site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

OGEYSIIS

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): OGEYSIIS
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalidoon

Monday, November 06, 2000 - 05:06 am
WAXAAN DHAMAAN DADKA JECEL NABADA IYO ISJECEELKA SOMALIWEEN LOO SHEEGAYAA IN C-QASSIM LAGU ARKAY CAJALAD ISAGOO AAD IYO AAD U FARAXSAN KUNA QOSLAYA QABSASHADII UU CAYDIID KU QABSADAY KISMAAYO 1992 OO HALKAAS DADBADANI AY KU NAFWAAYEEN,C-QASIM MAANTA WAA WADAAD SHALAYNA QABIILAYSTE TODOBAAKII HORENA SIYAAD BARE AYUU KABAHA U SIDAY ,DADOOW MAXAA INOO TALA AH? MA NALAGA DHEX WAAYEY QOF SOOMAALI AH OO NADIIF AH OO BEELAHA OO DHAMI AY KU QANCI KARAAN,MAANTA WAXAAN U BAAHAN NAHAY QOF SOMALIWEEN DHAMAANTOOD JECEL WANAAGNA NAGA RABA,HADII SOMALILAND LA RABO IN DIBLOO SOO CESHO MA OGOLAANAYAAN C-QASSIM OO AHAA NINKII SIYAAD BARE KU XIGAY ,LANA SHAQEENAYEY 20-SANO ,SIDOO KALE DAROOD BADAN AYAA MAANTA AAD IYO AAD UGA NAXAY CAJALADAAS OO C-QASSIM QOSOL ULA DHACAYO MARKA LOO SHEEGO IN KISMAAYO AY CAYDIID GACANTIISA SOO GASHAY,MAXAY SXB-YAAL IDINLA TAHAY ,YAA KU HABOON INUU NA HOGAAMIYO MAANTA OO MARXALAD XUN UU DALKEENO HOOYO KU JIRO?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.