Ardo | Friday, November 03, 2000 - 12:34 pm Awoodaas way leeyihiin bay ilatahay maxaa yeelay mareykanka ayey dhulka ku jiideen mamajeerteen qurunle oo yaqaan sida loo faano oo kaliya. |
JAMIIL | Friday, November 03, 2000 - 12:56 pm Nice joke ardo LOOOOOOL. waxkale aad ku hadasho baa wayday LOOOOL. Bal Boosaaso kaalay iigu imow. AALATAHAY LOOOL. |
Poisonous | Friday, November 03, 2000 - 07:34 pm It is possible (Remember Kismaayo?) but HabarGedir has no use for Barren Boosaaso. Poison |
GAL-GADUUD | Saturday, November 04, 2000 - 07:44 am war naga tag yaq-fir baa lagu yiri,ma meeshaas illaahey roobkiisu u diidey oo habaaska lala joogi la`yahay ayaad noo diraysaa?.we beter xoreysi sarangheti in kenya. |
JAMIIL | Tuesday, November 07, 2000 - 04:36 am GAL-GUDUUD ma waxaa keentay inaad boqorkaaga dhulkiisa caydo. bal ixtiraankaaga meeshu gaaray arag. adigoo kale waxaa laga rabay inaad dhunkato carrada dalkaas sidii aad cagaha boqorkaaga u dhunkanjirtay. |