site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Magacyada iyo beelaha wasiirada iyo kuxigeenada soomaaliyeed

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Magacyada iyo beelaha wasiirada iyo kuxigeenada soomaaliyeed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Tuesday, November 07, 2000 - 04:42 am
Magacyada Golaha Wasiirada Iyo Beelahooda


Magacyada Golaha Cusub Ee Wasiirada Iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan

Dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee ka dhalatay shirkii Carta ayaa Sabtidii 28/10/00 la dhameystiray dhismaheedii, dowladaas oo qaab qabiil lagu saleeyay awood qeybsigeedii waxaa beeluhu u kala qaateen qaab isu dhow inkastoo beelaha qaarkood ay ka heleen saami aad u wanaagsan, guud ahaan dowladaasina waxay beeluhu ugu kala horeeyaan sidan:

BEESHA HAWIYE

Beesha Hawiye waxa ay dowlada ka heshay Madaxweyne, 8-Wasiir, 10-Wasiir ku xigeen oo ay u dheer tahay Guddoomiyaha G/Banaadir iyo Duqa magaalada Muqdisho, Waxayna kala yihiin:

C/qaasim Salaad Xasan
Madaxweynaha Soomaaliya
H/Gidir =Ceyr=

Daahir Sh. Max’ed-Dayax-
W/Arrimaha Gudaha
Agbaal =Harti=

C/qaadir Maxmed Madaxey
W/Sayniska & Tiknolojiyada
Abgaal =Waceysle=

C/laahi Gacal Cabdi
W/Dib u dhiska & Dejinta
Xawaadle =Agoon=

C/wahaab Macalin Max’ud
W/Xanaanada Xoolaha
Gaaljecel =Abtisame=

C/weli Jaamac Warsame
W/Dekadaha & Gaadiidka Badda
H/gidir =Sacad=

Axmed Sh. Max’ud (Amoore)
W/Caafimaadka
Murusade=Sabti=

Khadiija Cosoble Cali
W/Dowlaha xafiiska Wasiirka koowaad
Abgaal =Warsangeli=

Axmed Diiriye Max’ed
W/Dowlaha xafiiska Wasiirka koowaad
Dububle =Aarsade=



Wasiir ku xigeenada ay heleen beelaha Hawiye waxay kala yihiin:

Xuseen Cabdulle Cali
W/Ku xigeenka Maaliyadda
H/Gidir =Saleebaan=

Maxamed Cali Xasan
W/Ku xigenka Macdanta & Biyaha
H/Gidir =Ceyr=

Maxamud Max’ed Maxamud
W/Ku xigeenka Arrimaha gudaha
Duduble

Ibraahim Axmed Gaabow
W/Ku xigeenka Horumarinta & Iskaashiga gobolada
Abgaal =Wacaysle=

Cusmaan Maxamuud Dufle
W/Ku xigeenka Caafimaadka
Muddulood =Ujeejeen=

Maxamed Abuukar Daahiye
W/Ku xigeenka Tacliinta sare
Gugundhabe =Jajeelle=

Cali Maxamuud Caraale
W/Ku xigeenka Warfaafinta
Xawadle=Cali Madaxweyne=

Cali Cadaawe Geedi
W/Ku xigeenka Ganacsiga
Murusade =Foorculus=

Maxamuud Maxamed Shiil
W/Ku xigeenka Cadaalada
Sheekhaal =Looboge=

Xaawo Cabdi Dhiblaawe
W/Ku xigeenka Shaqada & Isboortiga
Hawiye =Xaskul=



Cali Ugaas C/lle
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir
Abgaal =Wacbuudhan=

C/laahi Muuse Xuseen
Duqa Magaalada Muqdisho
Abgaal =Wacbuudhan=





BEESHA DAAROOD

Beesha Daarood waxay dowlada ka heshay Ra’iisal Wasare, 7-Wasiir, 11-Wasiir ku xigeen oo kala ah:

Cali Khaliif Galeyr
Wasiirka koowaad
Dhulbahante=Faarax Garaad=

C/laahi Boqor Muuse
W/Gaashaandhigga
Majeerteen =Cusman Max’ud=

Xasan Abshir Faarax
W/Macdanta & Biyaha
Majeerteen =Ciise Max’ud=

Xasan Faarax Xujaale
W/Iskaashiga Gobolada
Ogaadeen =Cawlyahan=

Cabdi Guuleed Maxamed
W/Gaadiidka
Mareexaan =Reer Diini=

Sakariye Max’ud Sh.Cabdi
W/Warfaafinta
Leelkase

Cali C/raxmaan Xirsi
W/Horumarinta reer Miyiga
Daarood =Warsangeli=

Maxamed Daahir Afrax
W/Dowlaha xafiiska Wasiirka kowaad
Majeerteen =Cumar Maxamud=




