site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SUNTII GEN.GABYOW LASIIYEY COL.SHAATIGUDUDNA GAARTAY

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): SUNTII GEN.GABYOW LASIIYEY COL.SHAATIGUDUDNA GAARTAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAYDHABO-JANAAY

Sunday, November 05, 2000 - 04:20 pm
SUNTI OO GEN. GABYOW LASIIYEY AYAA COL. SHAATIGUDUD LAGUSOOTALAALAY WIIGI HORE, HOL OO LAGU BADALAAYO DAREENKI QOFNIMO AYAA WAHAA LAGUSOOSAMEEYEY COL. SHAATIGUDUD ISHIHI DHAWEETO MARKII LOO AFDUUBAY GURIGA ABDULLAHI YUUSUF UU HORAAN KUBADALAY GEN. GABYOW MUDOO HORE.
HADABA SHAATIGUDUD OO SUNTI KUSHAAQSAN TAHAY AYAA WAA GAROONKA KASOODAJIYEY MOORGAN OO WALI SIDA SUUFKI DHIIGA UU OOGATIRAAYEY, MARKIBA SUNTI WAA AY HOWGASHAY OO WIXI LOOGUTALAGAY AYEY QABATAY.
XAALADA MAGAALADA BAYDHABO WAA AYKACSAN TAHAY, MEELO BADANE WAHAA KAMAGLI KARTAA RASAAS KADHA EESO. WAHAA LAYAABLE MOORGAN OO OGAADEEN ISKASOO ERYEEN IN WIHI UU OGAADEEN KUHAYEY ANAGA NALASOOGALO OO SIDII UU OGAADEEN ISUGU DIRAY ANAGA DHEHDEEN ISUGU DIRO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siyaasi

Sunday, November 05, 2000 - 04:58 pm
wayaa raxaweynti baaba hadeer afka kutaagi gen. moorgan iyo col. cabdulaahi yuusuf, waryaa heedhe orod af soomaaliga uun horta soobarta dabadeed waxaad rabtaan dhaha. tuugsi baanu idinku ogeeyne maxaa siyaasad idin galiyey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

puntlander

Sunday, November 05, 2000 - 05:09 pm
no comments waa iljeex isku diraysa reer puntland iyo reer digil iyo mirifle, hawiye futo madoobe waa lagu fahamsan yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaal

Sunday, November 05, 2000 - 08:13 pm
to baydhabo janaay.
hayaay hadabaad wax garateen waryee ninkan cabdi bile ah ee ogaadeen iskasoo eryey ee habeenba meeshuu seexdo sheeganaya madawlad buu kadhisayaa bay iyo caradii raxaweyn!!! war iskaqabtoo boosaaso udhoofsha, bab cidla ah buu wadaa dee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadde

Monday, November 06, 2000 - 04:26 am
waxaan rabay amaba jeclaa in muddo ah inaa kahadlo odaga waashay ee wareeray ee hadana ku sugan qaaba qooyseen amaba majaaxabo kagatiid niman ayagu aykaga dhagtay wax aan hore loosoocelinkarin maxaa yeelay taariikhdu gadaal umasoo noqoto waa sida saacadda oo kale marka odaga shaati dhiig,labaxay amaba shaatu guduud kaad oro kumagacaawe waa nin toowfiiqdu ay kaluntay maxaa yeelay wyuxuu iminka maciinsaday ina jiir sankataabte iyo moorgan faruur amaba odaga aan cimrigiisu noolayn ee kornay c/llaahi, oo asagu ku andacooda inuu beer labaatanjir ku shaqeeyo uuna jecelyahay inuu soo maalida puntland, dagan uu khasbo wax aysan raali ka ahayn marka ujeedadeeydu waxay tahay shaatu gaduud waxa uu kadhacay doontii lagusoo ardhay carta bad waynta qurxoon ee muqdishana lagu sii daayay si soomaalida rajada dawladnimo gabtay dib loogu soo celyo, hadaba odaga waxaan ku magacaabikaraa waa nin asagu calfanwaayay inantii loo dhisay oo carta loogusoo dhisay karina kariwaayay kaalintiisii raganimo kadibna waxaa uu garoowe udoontay kaniiniga loogu talagalay daka hawlgabka ah ee duqoobay laakiin korneeylka uu daawada udoontay waxa uu usheegay in daawadii ay ka dhamaatay londan ,kolkuu tagan uu usoo gadi doono laakiin shaati dhiig wuxuusan ogayn gabadhii marhore ayaa laga dunmaalay waxaana hadda lanool oo sadax ku qaba dadka oo dhanna ay ku ogyahiin deeroow, marka ina jiirsankataabte mal ha udoon doono wax uu isku dhabiibo intaas ayaan uga baxay figradii ama talo soo jeedintii aan ugu tala galay inay wax unoqato .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Monday, November 06, 2000 - 11:20 am
Imisaa imisaa kaday lahayn
Imisaase loodigay
Hadaan nahay dadweynihi
Samo waxaan kuleenahay
Majeerteen dad dhiboow
Dhibaatada kii horseedow
Beentaadi badatayee
Dhinac uun marnooga beeyr
Mar nooga beeyr
Mar nooga beeyr

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JOMO

Monday, November 06, 2000 - 05:07 pm
RUNTA AYAAD KA HADASHAY MR. BAYDHABO JANAAYE. MORGAN WAA CRIMINAL OO HADDII AY DOWLAD DHALATO WAXA LA SOO TAGAAYAA MAXKAMED. MISKIINKA SHATIGUDUD AYUU DHUUF SANAYAA. ADAN GABIYO WAABA WAALANYAHAY OO ADUUN LAMA SOCDO. ABDULAHI YUUSUFNA WAABA NIN BEERKA LA OO WAX UU KALA JECELYAHAY MAJIRTO. WAXAAN IDIIN LEEYAHAY ANIGA OO DAROOD AH ISKA ILALIYA RAGAN GACMAHA DHIIGA KU WATA OO SOMALI WEYN WAXLA QEYSADA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qalowshe

Monday, November 06, 2000 - 07:54 pm
waryaa baydhabo janaay, cabdi bile hadii halmar aad sidi ogaadeen ugalay aad ugashaan markaan meel uu aado maheli laheeyn, sababtoo ah majeerteenka kale laftuu kadhashay way yasaan oo waxba uma ogola. ee niman yahow reer baydhabo cabdi faruurey soo erya itoobiyaanka ha ugalee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti

Wednesday, November 08, 2000 - 03:31 am
Waryaa dadka ayaadan kala aqoone miyaadan ogayn i Shaatiguduud yahay nin Harti.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siciid

Thursday, November 09, 2000 - 01:20 pm
Baydhaba janaay mooryaan dadka musqulahooda xataa canshuur u soo doonta diiday. Nin reer baydhaba ah ayaa waxa uu ii sheegay in mooryaantu ay maalin walba gurigooda imaan jirtay oo ay oran jirtay muga meeqa jeeraa musqusha maanta gasheen. haddi aad xaartay xaad bixinee 5000 oo shllin haddii aad kaadididayna 3000 oo shillin. Waanu ka xorawnay hadda halyayga shaati guduud ayaana taageersan nahay boqolkiiba boqol 100% intii waxaas waxuuushta ahi soo noqon lahayd.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.