site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GENERAL TALAN !

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): GENERAL TALAN !
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 08:41 am
Anaa aqaan dadkii dilay general TALAN.Waxaa loo dhoofiyay KENYA,sida igu maqaala ahna waxaa lagu wadaa ineey USA aadi doonaan oo isboonsar loo gaday.
Nimankaa waxaa ka danbeeya ninka la yiraahdo CISMAAN CAATO oon isku reer nahay.Waxaan ahay nin reer hilowle ah. Waxaan joogaa xamar. Waan wada aqaan mooryaanta u shaqeeysa CAATO oo waa ilma adeeradeey. Been ma sheegayo oo arinkan si wanaagsan u dhageeysta. Cismaan Caato waa ninka amray dilka TALAN. Wuxuu horay u dilay SHABEEL, DOONYAALE, SHIIKH BOQOL SOON, CEYDIID iyo kuwa kale oo badan.
Hadana waxa uu dili doonaa dad badan oo dowladda C/qaasin raacsan. Ha la iska ilaaliyo ninkaas.Waa Tuug dilaa ah oon ilaah aqoon. Waa caada qaate. Waa jaajuus. Waxaa kale oo la ii sheegay oon ogahay inuu gacan saar la leeyahay CIGAAL iyo CABDULAHI YUUSUF. Cigaalna uu dilka TALAN ku lug leeyahay.Waxaa kale oo jira isbaheeysi weyn oo ka dhaxeeyo ragaas waxaana aad u wada dawladaha yahuuda iyo mareeykanka oo adeegsanaaya dawlada MELES SENAWI.
ALLAHA U NAXARIISTO GENERAL TALAN IYO INTA SOOMALIDA AH EE KU MAQAN GACANTA DAGAAL OOGAYAASHA.
ILAAH waxaan ka tuugayaa inuu naga qabto CIGAAL, C/YUUSUF,SHAATIGADUUD, MORGAN,QANYARE, MUUSE SUUDI iyo waxii la hal maala oo ummada isku diraya una shaqeeynaya cadowga soomaliyeed.
CUNUGA la yiraahdo INA CEYDIID aabahaa ninkii dilay waa caato ood iminka la socoto. Doqon baad tahay.Adiga ilaah ha ku qabto.
AAMIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 08:57 am
WAAR CAATO MA DILIN OO WUU KA DHAARTAY, WARAAQO AYUUNA MUQDISHO KU DAADIYAY.

WAAR TALLAN WAXA DILAY, GALAAL IYO C/QAASIM

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.