Wasiir ku xigeenada la siiyay beesha Daarood waxay kala yihiin:

Maxamed Amiin C/llaahi
W/Ku xigeenka Arrimaha dibadda
Ogaadeen =Maxamed Subeyr=

Saciido Xaaji Bashiir
W/Ku xigeenka Maaliyadda
Majeerteen =Cusmaan Max’ud

Cabdi Shire Warsame
W/Ku xigeenka Qorsheynta Qaranka
Mareexaan =Reer Diini=

Cabdi Cali Xasan
W/Ku xigeenka Arrimaha gudaha
Mareexaan =Uurmidig=

Cali Nuur Cumar
W/Ku xigeenka Dekedaha & Gaadiid
Harti =Dhashiishle=

Caasha Axmed Cabdalla
W/Ku xigeenka Shaqada & Isbortiga
Daarood =Warsangeli=

Mire Xaaji Faarax
W/Ku xigeenka Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda
Majeerteen =Cali Saleebaan=

C/weli Xirsi Cabdulle
W/Ku xigeenka Howlaha guud
Majeerteen =Baciidyahan=

Maxamed Cumar Ibraahim
W/Ku xigeenka Beeraha
Mareexaan =Reer Xasan=

Khaliif Shire Warfaa
W/Ku xigeenka Xanaanada Xoolaha
Ogaadeen =Maxamed Subeyr=

Axmed Daahir Aadan
W/Ku xigeenka Beeraha
Dhulbahante


BEESHA DIGIL IYO MIRIFLE

Beelaha Digil iyo Mirifle waxay dowladda ka heleen Guddoomiyaha Baarlamaanka, 6-Wasiir iyo 5-Wasiir ku xigeen oo kala ah:

Cabddala Deerow Isaaq
Guddoomiyaha Baarlamaanka
Mirifle =Jilible

Sayid Axmed Sh.Daahir
W/Maaliyadda
Mirifle =Yantaar=

C/qaadir Max’ed C/raxmaan
W/Boosaha & Isgaarsiinta
Mirifle =Hadama=

Yusuuf Macallin Amiin
W/Beeraha
Mirifle =Liisaan=

Maxamed Cali [Kalay]
W/Hidaha iyo Tacliinta Sare
Mirifle =

Maxamed Nuuraani Bakad
W/Kaluumeysiga
Digil =

Xuseen Max’ud Sh.Xuseen
W/Warshadaha
Digil =




Wasiir ku xigeenada beelaha Digil iyo Mirifle ay heleen waxay kala yihiin:

Cali Mursal Maxamed
W/Ku xigeenka Horumarinta reer Miyiga
Mirifle =Boqolhore=

Sheekh Aadan Sh. Maxamuud
W/Ku xigeenka Gaadiidka
Mirifle =Luwaay=

Saalim Caliyow Ibrow
W/Ku xigeenka Xannaanada xoolaha
Digil =Jiido=

Axmed Maxamed Nuur
W/Ku xigeenka dib u dhiska & dejinta
Digil =Bagadi=

Maxamed Macallin Ibraahim
W/Ku xigeenka Macdanta & Biyaha
Mirifle =Geledi=


BEESHA DIR

Beelaha Direed waxay dowladda ka heleen: Ra’iisal Wasaare ku xigeen 7-Wasiir, 7-Wasiir ku xigeen, waxayna kala yihiin:

Cusmaan Jaamac Cali
Ku-xigeen wasiirka koowaad
Isaaq =Habar yoonis=

Ismaaciil Max’ud Hurre
W/Arrimaha Dibadda
Isaaq =Cidagale=

Maxamed Warsame Cali
W/ganacsiga
Isaaq =[Habar awal=

Max’ed Meydhane Buraale
W/Waxbarashada
Isaaq =Habar jecle=

Maxamuud Cumar Faarax
W/Cadaaladda
Dirta Koonfureed

Xuseen Ceelaabe Faahiye
W/Qorsheynta
Gudabiirse =M.casse=

Siciid Maxamed Abokar
W/Howlaha Guud
Ciise

Xuseen Saalax Muuse
W/Dowlaha Madaxtooyada
Isaaq =Habaryoonis=


Wasiir ku xigeenada ay heleen beelaha Direed waxay kala yihiin:

