site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA KEENAY IN HABARGIDIR LAGA BAQO SIIBA DAAROODKA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): MAXAA KEENAY IN HABARGIDIR LAGA BAQO SIIBA DAAROODKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiaziz

Saturday, November 04, 2000 - 06:50 am
Aniga waxaan u maleenayaa in daaroodka ayafka ka had laan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H.RUN SHEEG

Saturday, November 04, 2000 - 06:55 am
TO. ABDI ASIIS ......
WAAD ISKA HADASHAY..AFNOOLINA WAA HADLA EYNA WAA CIYAAA SOO BARO CIDA KAA BAQDA..ANAA AQAAN HABARGIDIR MAJEERTEN WEYDI....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Saturday, November 04, 2000 - 01:46 pm
saaxiibayaal habagidir cid ama qabiil kasta way
ka adkaatey iyadoon wax lagu faano aheyn haddana
habargidir???????????????????????????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 04, 2000 - 01:59 pm
habar gidir yaan bohal lagaa tuurin af libaax ha ku dhicin somali cid cid ka adag ma jirto .
somaliyay toosa cadawo bdan ayaad leenahay
waxba lama socotaan waa naloo tashaday ee waxaa ila wanagsan inaan danteena garano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real somali

Saturday, November 04, 2000 - 02:08 pm
waryaa ka faanaya habar gidir ayaa ka adag daarood doqon caaq qh baad tahay ee waxma kuu shegaa edab yeelo mida kale hadii aad ku faanayso in aad dad disheen walee aakhiro ayaad badeen mida kale waxaad kahadlaysa habargidir ee ma romaysanaysa in aan bartay qabiilka layiraado hawiye 1994 inigoo u haysta in uu hawiye yahay adoonta ayaan bartay sanadka aan kor kusheegay waxaana joogay adis ababa marka mr hawiye joojii edbdarada aad wadid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tana ma jirtey

Saturday, November 04, 2000 - 03:35 pm
lol
lol
lol
lol
ala qosol badanaa ilig iguma harin saan u qoslaayey oo aan ku qosley caaqa topigan furay war walaalo waad hurudaaye hurdada ka kac wey kula fiicnaan lahayd waxaad sheegeyso balse la mood noqon weydey dreams ka iska dhaaf
habareey gidireeyda aad sheegeyso iyagaa ka baqa daroodka oo iska doon doona hadaladooda iyo qaabkooda iyo fikradahoodaba...........


marka get the real life

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 02:52 pm
hawiye turub baray maanta nin hawiya ah inuudhaho
darood baan ka adka hay waa wax la yaab leh war taariiqda baro waligiin waxaad ka tirsanaan jirteen daroodka . somaliduna waa darood iyo isaaq
waxaa dhacday in labo nin oo hiwaya ah ay guri ijaar ah rabeen waxaa gurega lahaa isaaq waxaa lagu yiri dad idin yaqaan la yimaada sida daroodka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Truth

Sunday, November 05, 2000 - 03:24 pm
Dawacadii socodkeedii katagtay tii kalena gaari weysay waa daarroodka iyagoo aan laheen lahjad ee iska doon doona hadalka isaaaqa,marka waa idinka dadka dadka hadalkooda iyo qaabkoodaba koobiya ee iska doon doona.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H H

Sunday, November 05, 2000 - 10:26 pm
Af qoyani war madaayo hadiiba maanta la,iska daba wado Habargidir iyo Daarood war Habartu waa hore ayay ka tagtay meesha aad maanta ka qaylyeysaan ee qof waliba ha hubsado waxa uu ka hadlayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garawe

Sunday, November 05, 2000 - 11:10 pm
Si kale loogama baqo ee waa tuug jeebadaha dadka ayay baadhaan sidaas ayaa la isaga ilaliyaa ee hamoodin in ay geesiyiin yihiin.
Tuugtana dadku ma jecla ee la soco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calan

Sunday, November 05, 2000 - 11:26 pm
SXBYAAL SOMALI kala adkaataye wayna is ogtatay,ee yoo noo cadaw ah!AMXAARO iyo CIDII AYWADATO.
AFGADUUD,SHATI-GADUUD iyo ARIGA GAROOWE ISUGU TAGAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QALANJO

Monday, November 06, 2000 - 12:05 am
ALle maxay dad kibreen habargidir baa ku faanaysa in ay dad ka baqaan iya koo weligood sheqalaheyn aheen jirey war hoy is ka amuse yaa idin yiraah de darood waa dad sharaf leh oo weligiin gaarikarine.REER BAADIYE KADOOS
NO OFFENCE YAAH IDINKAA IGA KEENAY INTAAN INAA DHAHO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadde

Monday, November 06, 2000 - 04:53 am
kadib markii aan akhristay doodahiina anigoon midna ahyayn hawiye ama daarood waxaan idiin sheegi lahaa ninku idinka adkaa qofnana guushiisa lama inkiro niku hawiye idinkusoo jeedi dabeetano dharbaaxo kulu wajiga idnka dhufte

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dunbuluq

Monday, November 06, 2000 - 05:03 am
aqayaarta ha la kala xishoodo. somali cid cidi ka adag ma jirto....waxaasa wax dhici kara maaha. marka labaadaa reerba waa 2 reer oo somali ah. maantase uma baahnin inaan waxyaabahaas oo kale aynu ku hadalno dal baa inaga kala daadsan aynu isu tagno oo dhisano dhulkayagii ey cawaantii xukunka inoo hayey 40-kii sano naga bur-buriyeen. anaga oo maanta 20th century ku barbaarney ma haboona ineynu saan u hadalno una fikirno. so please.......go build somalia or shut-up and go to school and get some education for gods sake.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NACAS.DILE

