site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa arkay meel shikhaal dagto oo somalia ka tirsan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Yaa arkay meel shikhaal dagto oo somalia ka tirsan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muuse

Tuesday, November 07, 2000 - 02:52 am
waxaan la yabanahay nimanka shikhaal isku sheegaya
ee leh dawlada ayaan kala noqonay aqon shahayagii bar iga qanciya oo shikhaal xagay dagtaa waligay ma arag mana maqale waxaan arki jiray wardiye iyo macalimiin dugsiyeed la leeyahay waa shikhaale bar yaa arkay reer shikhala oo meel dagann

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAAROOD

Tuesday, November 07, 2000 - 02:57 am
Waa midgo nasakhan oo aan ogolayn inay yihiin adoon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Tuesday, November 07, 2000 - 03:05 am
Muuse....

saaxib, sheqaal waxaay degtaa soomali inteeda badan. meel uu qof soomali joogo, ruux sheeqaal ahna wuu joogaa.
waxaa laga yaabaa waxyaabaha aad sheeqaale u garan weydey meeshaay degaan inaay ugu wacantahay inaaysan ahayn dad seef la bood ah oo qabiilku lafta ugu jiro.
haddaan kuu soo koobi, sheeqaal waa ummadd soomaliyeed, kuna badan soomali.

daarood: nacas baad tahay....qabiilka aad magaciisa ku soo gashayna allaha ha u gaargaaro...waa maxay macnaha midgo?...war heedhe kombityuutarka aad isticmaaleyso ma ceeydhaa kuu soo gaday mise maktabad (library) ayaad ka soo amaaneeysatay????

nacas noocaada oo kale ah,wuxuu ceebeyaa qabiilka uu sheegto......

war raggu (ama dumarku) hadaan tahay, waxaay shir la soo tagaan wax la qaadan karo....noocaada waxaay shirarka la soo tagaan waxyaabaha aay caruurta ku hadlaan....

anigu kuula mormi maayo sidaado oo kale...ee bal dib isku noqo..oo is canaano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burgal

Tuesday, November 07, 2000 - 03:20 am
To daarood
From shiiqaaloow (burgal)
Marka koowaad in aan kula factirsado adigan qalbiga yar waxay ugunoqonaysaa in aan kula'midnoqdo marka labaad
1=Idinkoo waceloah oo sidii xayawaan kii is fuul fuulaya kan idin baray inaad is xalaaleeysataan =waa shiiqaal
2=Idinkoo nagihiina oo aad ninkale idinka haysanayo idiin wasayo ninka idiin gargaaray ee ilaah idiin soo diray waa shiiqaal.
3=Idinkoo cawaano ah ninka idin ilbixiyey ee xaqa iyo xaqdarada idin kalabaray waa shiiqaal.
4=shiiqaal waxay degtaa jilib ay naago daarood ku wastaa hadaad hurdeeysay hurdada ka kac
5=dhaqaatiirta ugu waa weeyn iyo aqoonyahanada soomaaliya bar waa shiiqaal caruurta madaxyada waa weeyn ee geeda ha hootooda ku dhali jirteen kuwa idiinkaga gargaaray waa shiiqaal. OO fadhiidka wada ahaanjiray marka maskiin baadtahay ee aamus oo xoolahaga raac halkan qaladbaad u joogtaa iyo in aad naftada lugooyso ileeyn wax baran meeysidee
dhalinta shiiqaasha waa kuwa westernka kaliya wax ka'barta idinkana waxaa tihiin kuwa ceeyrta gurbista ogoow marka dalka lagu laabto caruurta shiiqaasha ayaa daybarka ka bedeleeysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GALHARERI

Tuesday, November 07, 2000 - 03:21 am
Sheekhaal waxa ay dagtaa, gobolada jubada dhexe iyo jubada hoose, soomaali oo dhan ayaa og, tan kale gobolada soomaaliya oo dhan waa ay dagaan qaasatan mudug, ragga meeshaan waxa xun kusoo qorayna waxa ay doonayaaan inay soomaalida iska hor keenaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALI

Tuesday, November 07, 2000 - 03:25 am
burgal!!!'

