Mudane | Monday, November 06, 2000 - 01:43 pm Waxaan ka soo xigtey ruug cadayo tariikh fog oo nasabiyadaha si qota dheer ugu dhex jirey bari horeqoomiyadaha ku nool gobaladda waqooyi waxay ii xaqiijiyeen in ay habaryoonis hayb iyo dhiigba ka soo jeedo siciid samaroonkii hore muddo fog,taasi oo sameysay tadawiro fara baddan oo ku timid xaga juquraafiyadda iyo isku milamka qabiiladaa waqooyiga oo ay ku ab-tirsaddeen isaaq hadaba fadlan cidii habar yoonis ah ama makadoor siciid ah waxana ay ka soo gaadheen taariikhaha nasabiyada ila soo xirriir |