Saturday, November 04, 2000 - 01:34 pm Xageese lagu sameeyay? Waa maxay ujeedada ka danbaysay? Yaa hirgaliyaay? Yaase awalkiiba is hortaagay? Maxayse u muuqataa maanta?
Gabagabo Somaalay ma iska dhaafnaa mise waan u halgnaa?
Halkeen kaga biloownaa?
Sideebaan isku qancinaa?
Yay dani ugu jirtaa?
Waa Suaalaha taagan ee asaaska somaalinimada. Jawaab sugan ha loo helo.