site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DHULBAHANTE MUXUU ESAAQ UGA SOO HORJEEDAA MIYUU ILOOBAY IN UU AABOHOOD SIYAAD WADADA KACABAY

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): DHULBAHANTE MUXUU ESAAQ UGA SOO HORJEEDAA MIYUU ILOOBAY IN UU AABOHOOD SIYAAD WADADA KACABAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALI BARE

Tuesday, November 07, 2000 - 06:44 am
dhulbahantow saaxiib mareexan kii iyo majeerteen kii intay gabdhinii dhaadheeraa ka ke xeeyeen howd iyo nugaal kula raaxaystay hudheelada hamar iyaga oo isticimaalaya lacag tii qaranka somaaliyeed. idinka na idin yidhi noodagaalama maan ta waydheceene danahaaga ka raac inagu hadaanunahay isaaq idin odhan mayno noodgaalama gabdhiniinana xaraan ku wasimayno sii dii gaani iyo morgan, waxan xasuustaa gabadh dhulbahanta oo qurux badan oo la ga furay nin hawiye ah oo loo guuri yey nin mareexaan ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciidagale

Tuesday, November 07, 2000 - 07:55 am
cali bare hablaha somaliyeed ka xishoo dhaqan iyo diin toona ma heysatid............raga haduu loolan idinka dhaxeeyo toos u abaar maxaad hablaha somaliyeed ugu soo dhumaneysaa.........
aqayaarta ninka waxan meesha ku qorey weli waa yar yahay dhaqankiina ma yaqaan ee ha laga aamuso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H.DHULBAHANTE

Tuesday, November 07, 2000 - 09:22 am
TO CIIDAGALE
SXB WAD MAHADSANTAHAY DHAQANKANA WAAD TAQAAN LAAKIIN KAA HABARJECLO ADIGU IGU EEG SAAN UGALO SXB DHAQAN AYAYNU LEENAHAY LAAKIIN IN AAN HABLAHA ISKA CAYNO XAQ UMA LIHIN MARKAA SXB SOO BARO AFKA .. WAXA AAN KUGU DHAAFAY WIILKA CIIDAGALE EE YAQAAN DHAQANKA BALSE WAX BAAN HORTAADA KEENI LAHAA OO DHABAH AAN AHAYN CIYAAR CIYAAR OO AH HABARJECLO KELIYA......
HA KU SOO NOQON MEESHA MARDAMBE......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHULOOS

Saturday, December 09, 2000 - 04:22 pm
CIIDAGALE THANX FOR KEEPING THE CULTURE

ANIGA LAFTAYDU WAXBAAN ODHAN LAHAAYE NINKAA CIIDAGALE OO DHAQANKA INAGA DHEXEEYA YAQAAN AAWADII BAANAN WAXBA U ODHANAHYN. NACASKAAS HABLAHA CAAYEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gama

Saturday, December 09, 2000 - 07:00 pm
Halkaan waxaa jidha dad badan oo qabiil ee aheen iska dhigaa...allah ka cabso nooh Ramadaan waaye...ogow qof kasta in ilaahee la xisaabtamaa.
Mid kaan Ciidagale sheegtay, midkaan dhulbahante sheegtay, midkaan haberjelo sheegtay ilaah aa og waxee yihiin...ogow qof walbaa in uu cid aa aheen sheegan kadho internetka..OGOW!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer Daahir

Saturday, December 09, 2000 - 10:11 pm
To H.Dhulmahante(homo Dhulmahante) iyo Lover-kiisa Dhuloos.
Ma idinkii baa gooddiyaya oo leh WAX BAANNU ODHAN LAHAYN. Ma adigoo Qurjiile ah oo Afxakame awoowgaa yahay baad halkan ka kaftami kadhaa.
Maxaad odhan...labadiinna kiinnee QODE ah Kiinneese LA QODE ah illeen shuqul xumada waa liiniku yaqaane,...

To: Cali Barre..suaal, Horta Cali Barre iyo DHulmahante waa siman yihiin ee koodee badan... I hear in Cali Barro ka badan yahay dhulmahantada...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xariir

Tuesday, December 12, 2000 - 02:20 am
ina lillah waa ina lilahee rajicuun
waar dhulbahatoow horta xaal waayen qaata

waa ninkaa duriyada ceebeeyey waar wax isku fal sharaf maa lihide hablaha dhulbahante iyo kuwa isaaq xitaa hablaha soomaliyeed oo dhan waa habla aad iyo aad oo wanagsan in laa caayana ma'aha dhaqankana kuma jirto taase ii xishoodka badiya oo hablaha afkiina kaa duwa

ciidagale rageedi walee nin garxajis in aad tahay in yar oo shaki ah igama jirto hadalke reerkaa waad leedahay iyo sharaf ilaalinta hablaha soomaliyeed anu ah nin habr yoonis ah waxyaabaha qaarkood soortagal ma'aha in aan ku hadlo nimankaa hablaha caayayana waa dad aay cada oo tahay ii dhubahantoow naga raali ahaada dadkaas oo maaydhan ayuu ilaahay iyo shiekh isaaq nabaday.


wanaag halago dadaalo xumaantana halaga fogaado hablahana hala daayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALI BARRE

Saturday, December 16, 2000 - 06:49 am
To Reer daahir

Sifiican ayaad runta ugu sheegtay waxa uu dhulbahante yahay. balse waxaan shaki ku jirin in HABAR JECLO ugu badan tahay somalida ku nool waqooyiga somalia sida H/yoonista H/awasha Dhulbahantaha. haday ta hay xoog iyo lacagba habar jeclo cidina ku gaadhimayso. markaa dhulbahante waxaaka badan inta berkeda cali xirsi joog ta.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.