site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NINKA LA YIDHAAHDO GEN.GALAAL, AYAA YAQAAN TAARIIKHDIISA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): NINKA LA YIDHAAHDO GEN.GALAAL, AYAA YAQAAN TAARIIKHDIISA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MA GABBADE

Sunday, November 05, 2000 - 08:51 am
WAXAN IDIN WAYDIISANAYAA, INAAD IIGA SHEEKAYSAAN TAARIIKHDA NINKA LA YIDHAAHDO GENERAL GALAAL EE HAWIYE.

KALIYA WAXAN OGAHAY INUU NINKAASI YAHAY GACAN KU DHIIGLE, OO LOO HAYSTO DILKII GEN.YUSUF TALLAN IYO ABYAN.
IMISA QOF OO KALE AYUU DILAY?
JILIBKIISU WAA AYO?
UBAD MA LEEYAHAY?
HALKAY JOOGAAN?
HALKUU ISAGU MUQDISHO KA DEGENYAHAY?
GOORMA AYUU SUUQA AYUU SOO BAXAA
CIIDAN INTEE LE'EG AYAA ILAALIYA?
WAA IMISA JIR ISAGU?
LACAG INTEE LE'EG AYAA LOO BAAHAN YAHAY IN LAGU DILO?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MA GABADE.

Sunday, November 05, 2000 - 03:40 pm
WAXAAN KALOON ILAABAY IN LA II SHEEGO HABKA MAJAHA LOO HOGAYSTO, CALOOSHANA LOO KARSHO,DOOFAARKII CUNIDIISA AYAA MURQAHA WAXYEELO IGAGA SOO GAARTAYE.
WAANA KA NOQDAY SU'AASHII HORE EE GALAAL, WAAYO ANIGAABA WAX URAY AH EE MAXAAN NIN KALE WAX KA SHEEGAA!
MAHADSANIDIIN DAD WEYNOW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MA GABADE

Sunday, November 05, 2000 - 03:45 pm
INKASTOO LA IGU SOO KORIYAY SAMBABADA, MADAXA, BEERYARADA,IYO INTA XIBIN-GAABTA AH, MARKAAN DIBADDA IMID AYAAN U BADASHAY BAHALKA BACONKA LA YIRAAHDO OO DABA GIBINTA DOOFAARKA, LAAKIIN WADANKAYGII BAAN U JEELOO XIBIN GAABTII AYAAN SOO JECLAADAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 12:53 am
Waan wada ogsoon nahay ninka dooddan furay, inuuna isagu is caayi karin. Xitaa qoraalka iyo weedhuhu way kala duwan yihin.

Anigu waxan Aamminsanahay, ninka la yiraahdo GALAAL in l dilo.
Markaa shaqsiyan waxan bixinayaa lacag u dhaxaysa 50.000 ilaa 100.000/US DOLLAR.
Ayaa hawshaa u diyaara inu ar Ilaahay u galo, oo dalka ka madhiyo GACANKU DHIIGLAYAASHA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 01:21 am
HALLA SOO QABTO GALAAL
OO ILAA CANADA HALLAGU KEENO NOLOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 01:47 am
GALAALOOW ADIGAA
GAWRACAY TALLANE
ADAA GEESIYAAL BADAN
WADA GABRAARTAYE
GUUNYAHAY ADIGAANA
LAGU GAADAYAAYE
ADIGAA INA GUMEEDOOW
GAADH LAGAA HAYAAYE
MASYAHAW GARAARANI
WAA LAGU GOOBAYAAYE
GURADIYO WAXA LAGU GOOYN
GOONYIHIYO WAAXYAHEE
GOBOLAA LOO KALA JARI
JIDHKAAGAN GABOOBAYE
GUMUC MAAHINE MIDIBAA
LAGUGU GASAARIYE
GOOHAAGIYO CABAADKA
GIBLAA LAGU CIYAARIYE
INTAY GURMAYSO NAFTAADU
GABANAA KU FARXIYE
ADIGAA GALABSADEE
GODKII AAKHIRANA
GUULLE KUUMA NAXARIISTOO
CADAABAAD GELAYSAAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WASE

Monday, November 06, 2000 - 04:37 am
CIGAALOOW ADIGAA
GAWRACAY TALLANE
ADAA GEESIYAAL BADAN
WADA GABRAARTAYE
GUUNYAHAY ADIGAANA
LAGU GAADAYAAYE
ADIGAA INA GUMEEDOOW
GAADH LAGAA HAYAAYE
MASYAHAW GARAARANI
WAA LAGU GOOBAYAAYE
GURADIYO WAXA LAGU GOOYN
GOONYIHIYO WAAXYAHEE
GOBOLAA LOO KALA JARI
JIDHKAAGAN GABOOBAYE
GUMUC MAAHINE MIDIBAA
LAGUGU GASAARIYE
GOOHAAGIYO CABAADKA
GIBLAA LAGU CIYAARIYE
INTAY GURMAYSO NAFTAADU
GABANAA KU FARXIYE
ADIGAA GALABSADEE
GODKII AAKHIRANA
GUULLE KUUMA NAXARIISTOO
CADAABAAD GELAYSAAYE

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.