Saaxib, u qabooji, kolley nacaskaasi ku fahmin maaye....
waxaa laga yaabaa inuu yaqaano afka XABADA.....

waxaad ugu dartaa inaay degaan banaadir, shabeelada hoose, mudug, hiiran, galgaduud, waqooyi galbeed.

saaxib, jaahil xun oo magac qabiil laga reeyey wata waxaa wax loo sheegi karaa oo keliya IN LAGA REEYO OO LOO QABOOJIYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomali

Tuesday, November 07, 2000 - 03:41 am
ninka sheeqaasha neceboow!!!

sheekhaal waa sharaftii wadanka somaaliya,
waa ummadd sharaf leh, shaakina aan ku jirin. saaxib shaaqaca ma kaaga qaadaa oo shakiga ma kaa saaraa?

haduu sheeydan ku wato, ilaahey ha kaa shafiico,
haddii uu shaki kugu jiro, shakiga iska saar.

dad sharaf lehoo, shafeeco ilahey siiyey haku labin afkoo, shaxda aad ciyaareysid shalay baay dad ku soo gubteeno, shuban ugu dhacay...


hanoolaato sheqaal, soomalida nabad jecelna ha noolato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AbtgaalCismaan

Tuesday, November 07, 2000 - 07:39 am
Daarood Baacii kuu qoor xiirey oo qurbada kugu soo tooray xaan dhahaa...inaan kula murmo maba istaahishid waayo Jaahil ayaa tahay...Afweyne lee dad ka taqaan aan u malaynaa...Baarka Caara kuu fuushey ee waayo aragnimadii daaroodka isku sheegi jiray adiga intey kaa martay...xoolo inaad tahay nabee birigaa la ogaaday...shiiqaal dabaalyahow waa dad soomaaliya laga yaqaano...waa dad wax garad ah oo dhib iyo dhibaato lagu sheegin ee dib ugu naqo taariikhda waa hadaad wax aqri taqaano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

harti

Tuesday, November 07, 2000 - 08:10 am
burqaal sheeqal meel ay leedahay ma jirto dhulkaad sheeganayso aad leedahay bal caday?
qurbaha meel keli ayada ka joogtaan oo waa xaafada heidelberg magaalad melbourne austrlia iyadan cayr iyo taxi baad is ku qaadataan.?
melbourna minotiy baa ku tihiin oo reer mahad oo keliya baa idin ka badan.
abgaal dameer fooqal dameer sheekhll musmaar diyeesha mee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUUSE

Tuesday, November 07, 2000 - 11:44 am
MARKII AAN IDIN WAYDIIYEY SHIQAAL XAGAY DAGTAA NIMA WAYDIIN INAAD CAYTANTAAN EE WAXAAN IDIIN WAYDIIYEY IN AAD SI WACAN IIGU SHEGTAAN MEESHA AY DAGAAN

MIDA KALE GOBOLADA AAD MA GACAWDEEN IN NIN DUGSI QURAAN KA DHIGAA KA DAGO MOYANE MA JIRO DAD BADAN OO DAGAN MELAHA AAD SHEGAYSAAN WAXAAD MAGACAWDAY GOBOLO FARABADAN
MIDA KALE WAXAAN KA YABANAHAY HADII QABIIL WALBA YIRAHDO WAXAAN RABAA JAGO AAN DADKAYGU U QALMIN INTA AYLE EG YIHIIN

ANIGU WAXAAN ARKI JIRAY WAARDIYE LA YIRAHDO WAA SHIIKHAAL WALIGAYNA MA MAQAL MAGALO LA YIRAHDO WAXAA DAGA SHIKHAAL
MARKA AAD EEGTO DAWLADII AFWAYNE KA HOR BARLAMANKU WAXAA LAGA SOO DORAN JIRAY DEGMOOYINKA MANA AYSAN JIRIN NIN QUDHIYA OO SHIIKHAALA OO BARLAMANKA KU JIRAY TAA SINA WAXAY CADAYNAYSAA INAYSAN SOMALIYA WAX KA DAGIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 07, 2000 - 01:25 pm
shiikhaal laba ukala saara, reer koonfur iyo reer mudug iyo waqooyi, kuwa konfur degta Habar gaajo ayaa duufsatay oo mooryaan ayay wada noqdeen, kuwas mudug iyo waqooyi dega waa dad wali diintodii haysta, marka markaad shiikhaal ka hadlaysaan isku si ha uga hadlinina, shiikhaasha koonfureed waa mooryaan intooda badani, kuwa mudug iyo waqooyi waa dad ehlu diin ah and they deserve our respect.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qalowshe

