site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

C/LAAHI CIISE MA NIN SOOMALI AH AYUU AHAA MISE NIN SACAD AH?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): C/LAAHI CIISE MA NIN SOOMALI AH AYUU AHAA MISE NIN SACAD AH?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIAZIZ

Tuesday, November 07, 2000 - 08:08 am
Aniga waxay ilatahay inuu ahaa nin soomali ah oo u horseeday in soomaliya dowlad notoqoto wadani buu ahaa alaha u naxariistee waxaa ka danbeeyay dad aad u xun oo maanta soomaliya heerkaan gaarsiiyey bwaa kuwee .AADAN CADE(HAWIYE),SHARMAAKE(HALF HAWIYE IYO HALF DAROOD),AFWEYNE(DAAROOD) KUWAAN WAAD DAD QABIILKA AAMINSANAA OO WADANKA U HORSEEDAY INEY SIDAAN UU NOQDO WAA DANBIILAYAAL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qq

Tuesday, November 07, 2000 - 08:27 am
been dheh cabdulahi aa sacad abduulaahi waxuu ahaa darood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

barre

Tuesday, November 07, 2000 - 10:13 am
wuxuu ahaa oo aniga ku bartey in uu laanka habartaa uraayey ka bajaqiyey oo wasay ee sidaas adeerkaa u baro...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 21, 2000 - 09:26 pm
to: barre af adikidaa hooyo maku dhlin adiga mid uraayo see ku aragtey ninyhow kii hoodaa aad ka hadashee maxaad u caytantaan markii qof sacda ama habargidir lasoo qaado waa adinka meelkasto ku hunqaaco oo ku faano futadaada ureyso iyo tii hooyadaa xayawaan yahaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti

Wednesday, November 22, 2000 - 02:49 am
Waar midgaan meesha lagu hayay ayuu ahaa.
Last 40 yrs midgii ilbaxay ayuu ku jirey.
Waxan rabnaa inaanu dadkaanu lahaan jirey sidoodii kusoo celino.Idinku waxyar na dhawra.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suudi

Wednesday, November 22, 2000 - 01:31 pm
lol harti by the way who is that guy c/llahi cise never heard b4

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacad wayne

Thursday, February 15, 2001 - 07:02 pm
cabdullaahi ciise allaha u naxariistee wuxuu ahaa ninkii markii uu yimid UNka ee lawaydiiyay astaama lagu garto dadka iyo dalka soomaalida ugu jawaabay dhulkeenna waxaa lagu gartaa inta wiilgeelkuraaco geeska africa ama gabartimotidcan
ari kuraacdo ama gudin iyo hankool laga isticmaalo
ayaa soomaalia lagu gartaa (midkamida fanaaniinta soomaaliyeed ayaa hees ka alifay warbixintaas)
marka maalintaa reer bebal masheegan ee soomaali
ayuu sheegtay


un

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.