site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JENERAL CAYDIID MA U NAXARIISTEY DAROODKA MISE WAA CAYRIYEY?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): JENERAL CAYDIID MA U NAXARIISTEY DAROODKA MISE WAA CAYRIYEY?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HINDIYO

Monday, November 06, 2000 - 12:18 pm
Alaha u naxariisto JENERAL CAYDIID waa u naxariistey masaakiin bay iska dhigeen laakiin dad wanaagsan maaha waadad afka ka caytama meelkasta oo dunida ay joogaan waxay iska dhigaan wadaado yey ku sirin garka dheer qabiilka ayaa diinta kala weyn warkeykuusheegaan been buu u badan yaha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rrrr

Monday, November 06, 2000 - 12:23 pm
To ninka naagta iska dhigay. Ma ogtahay in gabdhaha Soomaaliyeed ay kaa caqli badanyihiin?

Caydiid aaway maanta? Ilaahay ayuu horjoogaa.

I rset my case.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samanter

Monday, November 06, 2000 - 05:30 pm
to Hindiye.

Habar gidir khurun, tuugo .Bal eega sidi xamar aad u gasheyn. Inaad bani adaan tihiin iyo in kale ayaa lugu wareersanyahay. wax dil dhac mooye wax kale aad ku fiicantihiin majirto. mooryaan!! mooryaan!!!! saas ku jira. Bal waxaad noo keynteyn ninkii na idinku aqli badnaa kasoo noqday mid waalnaa oo saabuunta cuni jirey oo maqley dowlad baa la noqdaa uu u turjumaaday dad dhac dad layn ilaahay uma naxariisanayo nin muslim diley oo ha ahaado qabiil kasto.Ilaahayna NAARTA ha ku fogeeyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yahoo

Monday, November 06, 2000 - 05:53 pm
JIDADKII BULSHADA KII JAR JAREY JANANKU SAW MAAHA.

JAWAAN QAATIYO DIGSI JANANKU SAW MAAHA .

JIINGADAHA FUQSADIYO JOODARI XANBAARTEY JANANKU SAW MAAHA.

JAHADII ILAAH IYO MIDAAN RASUUL U JEEDIN JANANKU SAW MAAHA ...

JALIILADA ILAAHAY KA QARI JANANKU SAW MAAHA.

JAHANABA LA GEEYIYO CADAAB JANANKU SAW MAAAHEEEE!!!

JIILAALKA BAAHIDA JIHEEYEY JANANKU SAW MAAHEEEEE!

ilaahay jahanaba iyo jaxiima alaha ku tuuro qof dhiigii islaamka galey....maxaad kaga faanaysaan wax lagu faanaa badanee...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

snm

Tuesday, November 07, 2000 - 06:24 am
Ilaahay ha u naxariisto GENERAL MOHAMMED FARAH CAYDIID, JANADIISANA HAKA WARAABIYO MARXUUMKA, ILAAHAY CADAAB HA KU RIDO KII DILAY. Waxa aan ku jeclaa day caydiid geesinimadiisa iyo halgankii uu la galay dad cunkii AFWEYNE ee xalaashaday hilip ka dad ka muslimka ah,waxa aan xasuustaa isaga oo nooguyimi BALIDOOGLE xarunta snm oo ka qaatay hub iyo raashin si uu ugaga hortago afweyne aakhir kii wuu ka takha lusay, waxaa geesinimadiisii ka mid ahyd markii uu dhulka ladhacay maraykanka isa ga oo jebiyey headlinka adoon

Top somali genera defeat americas,
in 1993 he break world healine

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wax iga cajabiyey

Tuesday, November 07, 2000 - 10:24 am
cajiib tana mala timaadeen snm ha ku qaraaban tan kalena goormuu caydiid maxamed siyaad la dagaalamayna maxamed siyaad dad weynihii xamar ayaa ku kacdoomee oo caydiid baladweyne ayuuba jirey siyaad markuu xamar ka baxaayey ee tana ma ku hadashaan wax walba idinku baranee beentana ileen waad ku qubeysataan????


barasho horteed ha i nicin caydiid aa xamar joogey kuye ..... anuu ii sheegaa oo goob jooog ahaa...

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.