Tuesday, November 07, 2000 - 08:57 pm
waa warey!!!!!!
waryaa burgal, soomaali iyo galhareeri waa isku hal qof!!!!!!
waryaa inaan cidan wax kasheego mabadoonayee muxuu halkan qof kolba magac oo gusoogalaa?
oow!! ileen sheeqaal oo dhan ayaa kaligii kajoogaa miyaa? sidaa darteed kolbo magac uu soobadashaa!!!!!!!!
mida kale cidan sheeqaal hala'iskadeeyo oo yaa ladhibin, iney iyagane caytamaan oo daarood gaaraan ma'aha inkastoo ninka daarood labaxay hadalkiisa uu xumaa oo uu siqalad ah u'hadlay, hadane waxaa aduunki dhiiqeeyey wadaadka sheeqaaleed ee markasto magaca sooba badalanaayo.
sheeqaal gobal kasto waxbey kadagtaa laakiin meel ugo'an oo ay sheegtaan majiro, waase dad daaroodka intiisa badan kudhex jiro sida majeerteenka kuwa lanool oo mudug jooga laakiin ogaadeenkay isdhal dhalaan oo xagaa iyo ogaadeenkaa lagusheegaa, marka waasaase cida halanabad galiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burgal

Wednesday, November 08, 2000 - 03:16 am
To muse
Waan ku salaamay marka hore marka labaad doodaad furtay waa dood loo baahnaa wax halys weeydiyee adigu qabiil ma'leedahay hadii aad leedahayna Maxaa la'yiraa? teeda kale marka aad magaca shiiqaal afkaaga huurada leh soo marinayso masoo cadayatay? asxaan noo samee oo soo cadayo calyadaada halkan bay iga soogaaraysaa soo cadayo hadaad qabiil leedahayna kaaga xaliso oo dhulkaaga ilaalso keena iyo arimaheena shiiqaaal bay u taal wax isku fal.
@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@
''''' Qalowshe hadaad moodo shiiqaal inay yartay
oo aniga kaliya ku soo noq noqanaya walee warbaa ku moog oodadka kuu sahlay Netka aad figradaada ku dhiibanayso waa shiiqaal meelwalba ayeey joogaan iska jir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Little-Hadrawi

Wednesday, November 08, 2000 - 03:41 am
Waa run in Shiikhaashu ay dagto meel kasta oo Somali joogto, sababtuna ma ahan wax badnaan ku saabsan ee waa iayadoo Shiikhaalnimadu ay tahay Xirfad (Quran, Duco & Habar IWM), taas waxay kentay in wiilku markuu qaangadho uu ka tago magalada aabihiis wax ka akhriyo oo uu meel cusub soo sahansado, marka Sheekhalnimadu waa Xirfad, waa sida Tumaalada & Midgaha oo meel kasta waad ku arkaysaa. Sheekhaasa labaad oo kacaanku dadka baray (Cabdirahman Guulwade ama reer aw-hassan) iyaga sheekadoodu waa caan qof faahfaahin raba h awarayst qof reer Baladweyne ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUUSE

Wednesday, November 08, 2000 - 04:21 am
BURGAL SXB MA WAXAAD KA XANAQDAY SHIKHAAL HAL KAYDAGTAA
SIDII NIN U KAFTANOO BAR CAR SHEEG 20 QOF OO SHIKHALA OO MAGALA WADA DAGA

ADIGUNA WAXAAD KA HADLAYSAA WASIIRO AYAA LANA SIIN WAYEY ANIGUNA MEEL AAD SOMALIYA KU LEDAHAY AYAAN GARAN LA AHAY
WAXAAD NA LA MID TIHIIN DADKA UU MA GACABAY HADRAAWI
BAR KA WARAN HADII AY MAGALOYIN DAGILAHAYEEN SHIIKHAAL MAXAAD SAMAYN LAHAYD HADA ADIGOO BOQOL QOF AYSAN KAA VOTE GARAYNKANIN AYAAD QAYLINAYSAYE

WASIIRADA MA WAXAAD MODEEN IN NIN WALBA ISKA HELO DAD IYO DAGAAN AYAA LAGU HELAYE
MISE WAXAAD ILEEDAHAY HABARGIDIR AYAAN U ADEEGI JIRAYE MAXAY WAX II SIIN WAYDAY HADII AY MADAXWAYNIHII QATEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qalowshe

Wednesday, November 08, 2000 - 07:24 pm
magacyo badne netkan masheeqaal baaleh? waa yaab, warkan kuwax og maahee iskadaaya!!!!
netkan cid walba cida leh way ogtahay, ee walaalkeyow aniga wax kuumadhimin sheeqaalne waa walaalahay ee yeynaan qadiyad meedhan ah kuqaadin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wanaagsane

Monday, November 13, 2000 - 12:14 am
assalamu calaykum!

saaxibiyaal salaan ka bacdi, waxaa la yaab leh in dood fiican oo aqoon isweydaarsi ah loo bedelo cay iyo af legaado. Waxaa nasiib darro ah in dad soomalida ka mid ah, badan, carli kaste degan aay yiraahdaan dadka qaarkii ma jiraan. waxaad moodaa in ay dadka qaarkii aay kala soocayaan dad isku ´xiran oo muslimiina ah xumaana galabsanin, sharaf iyo ixtiraamna ku leh buslhada soomaliyeed.