Tuesday, November 07, 2000 - 09:46 am
TO DUMBULUQ.
SXB WAA KUGU RACAY LAAKIIN KUWA HADEER KAFTANKA BARTAY YAA WAX USHEEGA WAR YAADHA NINKII WAX XUKUMI JIREY UUN BAA XUKUMI TANA ....
AMA HABARGIDIR SHEEGO OO DHAWAAN SOO BAXA AMA RRA SHEEGO...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 07, 2000 - 01:52 pm
Soamalidu waligood markii su'aal la weydiiyo wey hareer maraan, habar gidir anigaa idin sheegaya sababta looga baqo, haddii ay magaalo weeraraan waxay isku dayaan in ay dadka qofna uaga tegin, mid weyn mid yar, dumar, ilmo, taas waxay u isticmaalayaan si argagixiso nimo ah oo markii la dhaho habar gidir ciidankoodii baa soo socda dadku kala cararaan, arintaas aad ayay ugu guulaysteen intii daaroodka wareersanaa oo talo la'aantu haysay, haatana idinkaga sheekayn mayo habar gidir meesha xaalkoodu marayo, siday ku socdaana dad badan oo iyaga ahi waa dhimanayaan, waa qabiil somali ah mana ku farxayo dhibka haysta, balse xaqiiqidu waxay tahay habar gidir waxii ay geysteen ayaa laga goynayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mataan-ciideed

Wednesday, November 08, 2000 - 11:25 pm
Runn ahaantii waa wax laga naxo in ummada Soomaaliyeed oo muddo badan ku soo jirtey rafaad iyo is-dil dawlad la'aaneed ay haddana maanta sidaa u fikiraan. Ninkii nin ka adagaw ogow cadaw kamaadan adkaanin ee waa walaalkaa aad u baahantahay. Mana aha wax lagu faano.

Miyaydaan ogeyn in magaca Soomaalidu yahay imminka wax lagaba faano? Ku fikira siddad magaciinna iyo sharaftiina u soo kobcin lahaydeen. Haddii kale, ku hawooda sidii aad welfare badan ku heli lahaydeen ama aad meelobadan isaga dhiibi lahaydeen. Uga faa'ideysta techoologiyada sidii aad horumar ugu gaadhi lahaydeen haddii kale, isku caa-caaya.

War laawayaal, war laawaayaal Waad hurudaane toosa

November 9,2000

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koshin

Monday, November 13, 2000 - 03:15 pm
Waan kugu raacsanahay mataan-ciideed. Nin waalan ayaa laga baqaa. Somali oo dhan ayaa waalatey oo dhamaan mid mid dhaamo malaha. Goormey dhilku noqdey mid lagu faano! Ilaahay hala ga baqo, oo inta xun ee qabiilkasta ku jirta Hala iska qabto, ee yaa loo dhurbaantumin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

expert

Monday, November 13, 2000 - 04:14 pm
nikan meesha waxkuqorey maaha haberedir,ee iskadaaya hakudanbaabine. mid isaaq oo dagaalkii sokeeye waxugidhigmeen ayaa meeshan qaribey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAABUDWAQ

Friday, November 24, 2000 - 02:57 pm
HABARGIDIR FARAHA LAMA GALAAN MAREXAN REPUBLICAN GUARDS........THEY LEARNED THAT LESSON IN FEW BATTLE FIELDS..................I DON'T KNOW THE OTHER DAAROODS.......OH THEY DON'T MESS WITH DHULOOS AND LAYLKASE

NOTE: WE COOL WITH HABARGIDIR OVERALL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haashi

Thursday, December 21, 2000 - 05:12 pm
Daaroodku,micnaha nolashuu yaqaanaa.iljeexa Habargidirna wali wax mafahmin.Nolashuna qaymo
ugumafadhido dantiisana mayaqaan.Sidaas darteed
dugaaga waa laga digtoonaadaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMAACIIL GUREY

Sunday, March 25, 2001 - 11:35 am
TO CABDICASIIS
FROM ISMAACIIL GUREY

WALAAL WELIGEED BAA HABARGIDIR LA SOO RARANAYEY, WAXAANA SOO RARANAYEY DAAROOD CID WALBANA WEYDII?
TAN KALE DAAROODKU MAAHA INTII MARTIDA IDIINKU AHAYD MUQDISHO EE AAD SIDA XUN U GASHEENE, DAAROOD WAA LA YAQAANA MEELUHUU DEGEE BAL DAGAAL KU DOONO? WALLEE LA ARKEE ADOO HAWIYE MADOOBOW LAGU SOO RARTEY MIDAANA DERISKA WEYDII?

MIDDA KALE DAAROODKII MUQDISHANA MIYAAD ILOWDEY 30KII SANO EE UU KU RARANAYEY MADAXANA KAA GUMEYSANAYEY ADIGOO MEESHAADII WELIBA LAGUGU XUKUMAYO? MIYAAD ILOWDEY NOOLOW SIYAADII BAQDINTU KAA KEENI JIRTEY? MIYAAD ILOWDEY WIXII AY KU SOO MARSIIYEEN? MISE WAXAADBA RUN MOODEY INTII DAMBE HAHAHAHA

SOO CADAYO SAAXIIB

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.