site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

XASSAN ABSHIR OO IS MUUJIYEY HADDIIBA.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): XASSAN ABSHIR OO IS MUUJIYEY HADDIIBA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

doowlo

Monday, November 06, 2000 - 09:31 am
markii muddana xassan abshir loo magacaabay wasiirka macdanta iyo biyaha waxaan is lahaa waa wasiirka ugu danbeeya ,ee hela daqli iyo barnaamij uu ku shaqeeyo.taasi waxay beenowdey markii aan ogaadey in mudane xasan abshir uu magaaladda muqdisho heshiis la galay shirkad amweerkaamn ah oo biyo gelin ku sameeyn doonta wadanka oo idil.eeg www.banaadir.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

run sheeg

Monday, November 06, 2000 - 09:34 am
aleeylehe waa in soomaliya xareed laga dherjiyo oon ayaa laayey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 11:46 pm
xasan abshir kor ninkii neceb hoos, caadiyoos
anaga mjerten ma necbin lakiin qaran diid waa habargidir diid marka mayeeleyno

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.