Yuusuf Ibraahim Kaahin
W/Ku xigeenka Howlaha guud
Isaaq =Cidagale=

C/llaahi Jaamac Cali
W/Ku xigeenka Sayniska iyo Teknolojiyada
Isaaq =Habarjecle=

Maxamed Cabdi Cawad
W/Ku xigeenka Warfaafinta
Isaaq =Habaryoonis=

Cabdalla Boos Axmed
W/Ku xigeenka Dekedaha
Isaaq

Maxamuud C/raxmaan Xirsi
W/Ku xigeenka Boostaha & Isgaarsiinta
Ciise

Maxamed Barkhad Faarax
W/Ku xigeenka Boostaha & Isgaarsiinta
Godabirsi =Jabrilyonis=

Sheekh C/llaahi Macallin Max’ed
W/Ku xigeenka Cadaalada
Dirta koofureed


BEELAHA OTHERS

Beelaha Others-ka loo yaqaan waxay dowladda cusub ku leeyihiin 2-Wasiir, 5-Wasiir ku xigeen oo kala ah:

C/casiis Muqtaar Macalin
W/Shaqada iyo Isboortiga
Jareer

Burci Maxamed Xamsa
W/Dowlaha Arrimaha dibadda
Banaadiri =Shaanshi


Wasiir ku xigeenada ay heleen beelaha Others-ka loo yaqaan waxay kala yihiin:

Maxamed Maxamuud Xeyd
W/Ku xigeenka Gaashaan dhigga
Muusedheriyo

Jan. Ismaaciil Qaasim Naaji
W/Ku xigeenka Gaashaan dhigga
Carab =Yemeni=

Shariif Yuusuf Sombana
W/Ku xigeenka Kalluumeysiga
Banaadiri =Baajuun=

Axmed Maxamed Axmed
W/Ku xigeenka Ku xigeenka Waxbarshada
Carab Maxamud Saalax

Shariif Axmed Cabbaas
W/ku xigeenka Caafimaadka
Banaadiri =Asharaaf=


Reply Reply All Forward Delete Previous Next Close



(Move to Selected Folder)
Inbox
Sent Messages
Drafts
Trash Can



Inbox Compose Addresses Folders Options Calendar Help

Get notified when you have new Hotmail or when your friends are on-line. Send instant messages. Click here to get your FREE download of MSN Messenger Service! Share information about yourself, create your own public profile at http://profiles.msn.com

MSN - get more!

Download Messenger
Your own community
Windows Media Player
Search the web
Chat
More...

Special Features

Latest news from Sydney
OL community
Free Games
Photo Album
My calendar online
Get a new skin for Windows Media Player

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani.

Tuesday, November 07, 2000 - 09:48 pm
ilaahay haka dhigo kuwii xilkooda guta dalkooda iyo dadkoodana anfaca.
dagaalada sukeeye ee ka dhacay dalka waxay wax yeelo weyn u geysteen dhulkeena hooye dhankasta. ilaahay waxaan waydiisanaynaa in uu arintaas naga samata bixiyo. cidwalba oo hortaagana naga qabto.
soomaaliya hanoolaato.
soomaaliya hanoolato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H H

Wednesday, November 08, 2000 - 12:28 am
war heedhe ragga aad tiri waa banaadiri ileyn banaadir qabiil mahee aan ku saxo ragga qabiilkoodda waa sidan

baajuun,shaanshi carab-yamen iyo wixii u eg waxaa la oran jiray DUB-CADDE HAWIYE

kii sanwayna waxaa la yiraa KAKANE HAWIYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 17, 2001 - 07:37 am
WAARHEEDHE HEEDHE DAMEERYAHOW DADKA WAX HA UDHIMIN HADAADAN AQOON
SAYID AXMED SH DAAHIR WAANIN DAAROODA GARI KOONBAAH KABLALAXDAAROODA DAAROD ISMAACIILA
OOADI IYO AWOW GAABA KASHARAF BADAN EEDADKA CAYDA KADAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHULHOOSE

Saturday, February 17, 2001 - 08:11 am
WAAR WAA RUNTIISE MADAAROOD KAAD UDII DANTAHAY MIDKALE DEE SAYID AXMED SH DAAHIR WAANIN DAAROODOO GARIY KOONBA AH SAAXIIB QALOOCNOOW AANKUSAXEE
HADAADAN AQOON LAMA GALO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.