Muuse: saaxib, suaasha ma waxaad u weydisay cilmi kororsi mise iska suaal. haddii aad cilmi kororosi u weydisay, waxaan u maleeynayaa inaad ku qancaday jawaabaha aad heshay. reerka aad sheegtay waxaan degaan soomaliya oo idil, waana ummad badan. xagga cilmiga wwaxaay la qiibsadaan soomalida inteeda badan

D------d: saaxib waxaan ku iraahdo ma aqaani, waxaad moodaa inaad nacas ku adeeganaayo magaca qabiilka tahay. fagaaraha waxaa lala yimaadaan dood cilmiyeeysan, ee bal wax aay raggu ku doodaan keen aan kaaga jawaabe.


little-hadraawi....saaxib, kacaanka soo umad badan dadka ma barin?.....haddii aad taarikhda soomaliyeed dib u raacdid, qabiilka kaste wuxuu lahaa qolo taagerto dowladdii ka jirtay somalia, dabadhilif, taageerayaal, af minshaar, wadani iwm. marka kuma ekaan qoladaan keliya arrintaasu.


burgaal...sxb ma haboona inaad weerartid qolo kale, laakin qof soo qoray warka weerar. waan kugu raacsanahay inuu nacas yahay kaasi, laakin ha ceynin qabiilooyinka kale, sabatoo ah waxaa laga yaabaa inaad " sidiisi u raqiistid"


gebagebida warka waa:

sh......aal waa dad ka tirsan ummadda soomaliyeed meel kastana degta...waxaayna sharaf ku leedahay meelo badan oo soomalia ka mid ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Little-Hadrawi

Wednesday, November 15, 2000 - 03:33 am
Wanaagsane, runtii waa ka helay jawaabtaada, hadana waxaan k adhadhansaday inaad tahay nin Elergik ka qaba inaad tahay Daroodka, waayo magaca Darood waxaad ka so qaadatay D...d, maan oran karno waqti ayaad badbadinaysay waayo Littel-Hatrawi waa soo qortay. Si kastaba ha ahaatee Sheekhaashu waa Somali, waxayna wax la qabaan Somalida kale oo iyaduba iska dhiban.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti

Wednesday, November 15, 2000 - 04:59 am
Anigu waxan ahay nin Harti(Harti Daarood) ah si fiican ayaan u aqaanaa Shiikhaasha.Runtiina waxa awoowayaashay ii sheegeen in aanay waxba ka duwanayn Midgaha, Yibraha iyo dadka ay soomaalidu yasto waagii hore.
Waa la yasin jirey gabdhaha Hartiga ama Daarood ka looma ogolaan jirin inay guursadaan.
Runtiina waa dad aan garan karin meelay kasoo jeedaan, lahayna Abtirsiiyo taxan.Markaa waxay umuuqdeen inay yihiin dad isu tegey.Oo takoorkaasi uu ka dhigay isku bah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wanaagsane

Wednesday, November 15, 2000 - 11:09 pm
assalmu calaykum!

Litte-Hadraawi Bro, salaan ka bacdi, runtii sababta aan u dhameeystiri waayey magaca qabilkaad aad soo xustay, waxaa ugu wacan, waxaan ahay qof ka soo horjeedo qabyaalada aaminsana soomalinimada. sidaas darteed ula ma jeedin xumaan ee waxaan caado ka dhigtay inaan qabiil magaciisa oo buuxa sheegin. Bal dib u fiiri xataa qabiilka sh.....al ma anaan dhameystirin.

Runtii waay haboonaan lahayd in qof waliba oo soomali ahi uu isku dayo inuu qiimo tiri macnaha qabilka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wanaagsane

Friday, November 17, 2000 - 12:50 am
assalamu calaykum:

H...rti saaxib, meeshaan dood cilmeeyeysan oo wax kala faaideysi baan ku haaynaa...malaha waad ku soo qaladay sxb?....

ma haboona waxyaabahaad ka soo qortay, hana ceebeynin awoowgaa...nin somali buu ahaa:

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.