site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan rabaa inaan furu dood cusub oo kusaabsan maxay kuwa isku magacaabay somalayn ay la goosanayaan waxaan u arkaa waxbayahay ee halayska daayo laakiin waxaaynaan aqbalikarayn inay doonayaan inay gumaystaan qabaa-ilka kale ee kunool dhulka ay goosteen.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Waxaan rabaa inaan furu dood cusub oo kusaabsan maxay kuwa isku magacaabay somalayn ay la goosanayaan waxaan u arkaa waxbayahay ee halayska daayo laakiin waxaaynaan aqbalikarayn inay doonayaan inay gumaystaan qabaa-ilka kale ee kunool dhulka ay goosteen.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Diiriye qays

Monday, November 06, 2000 - 09:57 pm
anigu mucaarad kuma ihi xorriyadda ay doonayaan inay ka qaataan soomaalida kale oo aay labaxaan magicii ay doonaan .
laakiin midda aan diidayaa waxay tahay inay gumaaystaan dad soomaaliyeed oo xor ah oo aay ku tilmaamaan dad laga tidha badanyahay.
ma aqbalikarno taas,caddaaladna maaha waxaan soomalikasta waajib ku ah inuu difaaco oo uhiiliyo walaalkiisa la doonayo in lagumaysto.haddii ay noqoto inaad goosataan dhul waxaad goosankartaan oo keliya Hargeys,Berbera.qaybkammid ah burco oo keliya.laakiin hakuriyoonina,Awdal,Sool,Buhodle,Sanaag,iwm.dadkana kama aydan badnidin ee hal xaajiya khamsiin baa idinqaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H,DHULBAHANTE

Tuesday, November 07, 2000 - 09:31 am
TO DIIRIYE QASE ..
SXB WAAD ISKA HADASHAY WAXA AAN KU IDHI SAAXIIB NINLAGUMAYSAN JIREY WAX MA GUMAYSAN KARO SAAS DARTEED ISAAQ WAXA AY KU DOODAAN DHULBAN XORAYSTAY YAA HAYSTEY MARKII HORE... ISWEYDII SUAASHA IYO DOODOODA...
TAKALE ANAA KA XOREEYEY INGIRIIS OO HAYSTA..
MARKAA DOODADA UYEEL HABDHAQAN KUMANA LIHI II HIILI WAAYO WAA ISKU FILAHAY ANIGU OO DHULBAHANTE AH..
SOO BARO DOODA AAD FURAYSID QODOBKEEDA..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.