site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Hawiye "Daarood si waad nooga adagtihiin , si kalase maya"

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Hawiye "Daarood si waad nooga adagtihiin , si kalase maya"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheeg

Tuesday, November 07, 2000 - 01:10 am
Waxaan la yaabaa, markaan arko ragga daaroodka sida ay u hadlayaan, af waad nooga adag tihiin adinse(xoogse) maya. marka aan furo bogagga discussion-ka , 90% daaroodku waxa ay caaynayaan hawiye. laakiin marka hawiyuhu fiiriyaan inta qoslaan ayay isaga tagaan,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMALI

Tuesday, November 07, 2000 - 02:08 am
walaahi aniga waxaan ahey daarood laakin hawiye
iyo daarood iima kala duwana waa isugu key mid
laakiin wxaan ku leeyahey dadka aqoontaa kala saarta marka nin yohow wax baro oo caqligaa balaari waxaan laga yaabaa madaxweynihii beri inaad noqotee meel waxashnimo ah wax haiska tusin
daaroodka iyo hawiyaha aad sheegeysaa waa isku mid laakiin juhalo ayaa kubadan oo habeenkii xaley oo tegey iney horumar gaaraan intey ayagu is eegayaan
marka maskaxda ayaa aduunka hageysa manta jaahil iyo siyaasad xuna waa u dhamaantoontaa ee ogow
soomalidu waa isku mid wax kala duwanaansho ah maleh saas ogow ducufka ceytamana dheg ha udhigin
waa mid (O) CAQLIGIISU KAHOOSEEYO,E
MARKA SAAS IYO DUQA WAX BARO CAQLIGANA BALAARI
CAAFIMAAD AYAAD KUU RAJEYNAYAA IYO JIRADA QABIIL INAAD KADAWOWDO
BY SOOMAALI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daarood

Tuesday, November 07, 2000 - 08:27 am
Hawiye af iyo adinba waa lagaaga adag yahay.
Berigii dhoweyd e dagaaladii Daarood waxba ma gaadhin laakiin Hawiye mee.
Hawiye isagaa is cunay.Daarood waxba ma yeelin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.