site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAY HABARGIDIRTU U NAXDAA AMA U DIIDA MARKII LOOGU YEERO HAWIYE.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): MAXAY HABARGIDIRTU U NAXDAA AMA U DIIDA MARKII LOOGU YEERO HAWIYE.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ige

Sunday, November 05, 2000 - 07:05 pm
Walaala yaal waxaana garan sababta ay habargidirtu
u xanaaqdo makii hawiye loogu yeero waxaan la shaqeeya dhalinyaro badan oo hawiye ah markaan
kuwa kale sida,xawaadle,abgaal,murusade,ugu yeero
hawiye ma hanaaqan waxna uma arkaan sida anoo
daarood la iigu yeeray sidan u eegi lahaa unbeey
ii eegan, laakiin habargidirtu waa ba ay kula dag
aalamayaan hadii aad hawiye ugu yeerto
so magaranaayo sababta waxay tahay hadaad garaneesan walaal bal ii sheega;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIAZIZ

Monday, November 06, 2000 - 05:35 am
Walaal saa moodey ma ah in ay kaxanaaqaan hawiye ee waxay kaxaanaaqaan haday arkaan nin daarood ah oo ilaa hada na hadlaaya maxaa dhacay haddii aan habargidir nahay waan yasnaa daaroodka iney nalahadlaan sanadkaan maxaa dhacay waa taan dharbaaxo kudhufaney oo aan u bixiney FAQASH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr..

Monday, November 06, 2000 - 07:11 pm
ige walaalow ma ila aragtey adigana dhawr qofood ayaa hortaa saas yiri cuqdad ay ka qabaan marka la dhaho haaaweeye sababtoo ah sey isaga yeelaayeen daarood ayba ku daba lumeen,waxayna adduunka ugu jecel yihiin habartood ama abootadood in ay daarood noqoto magacyadoodii asalka ahaa way iska badalaan oo magacyo daarood iyo isaaq ayey la baxaan socodkii waa layska badalay hadalkii kadaalika laakiin weli waa la fahmaayaa in ay nasab dhiman yihiin oo ayna keeni karin sidii daaroodku grammarkaa ugu hadlaan....

gabar aan isla shaqeyn jirney ayaa ila hadashey maalin markaasaan u fiirsadey hadalkeedii 80%waa haaweeye 20% in ay qasbanayso waan u jeedaa marka totaly waan gartey iska doonkeenii in ay tahay saan ku iri walaaley ma haaweeyaad tahay naxdintii ay iga naxday wey qaracantay waxay tiri walaalow meel fog aad iiga taalee hadalkaas waa in aad gar iga siisaaa waa yaabay qof sidaan anaga u yaseyney qabiilkiisii u yasaaya....

wiilal ila joogey ayaa igu yiri war dadkaan wey jecel yihiin in ay daarood iska doonaane sababtoo ah way xanaaqaayaan hadaad tiraahdo haaweeye in 100%la yaso ayey og yihiin ee waa naag ka xaal mar ayaa la igu yiri. marka saas u ogow igow.


to abdicasiswaxaan ku iri maxaad wax yastaa magacaagii bayba cuqdad kaa gesheene sey kuu yasaayeen.
teda kale faqash micnaheeda ma taqqaaanideee wixii bixiyeyna ha sheeganin eeadiga ma tihidee soo baro diiwaanada ereyada ka dibna hadal, adigana waxay kuu bixiyeen finishsaa 10 sano ayey isku kiin direen oo intaad iska disheen daarood ay ka dhiman....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.