site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ismaciil Cumar Geele oo Kalsoonidii kala noqday C/qaasim Salaad

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Ismaciil Cumar Geele oo Kalsoonidii kala noqday C/qaasim Salaad
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ismaaciil

Tuesday, November 07, 2000 - 06:11 am
Ahay ah way tolaay wuu isiray odaygaa gadhka dheer ee Habargidir,hadii aan ka fiirsan lahaa waxaasi iguma dheceen aduunka ceeb kalama hoydeen 4000 ee reer Djabuotina iimay dudeen maxaa igu watay oo aan tolkay iyo darayskayba ku seegay.
Maalin walba Etheiopia ayaa ii hanjabta oo nafta iga qaadaay iyagu ku hadaqaya dekadaada waanu ka ganbisanaynaa hadii aan juuq kaa maqalno.
Somaliland Kamaandaws khatar ah ayay xadka soo dhigtay xageen u kacaa.Hal qori oo lidka diyaaradha ayaa ku filan guudkan aan saaranayhay hoostan haba sheegin.
Somali duligeeddii bay igu reebtay,maxaa iitalo ah.
Magcaaga ha dheeraadaan laha waane eeday.

Ismaciil

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cigaal

Tuesday, November 07, 2000 - 06:12 am
Imisaan ku lahaa arinta sidaa ka daa xaaji.
Waakaasa ka soo leef hawada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/lahi Yusuf

Tuesday, November 07, 2000 - 06:15 am
Maxaan sameeyaa.
Afartii oday ee injirta lahaa ee aad kolba diyaarada u soo diraysay ma heshay abaalkoodii.
Afka huurada leh naga jeedi jaanjaanyahaw Ciise waraabe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

45

Tuesday, November 07, 2000 - 06:16 am
SAA UU DAA C/QAIM ADIN BARAN DOON DADNIMDIIS KADIB HABARGIDIRTOO KA DHASHAYNA IDINKAA KA CUUDIBALAYSAN DOON

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xuseen Caydiid

Tuesday, November 07, 2000 - 06:18 am
Habargidirata adoon kala aqoon ayaad aflibaax dalaq tiri miyaadan ogayn in Aabahay uu somaalida ugu geesisanaa halkisiina aan anigu fadhiyo,waan soo qabnaya waadigii lahayaa halkeed gali adigu.
xamarna anigaa haysta madaxtooydiina waan dhexfadhiyaa saaxiibadaana hoteladay dhex jiifaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yalaxaw

Tuesday, November 07, 2000 - 06:19 am
Dekada iyo air porka anaa haysta saaxiibkana ciidu cunaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shaatiguduud

Tuesday, November 07, 2000 - 06:40 am
Aadaale Aadkiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceel afweyn

Tuesday, November 07, 2000 - 06:56 am
Dowlada Ethopia oo sheegtay in ay isticimaalidoonto dekeda BERBERA bilo kabacdi marka ladhameeyo heyweyga udhexeeya BERBERA IYO JIGJIGA Waxay waraaku intaa ku darayaan in ay ETHOPIA isticimaali doon to POR SUDAN, ala maxaa jabuute haysta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARUURAHAI

Tuesday, November 07, 2000 - 07:48 am
MAXAANM KUUQABTAA ADIGAA GACMAHAAGII ISKU GAWRACEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 07, 2000 - 07:51 am
ninka haddaladan dhadhanka xunle meeshan ku qorey
caawa iyaan kuu imanayaa dabadeedna waan ku cunayaa. halkeed gali xaarwayne!!!!!!! ciisana innii wax cuno adaaba qirsan.

ciise maddoobe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil Bari

Wednesday, November 08, 2000 - 01:41 am
T0.Ceelafwayn

Dadka kale badankoodu wayga qosliyeen laakiin adigu waxaad sheegtey Khatar ku soo socoto Somali waqooyi Itoobiyaa dakadii Berbera qaadaneysa oo wadooyina ii sameynaysa iyana Cigaal ma 100 sanuu u saxeexay.

Anigu ma garan meesha caqliga laga geliyey dadkan Itoobiya ku farxaya ee moodaya mahdigii Soomaali oo walaalahooda diidan.

Hadaan Itoobiya aqaan walee ohin badani waa idiin dambeysaa gumaysi xabashina ogaada waad ogolaateene.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fucker

Wednesday, November 08, 2000 - 02:54 am
Isaaqow ma waxaad saas ooga baqeysan DULBAHANTE kaliya owowowowowowowo

fukc


waligey afka aad ka hadashaan waan aaminsanaa laakiin maanta waxaan ka marqaati kacdeen in DHULBAHANTE uu yahay geesiyaasha geeska woqooyi
xaarweynayaal xaarweynayaal saas u baqa baxa itopiya aada somali somali ayaa leh kamana yeeleyno cid shisheeye waxaa soo haray dad ahaan taada meeshaat rabto aad, from now on you are second citiecen of somaliya or slave you have that position take or leave it

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HARGEISAWI

Friday, November 10, 2000 - 10:46 am
SAAXIIB SIDAAD MOODAY MAAHA EE ARINTU INAA WAY KA QOTO DHEERTAHAY. WAXAA WEEYE MAXAMED ANWAR ALSATAT MARKII UU U TAGAY ISRAAIIL WXA UU KA NAF WAAYAY CARAB OO U SOO TUMASHO TAGTA HABLIHII AABAHOOD DHUFAYSKA KU JIRAY MUDDO TOBAN SNNO AH
ADNA SIDOO KALE AYAA HADYADII AAN KUU KEENAY LIXDANKII AAD IIGU ABAAL GUDAY KUFSI HOOYO, GABADH, IYO OORI, ANAA KAA DOORTAY AXMAARKA ANAANA KAA JECEL ADNA UFF KAB IYO XAARKRRD WAA LAYSKU TUURAA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.