site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DILKII ABYAN

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): DILKII ABYAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Saturday, November 04, 2000 - 01:23 pm
Waxaan halkan ku caddeynayaa inuu goob-joog ka
ahaa halkii lagu dilay DR.abyan ninka maanta isku
sheegaya Madaxweynaha ku meel-gaarka ah ina salad
boy, waxay ahayd shir hawiye waxayna ahayd markii
uu xamar ka baxay mohamed siyaad barre,waxaana
abyan iyo raggii la socdey tageen shirkaas iyagoo
islahaa mar haddii siyaad tegay dalku nabad iyo
caano ayuu ku soo noqonayaa ka dibna nimankii
shirka waardiyaha ka ahaa waxay u tageen galaal
iyo ina salaad boy una sheegeen in abyan iyo rag
la socdaa doonayaan inay idinla hadlaan ka dibna
amar ayey ku bixiyeen in la dilo, ninkii waxaa
sameeyey iyo wax ka daran ayaa maanta ina leh
waxaan ahey madaxweyne soomaalina hoggaaminayaa
markaa shaki kuma jiro inay ka dambeeyeen dilkii
General Talana.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DH/Jamac/siyaad

Saturday, November 04, 2000 - 02:16 pm
Waxaan lahadlayaa Mother fuckerka ka hadlaya dhimashadii adeerkay oo bari hore ahayd waxaan ku sheegaya mardanbe ma soo hahadlqadikartid marxuum kaasAllah xa u naxariisto amiin in sha allah
waryaa wax ma kuushega siyaasada kabixi marxuunka mardanbena ha sooqadin nin kaa dhintay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Saturday, November 04, 2000 - 02:24 pm
doqon baad tahay in laguu jawaabana ma istaahishid
abyana igama xigtid baan filayaa ee xaarka iska
duw hooyadaana wax kama sheegin awr yahaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 08:04 am
WALLEE WAXAN TUHMAYNAY WAXBAA KU RUN AH

C/QAASIM IYO GALAAL AYAAN KALA XISAAB TAMAYNAA
DILKA GENERAL YUUSUF TALLAN CALI.

HADDII AN LABADOODA HELI KARI WAYNOO, UBADKOODA IYO TAFIIRTOODA AYAAN KA JARI DOONAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 02:12 pm
HELLO , THIS IS HERIDIID
ITS VERY SAD THAT IBRAHIM MOHAMOUD ABYAN WAS KILLED BY IGNORANT PEOPLE WHO DON'T ANYTHING ABOUT HIM. FIRST OF ALL HE WAS AGAINST SIAD BARRE AND HIS RED HAT MEMBERS. I AM HAWIYE MYSELF WHO ALSO AGAINST HABARGIDER, BUT ABYAN WAS KILLED ABDISIQASIM AYR SUN-CLAN WHILE GENERAL OSMAN SHIECK ABGAL WAS PROTECTING FROM MOORYAAN, THEN RUN AWAY AND THEY SHOOT HIM BECAUSE MOORYAAN'S BROTHER WAS KILLED BUULO XUUBAY DIST. BY DHULBAHANTE MEMBERS. WHO LOOTING AND KILLING ELITE HIWIYE MEMBERS LIKE HAGI OMMER GANEY WITH COL. FRIEND IN K5. THAT HAPPEN IN SAME WEEK.I DON'T GALAAL AND HE MAY KILL MANY OFFICERS IN 77' WAR BUT NOTHING TO DO WITH ABDIQASIN AND GALAAL. DID YOU KNOW THEY BOTH RUN AWAY FROM AIDIID TO NORTH MOGADISHU AND AGAINST WAR BETWEEN HAWIYE AND DAROOD, BY THE WAY BOTH HAS DAROOD MOTHERS, GALLAL MOTHER ASHA KALLAF WAS IN ELBUR HIS BIRTH PLACE BY TIME OF WAR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Sunday, November 05, 2000 - 02:54 pm
MR Abyan wuxuu ahaa well respected man among all somalis. way fiican tahay inaad arrintaas waraha kala baxdaan, xushmaysaana eheladii uu ka dhintay iyo soomaali weynta jeclayd ee aan ka mid ahay.
Mr. C/kariin Hassan waxaan ku leeyahay kun topic oo laga hadlo ayaa jiree, Ra'yigaaga ma ka waysay wax kale?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 04:22 pm
Hey!! Heridiid ! get some education! increase your knowledge and please use your own language for god's sake! your english SUCKS!!!!!

About ABYAN!! MAY ALLAH BLESS HIS SOUL!! HE WAS MY BELOVED TEACHER and MENTOR! I really miss him and i would like to give my heartfelt condolences to all his family and loved ones!!!


About GALAL and ABDIKASIM, they are really very
responsible conscious somali elders. you just blaming them becouse they are on power now!
You maybe sick with hatred, but it will consume you.

Another thing you are not HAWIYE! please stop this
pathetic impersonation and disguise! come out of the darkness! and i dare you to come to the spot light.
AM CEYR, HABAR GIDIR. See these men you hate are my uncles! but guess what? i never saw them in real life. they haven't done anything for me and i am not expecting them to do any favor for me. I hate nepotism and favoritism. I have been taught to use my god given skills and intelect. I also was taught to respect all human beings and treat them with respect and reverence.
I LOVE SOMALIS no matter what clan or family they belong to! And I dream to see ( atleast in my life time ) a strong united SOMALI NATION.
I have not lost hope that this could be easily realised (obviously without your ignorance and arrogant backwardness )

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 04:54 pm
Cabdi karim waa ceeb in aad waxyaalahaan oo kale aad soo qortid waa haddii aad tahay nin damiir leh oo xishoonaaya,run ahaantii in aad dadka isku dirtid wax ay kuu kordhinayso oo danbi aan ka ahayn haba yaraatee ma jiro ee nin yahow please sidaan isku dhaan haddii aad weeysay wax aad qabatid shaqo raadso ama wax iska baro ama cibaadayso ee sidaan dan kuuma aha Illaahna waxa aad qoraysid wuu ka war qabaa akhirana waa lagu weeydiin doonaa ee walaal is daba qabo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.