site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Muxuu yahay xalka Dadka Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Itoobiya

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Muxuu yahay xalka Dadka Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Itoobiya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 12:02 am
Waxaa ognahay in ay dhibatooyin badani ka jiraan degaanka Soomaalida ee ku yaalla Itoobiya. Haddaba, waxaa xiisaynayaa in aynnu ra'yi iska weydaarsanno sida aynnu u aragno in dhibaatooyinkaas wax looga qaban karo. Maxaa yeelay dhibaato aan xal lahayni waa mawdka iyo cimriga oo kaliya!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 07, 2000 - 01:16 am
WAA INAY XOROOBAAN OO KALIYA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.