site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaalida Ceeb Iyo Fool Xuma Kama Xishoodan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Soomaalida Ceeb Iyo Fool Xuma Kama Xishoodan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MDEEQ

Monday, November 06, 2000 - 06:28 am
saxiibayaal

Waxaan din weydiiye ceebta kama xishootan,
ma rabtaan in aad shaqeysataan,aduuunka maanta
soomalida ayaa ugu liitada, xabaasha shacab iyo
xanuunka gaajada dad ku taajirey,
hogaamiye aan ilaah ka cabsan, munaafaq ah
masiibo shacab loo soo direy ah,
maxaa u diidey in ay wanaag iyo sharaf ka shaqeeyan, qof kastoo dantaada garo nin kale
yuu kuugu daneysan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xabiib

Monday, November 06, 2000 - 09:14 am
aad baan ugu faraxsanahay inaan arko qof igu aragti ah oo la yaabban ummaddan wada dulleysan halka laga haysto. soomaalida waxa keliya ay ka hadli yaqaanaan waa qabiil, waana kii na baabi'iyay..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.