site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaloda amerika ku nool doorta maanta AL GOR

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Soomaloda amerika ku nool doorta maanta AL GOR
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAADO

Tuesday, November 07, 2000 - 02:06 am
WAA NIN SOOMALI WAX RABA IN UU UTARO
IYO AJNABIGA WADAKAAN KU NOOL
EE DOORTA MAATA

AL-GOR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aamina

Wednesday, November 08, 2000 - 07:31 am
sis aniga asaga ayaa ugu shubay
ee busch ayaan umaleenayaa in uu kagaado
sis bye


from US

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 08, 2000 - 04:13 pm
Ilaahey maxaad ugu jawaabeysaan markuu idin weydiiyo sababtaad u saxiixdeen in gaal aad sharcigiisa ku qanacsan tihiin talsikiisana aad raali ka tihiin? Ka towbad keena XUKUNKII ILAAHEY AYAAD YASTEEN OO MID GAAL AH QAADATEEN.

DAANYEER is just DAANYEER.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 08, 2000 - 04:43 pm
Ismail.

Saado Goor wax lagu taageero mahayo wuxuu dbada ku wataa yuhuud manataageri doono.

ninkaas BUSH laftigiisu yuhuud ayaa wataa laakiin

isga ayaa laqaatay anigu isaga yaan ugu shubay.

somalidu weli waa qaxooti dalkaan wax cod ah malaha.
by sada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAADO

Friday, November 10, 2000 - 03:36 am
ninka kowaad

walaal inta cod ayaan ka dhiibtey waan yaabayee
maxaa diin iyo ilaahey soo geliyey

ma ogtit miyaa in diinBA MAANTA laga tegey wagtigaan xaadarka ee jiraan gabdho is ku filan
OO NIN IYO DIINBA RABIN EEN DOONAYA REPECT

ee hadalkaa waxaad la tagtaa somalia maya AMERIKA

BYE MAN

BYE SAADO GURUXLEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiira

Saturday, November 11, 2000 - 10:14 am
abaayo saado waan ku farxsanhey in aduun kaan ey jiraan gabdho is ku filan maanta nimanka soomaliyeed waxey ahaan gabiil moyee wax kale ma jiro ee hadii aniga aan marijkanka aan ku noo laanlahaa AL-GOR Ayaan taageeri lahaa
plitiek agenda giisna yurub ayaan kula socdaa

nayaa waxaan ku weydiinayaa diin la;aan sidee/?saxiibey ee maxaa cusub ayaad aaminsantahey haddii laga reebo isku koolnischo?

doei from holland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Saturday, November 11, 2000 - 04:47 pm
comments to saado
diin iyo ninba waa laga tagay miyaa?
xaggee aaday dabadeed?
yaab baad leedahay.
midda kale gore muxuu kuu taraa?bush-se muxuu yahay?
badowad baad tahaye isla yaab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saado

Tuesday, November 14, 2000 - 12:20 am
sis samiira

abaayo wax cusub majiree /ee isku kolsaan ayaa jira/

sis waad mahsantahey

bye saado guruxleey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.