Monday, November 06, 2000 - 10:29 pm waxaa in la la yaabo aheny in soomaalida qurbaha joogtaa ay kala daadsan yahiin oo qabiilnimo ay isku aqoonsadaan dhamaantood.waa nasiib daro in ay dibadaha wada joogaan kuwa la gu soo kaxeeya adeeroow.waxaaba taas ka sii daran kuwa qabiilka ku qarinaayo kitaabka ilaahay.soomaali waa wax laga ordo hadii ay kugu qabsato qurbaha.