site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dadbaa raba fitnadii qabiilka

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Dadbaa raba fitnadii qabiilka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Omar

Monday, November 06, 2000 - 10:04 am
Waxaan ogaaday in ay jiraan dad aan raalli ka ahayn in Somalidu wax noqoto. Dadkaasi waxay fariimo isku dir ah ku qoraan forumskan oo la ogyahay in Somali badan aqrisato. dadkaas waxay iska dhigaan qabiil walba ayankoo magacac qabiil la baxaya ama ficilo qabiil iyo dacaayad ku qoraya meesha. Anugu waxaan aqaan nin aanan qabiil kiisa sheegayn lakiin ka yimid waqooyi(Somaliland) oo ku jira dadka ka shaqeeya dacaayada isku dirka ah. Allow shartooda na dhaafsii. Wallahi waa naxay markaan arintaan ka warhelay oo aan xaqiijiyey.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.