site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOOMALIDDA ISKOOL MA DHIGTAAN MIYAA?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): SOOMALIDDA ISKOOL MA DHIGTAAN MIYAA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WANAAGSANE

Tuesday, November 07, 2000 - 02:47 am
SOOMAALIYEY ASSALAMU CALAYKUM!

WAXAAN LA YAABAA MARKAAN ARKO GOLAHAAN (FORUM) DOODA AAY DADKU ISDHAAFSADAAN OO AAN KU DHISNEEYN CILMI.... BADANAABA DADKA ISTICMAALA LUQADA INGIRISKA WAXAAY ISTICMAALAN SADDEX KALMADOOD 1: BITCH 2:NIGGA 3: ••••.

WAXAA IGA SUAAL AH WAX KALE LAIDIN MA BARO MIYAA?
MA SIDAAS AYAAD RABTAAN INAAD UMMADAHA KALE KULA TARTAAN?

DADKA QAARKII WAXAAY CAADO KA DHIGTEEN INAAY KU ADEEGTAAN QABIIL... REER ´HEBEL...IYO REER HEBEL. WAR SAAXIBIYAAL QABIILKU SOO TAN MAANTA NA DHIGAY MEESHAAN JOOGNO...QAXOOTINIMO, QAX, QABOOB IWM.

DADKIINA QABIILKA KU ADEEGANAYO MAXAAD ISKA DHIIBI WEYSEEN MEELAHA AAY QABIILKIINA JOOGAAN? MAXAAD ISKAGA DHIBTEEN DHUL GAALO?

WAR HEEDHE SIDAN DAN NOO MA AHA...BAL KA FIIRSADA.

ARRINTA KALE OON LA YAABO, WAXAY TAHAY IN BADANKIINI AAD MOODAAN INAAN LA IDIN JEEDIN MARKAAD WAX XUNKA AH QOREYSAAN...SOO ILAAHEY IDIN MA JEEDO?

HADDII AAD ISKOOLADA DOODAHA NOOCAAN EE RAQIISKA AH LA TAGTAAN GAARIIDKIINA KORI MAAYO, OO SOOMALIYA DIB U DHAC WEYN AYAA KU IMAANAYO


WAR ILAAHEY HALAGA CABSADO, OO AAN FIKRADO FIICAN IS DHAAFSANO, MAADAMA GOLAHAAN AAY SOO GALAAN DAD AQOON LEH, IDINA KAALMEYN KARO.....

WA CALAYKUM ASSALAM

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.