYAL FAMILY? DHULOOS ARE THE MOST EDUCATED, WELL RESPECT, TRIBE IN SOMALIYA. THEY HAVE THE MOST GORGOUS WOMEN IN WHOLE SOMALAYA MOTHER FUCKER. I WISH I COULD SEE YOU KNOW. I WOULD SHOOT YOU MOTHER FUCKERR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JJ

Saturday, December 09, 2000 - 03:49 pm
1) Dhulbahante
2)Isaaq
3)Majeerteen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saahid

Monday, December 11, 2000 - 03:01 am
Ninka Anonymous isku sheegahayow waxii aan ka hadlahayey waa kaa.
Inaad reer baadiye tahay ayaad is muujisay.
Qabayaalada saayidka ah waxaa Dhulos u dheer
Runtii Dhulbahante waa qabiilka soomaali ugu caqli xun.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeel

Monday, December 11, 2000 - 05:53 am
Dhulbahante...
runtiina waxaan filayaa inay ugu wacantahay waxa ay Soomalida kale kaga danbayayeen xaga oo miyiga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulka

Monday, December 11, 2000 - 10:32 am
saahid
saaxiib anagu badaw baanu nahay, laakiin gabdhuhu nama diidaan. you know why ma cayno sida adigoo kale,arinta wixii qiimo leh ayaa la ilaaliyaa, hadaadan u qalmin gabdhahayaga kuu diidnay.
qarax gunyahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warfaa

Monday, December 11, 2000 - 04:19 pm
waxaanu kaxishooney ilbaxnimo uyaqaqaaniin.
bishmahayga maanaa kuley kow isagasiiya kashi maanigaa cuna sidii kabadhe iidoora.
naagyahay dheryaha iga korqaad wada kuraaqaayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Supreme Court

Tuesday, December 12, 2000 - 08:29 am
Ii sug aan u fiirsadee Somalinet iyo pagekaan.

Runtii aniga qabiilada waa la iga badiyaa, laakiin
baaritiinkii aan sameeyay waxaa iiga soo baxay in 1- Isaaq yahay, bal adinkuba ila fiiraya waxa Habro iyo gar Garxajis taxan.

Waxaanse kale saari waayey Majeerteenka iyo Habargidirta kan N0 2 ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Federal Supreme Court

Tuesday, December 12, 2000 - 09:47 am
War maxaad beenta u sheegaysaa qabiilka qaaday waa Dhulbahante.
Dhulbahante NO 1
Dhulbahante NO 2
ISAAQ NO 3


Sidaas ayaa reer baadiyanimadii lookala qaaday.
Maxkamaduna waa xidhan tahay ilaa Summer ka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabil diid

Wednesday, December 13, 2000 - 02:44 am
TO DHAMAAN
(mandacaa ilaa casabiyah falaysa minaa)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUMANE

Friday, March 09, 2001 - 03:40 pm
TO JURI JURI SAAXIIB MA INA MAXAMED XASSAN YARE AYAA TAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 10, 2001 - 10:23 pm
majeerteen iyo yuhuudkii cali yuusuf ahaa ayaa aduunka ugu qabyaalad badan waxaana ku soo xiga ilaay iyo qaldaan iyo dhulbahante dhulkawase

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.